Jabhadda ONLF oo Hanbalyo u dirtay Madaxwyanaha Soomaaliya Iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on September 11 2012 09:21:09
Talaado (Ogadentoday Press)- Warsaxafaadeed ay soo saartay Jabhadda ONLF ayay Hanbalyo oogu diraan Madaxwaynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Muddane Xasan Sheekh.ONLF oo ku hadlaysa Magaca Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa Hanbayo diiraan Iyo soo dhawayn u dirtay Madaxwayne Xassan sheikh oo Doorashadii sida xorta ahayd u dhacday lagu doortay Maalinimadii Shalay.Jabhadda ONLF ayaa sheegtay in waa cusub uu baryay Dadka Soomaaliyeed maadaamo si xor ah u doorteen Barlamaan Cusub Iyo Madaxwayne Cusub.Jabhadda ONLF waxay baaq u diraysa Dhamaan umadda Soomaaliyeed inay Dalka dib loo dhiso oo Dagaaladda muddada naafeeyay Soomalaiya laga gudbo.
Extended News
Jabhadda ONLF oo Hanbalyo u dirtay Madaxwyanaha Soomaaliya Iyo Shacabka Soomaaliyeed.
11 Sep 2012.
Talaado (Ogadentoday Press)- Warsaxafaadeed ay soo saartay Jabhadda ONLF ayay Hanbalyo oogu diraan Madaxwaynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Muddane Xasan Sheekh.
ONLF oo ku hadlaysa Magaca Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa Hanbayo diiraan Iyo soo dhawayn u dirtay Madaxwayne Xassan sheikh oo Doorashadii sida xorta ahayd u dhacday lagu doortay Maalinimadii Shalay.
Jabhadda ONLF ayaa sheegtay in waa cusub uu baryay Dadka Soomaaliyeed maadaamo si xor ah u doorteen Barlamaan Cusub Iyo Madaxwayne Cusub.
Jabhadda ONLF waxay baaq u diraysa Dhamaan umadda Soomaaliyeed inay Dalka dib loo dhiso oo Dagaaladda muddada naafeeyay Soomalaiya laga gudbo.
Sidoo Kalle ONLF waxay caalamka oogu baaqday in Dowladda Soomalaiya si buuxda Taageero loo siiyo isla markaasna Dowladaha kale eek u gabanaya Soomaaliya laga hor tago.
Ogadentoday Press.