Xiisad Dagaal ka taagan Jubbada Hoose.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 28 2012 04:22:22
Khamiis (Ogadentoday Press ) — Wararka aan ka helayno Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya inay jiraan Abaabullo ciidan iyo xiisado dagaal oo aad u xoooggan kana taagan degmada Afmadow iyo deegaanka Biibi. Waxaa Deegaankas isku horfadhiya Ciidamadda Kenya, Ciidanka Maamul Gobaleedka Azania ee taabacsan Dowladda Soomaaliya Iyo Ciiidamadda Raskanbooniyiinta.Wararka ayaa waxay intaas ku sii darayaan in Ciidamo Baddan Alshabaab ay yimaadeen Deegaankaas.
Extended News
Xiisad Dagaal ka taagan Jubbada Hoose.

June 28, 2012

Khamiis (Ogadentoday Press ) — Wararka aan ka helayno Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya inay jiraan Abaabullo ciidan iyo xiisado dagaal oo aad u xoooggan kana taagan degmada Afmadow iyo deegaanka Biibi.

Waxaa Deegaankas isku horfadhiya Ciidamadda Kenya, Ciidanka Maamul Gobaleedka Azania ee taabacsan Dowladda Soomaaliya Iyo Ciiidamadda Raskanbooniyiinta.

Wararka ayaa waxay intaas ku sii darayaan in Ciidamo Baddan Alshabaab ay yimaadeen Deegaankaas.

Alshabaab ayaa doonaysa inay gobollada Jubooyinka ee maalmahan laga qabsaday ay doonayaan inay dib oo la wareegaan.

Magaaladda Afmadow ayaa si toos ah u doonayaan inay u qabsadaan.

Ogadentoday Press