Barlamaanka Itoobiya oo dhaariyay Raysul Wasaaraha Itoobiya.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 21 2012 01:42:46
Jimce (Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya ayaa saaka dhaarisay Raysul Wasaaraha Cusub ee Xukumadda Itoobiya kadib Markii bishii la soo dhaafay uu geeriyooday Raysul Wasaarahii Itoobiya Melez Zenawi oo xukunka hayay muddo 20 Sanno ah.Hailemariam Desalegn ayaa ka sheegay Munaasabadda Dhaarta inuu qaadi doono Jidkii Raysul Wasaarahii Hore ee Itoobiya Melez Zenawi.Barlamaanka ayaa si rismi ah maanta oo Jimce ah u dhaariyay Raysul Wasaaraha wuxuuna sheegay in Xukunka Dalka uu u wadi doono nidaamkii Zenawi.Haile Maria moo ka tirsan Ururka EPRDF ayaa u ahaa ku xigeen Zenawi.
Extended News
Barlamaanka Itoobiya oo dhaariyay Raysul Wasaaraha Itoobiya.

21 September 2012.

Jimce (Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya ayaa saaka dhaarisay Raysul Wasaaraha Cusub ee Xukumadda Itoobiya kadib Markii bishii la soo dhaafay uu geeriyooday Raysul Wasaarahii Itoobiya Melez Zenawi oo xukunka hayay muddo 20 Sanno ah.

Hailemariam Desalegn ayaa ka sheegay Munaasabadda Dhaarta inuu qaadi doono Jidkii Raysul Wasaarahii Hore ee Itoobiya Melez Zenawi.

Barlamaanka ayaa si rismi ah maanta oo Jimce ah u dhaariyay Raysul Wasaaraha wuxuuna sheegay in Xukunka Dalka uu u wadi doono nidaamkii Zenawi.



Haile Maria moo ka tirsan Ururka EPRDF ayaa u ahaa ku xigeen Zenawi.

Qoomiyadda Tigreega ayaa la aaminsan yahay in la siin doono Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ah Booska uu hayay Raysul Wasaaruhu.

Ogadentoday Press.