War-Deg Deg ah- Xildhibaan Barlamaan oo Muqdisho Lagu Dilay.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 22 2012 10:22:27
Sabti (Ogadentoday Press) - Kooxo ku hubaysan Bastoolado ayaa Caawa waxay Muqdisho ku toogteen alla ha u naxariistee Musfat Maxamed Maclin oo kamid ahaa Barlamanaka cusub ee Soomaaliya.Marxuumkan ayaa lagu dilay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.Marxuumkan ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray isla markaasna Hospitalka loola cararay.cid sheegi kartaa ma jirto sida dhabta ah cidda ooga danbaysay dilkan.Waa dil qorshaysan oo ku soo badanaya Magaaladda Muqdisho Iyadoo Maalinimadii shalay Lagu dilay wariyaal Magaaladda Muqdisho.
Extended News
War-Deg Deg ah- Xildhibaan Barlamaan oo Muqdisho Lagu Dilay.
22 September 2012.
Sabti (Ogadentoday Press) - Kooxo ku hubaysan Bastoolado ayaa Caawa waxay Muqdisho ku toogteen alla ha u naxariistee Musfat Maxamed Maclin oo kamid ahaa Barlamanaka cusub ee Soomaaliya.
Marxuumkan ayaa lagu dilay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
Marxuumkan ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray isla markaasna Hospitalka loola cararay.
cid sheegi kartaa ma jirto sida dhabta ah cidda ooga danbaysay dilkan.
Waa dil qorshaysan oo ku soo badanaya Magaaladda Muqdisho Iyadoo Maalinimadii shalay Lagu dilay wariyaal Magaaladda Muqdisho.
Ogadentoday Press