War-deg deg ah- Qarrax Saaka subax ka Dhacay Gaarisa.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 21 2012 00:37:43
Jimce- (Ogadentoday Press)- War deg deg ah oo naga soo gaaray Magaaladda Gaarisa ayaa sheegaya in qarax miino ah uu ka dhacay Badhtamaha Magaaladda Gaarisa ee Gobalka Waqooyi Bari Kenya.Qarraxan oo ahaa nooc Miinadda Dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday Baabuur Ciidamadda Kenya leeyihiin.Ciidammo Baddan ayaa magaaladda soo buuxsamay.Illaa hadda khasaraha qaraxan ma hayno dib ahaana idin ka soo sheegi doonaa.
Extended News
War-deg deg ah- Qarrax Saaka subax ka Dhacay Gaarisa.

21 September 2012.

Jimce- (Ogadentoday Press)- War deg deg ah oo naga soo gaaray Magaaladda Gaarisa ayaa sheegaya in qarax miino ah uu ka dhacay Badhtamaha Magaaladda Gaarisa ee Gobalka Waqooyi Bari Kenya.

Qarraxan oo ahaa nooc Miinadda Dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday Baabuur Ciidamadda Kenya leeyihiin.

Ciidammo Baddan ayaa magaaladda soo buuxsamay.

Illaa hadda khasaraha qaraxan ma hayno dib ahaana idin ka soo sheegi doonaa.

Ogadentoday Press.