43 Somali Iyo Itoobiyaan ah oo Maydkooda Baabuur Laga Dhex-helay.
Posted by mohamed on June 27 2012 08:35:49
Talaado (Ogadentoday Press)- Dad gaaraya ugu yaraan 43 qof ayaa la sheegay In Maydkooda ay heleen Ciidamadda Dalka Tanzania.Dadkan ayaa laga dhex helay Baabuur Gudahii Kadib Markii Neeftu ku dhagtay oo ay waayeen hawadda.Dadkan ayaa ah Tahriibayaal Itoobiyaan Iyo Soomali ah oo u socday Dalka Koonfur Afrika.Xukumadda Tanzania ayaa sheegtay inay tahay Masiibo Dad si sharci darro ah ku socday inay ku dhex-dhintaan Baabuur Dhexdiis.Mahan markii koobaad oo dad ka soo Jeeda Soomaliya Iyo Itoobiya ku dhintaan Jidka Iyagoo raadinaya Nolol Iyo Mustaqbal.
Extended News
43 Somali Iyo Itoobiyaan ah oo Maydkooda Baabuur Laga Dhex-helay.
June 27 2012.
Talaado (Ogadentoday Press)- Dad gaaraya ugu yaraan 43 qof ayaa la sheegay In Maydkooda ay heleen Ciidamadda Dalka Tanzania.
Dadkan ayaa laga dhex helay Baabuur Gudahii Kadib Markii Neeftu ku dhagtay oo ay waayeen hawadda.
Dadkan ayaa ah Tahriibayaal Itoobiyaan Iyo Soomali ah oo u socday Dalka Koonfur Afrika.
Xukumadda Tanzania ayaa sheegtay inay tahay Masiibo Dad si sharci darro ah ku socday inay ku dhex-dhintaan Baabuur Dhexdiis.
Mahan markii koobaad oo dad ka soo Jeeda Soomaliya Iyo Itoobiya ku dhintaan Jidka Iyagoo raadinaya Nolol Iyo Mustaqbal.
Dadkan ayaa qofkiiba laga qaaday lacag gaaraysa 3000-4000 oo Dollarka Maraykanka ah si loo geeyo Dalka Koonfur Afrika.
Ogadentodat Press