Dil Iyo Xadhig Baah,san oo ka socda Ogaadeeniya + Guryo Galaalshe ku yaalla.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 20 2012 04:50:59
Khamiis (Ogadentoday Press)- Ciidamadda Dowladda Itoobiya ayaa dab qabadsiiyay Toddo guri oo ku yaalla Degmadda Galaalshe sida warar Madax banana ay xaqiiyeen.Ma jiraan sabab cad oo la ogyahay oo guryahan dabka loo qabad siiyay.Guryahan lagubay ayaa waxaa kale leh Dadkan Lagu kalla Magacaabo Cabdi Casiis, Gulleed Shariif Maxamed.Dhanka Kalle Magaaladda Gari,go, ayaa ka socdaa xarig Baahsan Iyadoo Dadkaas la xiray aan la haynin sababtoodda Dhabta ah.
Extended News
Dil Iyo Xadhig Baah,san oo ka socda Ogaadeeniya + Guryo Galaalshe ku yaalla.
20 September 2012.
Khamiis (Ogadentoday Press)- Ciidamadda Dowladda Itoobiya ayaa dab qabadsiiyay Toddo guri oo ku yaalla Degmadda Galaalshe sida warar Madax banana ay xaqiiyeen.
Ma jiraan sabab cad oo la ogyahay oo guryahan dabka loo qabad siiyay.
Guryahan lagubay ayaa waxaa kale leh Dadkan Lagu kalla Magacaabo Cabdi Casiis, Gulleed Shariif Maxamed.
Dhanka Kalle Magaaladda Gari,go, ayaa ka socdaa xarig Baahsan Iyadoo Dadkaas la xiray aan la haynin sababtoodda Dhabta ah.
Balse Inta baddan Ciidamadda ayaa xira shacabka kaddib marka ku eedeeyaan inay gacan saar la leeyihiin dagaal yahanadda Jabhadda ONLF.
Hay,adda Xuquuqda Aadamaha ayaa ku eedeya Dowladda Itoobiya xarig aad u tiro baddan oo loo gaysto Dadka Shacabka ah.
Cabbdulaahi Daraar oo odey Da, ah ayaa lagu soo waramaya in loo gaystay Jirdil meesha laga dhacay lacag gaaraysa 90,000 oo Bir.
Liiska Magacyadda Dadka la xiray.
Gari go,an waxaa lagu xiray Dadkan kalla ah.
1-Barshiir Cabdi aadan Abees
2-Geedi Cali
3-Qureesh Ilyaas
4-Iyo Yurub Cabdi Aadan
Magaalada Caado waxaa lagu xidhay .
1- Ifaraax Axmed cabdulaah
2-Ardo Maxamed Muxumed
3-Ardo Ilyaas
4-Samartar Maxamed Cabdi
5-Ifraax Shariif
Galaalshe.
1-Sareedo Sheikh Maxbuub
Ardo Mahad
Faadumo Samatar
Axmednuu r Ibraahim
2-Samatar Maxamed Cabdi
3-Maxamed Ilyaas
4-BarE Aw-axmed
5-Layla Shariif Cabdi
6-Faaduma Xaaji
7-Nuuro Xasan
8-Maryamo (Magaceeda Seddexan lama yaqaan).
Magaaladda Daratoolle ee Gobalka Doollo Waxaa lagu xiray.
1-Cabdixukun Diinoole
2-Xiiray Faratoon
3-Sucdi Urur Xirsi
4-Daahir Cabdi Qaate
5-Wali Cabdi Guhaad
6-Saalim Cabdulaahi
7-Cabdulhaai Aw-aadan
8-Maxamuud Cabdulhaai Aardoon
9-doolaado dil
10-Bashiir shekh maxmaed macalin
11- Ilyaas Sugulle
Meesha lagu magacaabo Xabaalo nuur guuleed oo u dhow magaalada Qabridahare ee xarunta gobolka Qoraxay waxay askarta naxariista daran ee gumaysiga ethiopia ku dileen allaha unaxariistee Amas Xasan Maax Iyo Macali cabdi oo uusan magaciisa oo dhamaystiran nasoo gaadhin.
Ogadentoday Press.