Ciidamo Khaas ah oo Qabsanaya Kismaayo.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on July 03 2012 10:20:13
Talaado (Ogadentoday Press)- Warar aan si xoogan loo faah-faahin ayaa sheegaya In Ciidamo Khaas ah oo ay tooba bareen Maraykanka Iyo Dowladda Ingiriisku ay doonayaan in qabsadaan Magaaladda Kismaayo. Ciidamaddan oo ah Kenyan ayay Dowladdaha Britian Iyo US siiyaan amarkii oogu danbeeyay ee Lagu qabsanayo Magaaladda Kismaayo.Lama Magacaabin wax ku saabsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwa Raaskanbooniyiinta oo ku sugan Gobaladda Jubooyinka.Maal-mahana soo socda ayaa la filaya In Howlgan Khaas ah oo Dhul, Cir Iyo Bad ah Lagu qaado Magaaladda Kismaayo.
Extended News
Ciidamo Khaas ah oo Qabsanaya Kismaayo.

June 3 2012.

Talaado (Ogadentoday Press)- Warar aan si xoogan loo faah-faahin ayaa sheegaya In Ciidamo Khaas ah oo ay tooba bareen Maraykanka Iyo Dowladda Ingiriisku ay doonayaan in qabsadaan Magaaladda Kismaayo.

Ciidamaddan oo ah Kenyan ayay Dowladdaha Britian Iyo US siiyaan amarkii oogu danbeeyay ee Lagu qabsanayo Magaaladda Kismaayo.

Lama Magacaabin wax ku saabsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya, Kuwa Taabacsan Maamulka Azania Iyo Kuwa Raaskanbooniyiinta oo ku sugan Gobaladda Jubooyinka.

Maal-mahana soo socda ayaa la filaya In Howlgan Khaas ah oo Dhul, Cir Iyo Bad ah Lagu qaado Magaaladda Kismaayo.

Qabsashadda Magaaladda Kismaayo ayaa Noqon doonta Dhamaadkii Kooxaha Alshabaab.

Ogadentoday Press.