Faah-Faahin- Qaraxii Gaarisa oo 8 Dhaawacmeen.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 21 2012 01:48:06
Jimce (Ogadentoday Press)- Qaraxii Gaarisa ayaa waxaa ka soo baxay faahfaahin kooban oo ah in dad gaaraya 8 qof.Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay 4 qof Shacab ah oo mid ka mid ah rasaas lagu dhuftay meesha 4 kalle yihiin Ciidamadda Dowladda Kenya oo lala beegsaday Baabuurka.Dhaawacahan ayaa hadda lagu dawaynaya Hospitaalka Ciidamadda.
Extended News
Faah-Faahin- Qaraxii Gaarisa oo 8 Dhaawacmeen.
21 September 2012.
Jimce (Ogadentoday Press)- Qaraxii Gaarisa ayaa waxaa ka soo baxay faahfaahin kooban oo ah in dad gaaraya 8 qof.
Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay 4 qof Shacab ah oo mid ka mid ah rasaas lagu dhuftay meesha 4 kalle yihiin Ciidamadda Dowladda Kenya oo lala beegsaday Baabuurka.
Dhaawacahan ayaa hadda lagu dawaynaya Hospitaalka Ciidamadda.
Kala soco wixii ka soo kordha Ogadentoday Press.