Masar Madaxwayne Ku Xigeenu La Magacaabayo.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 26 2012 10:43:58
Talaado ( Ogadentoday Press)- Ahmed Deif, oo ah la Taliyaha Dhanka Siyaasadda ee Madaxwaynaha Dalka Masar Maxamed Musri ayaa warbaahinta Dalka gaar ahaan Wargayska Ahram u sheegay In Madaxwaynaha Dalka Masaru u ma gacaabayo Haweenay Madaxwayne ku Xigeen ah Iyo Madaxwayne Ku Xugeen ka soo Jeeda Masiixiyiinta.

Extended News
Masar: Madaxwayne Ku Xigeenu La Magacaabayo.

June 26 2012.

Talaado ( Ogadentoday Press)- Ahmed Deif, oo ah la Taliyaha Dhanka Siyaasadda ee Madaxwaynaha Dalka Masar Maxamed Musri ayaa warbaahinta Dalka gaar ahaan Wargayska Ahram u sheegay In Madaxwaynaha Dalka Masaru u ma gacaabayo Haweenay Madaxwayne ku Xigeen ah Iyo Madaxwayne Ku Xugeen ka soo Jeeda Masiixiyiinta.

Waa Markii oogu horeysay Taariikhda Dalka Masar in Haweenay xil ka qabato Madaxtooyadda noqota Madaxwayne ku Xigeen.

Sidoo Kalle Madaxwaynaha ayaa la sheegay In uu doonayo in Masiixiyiinta Dalka Masar kasbaddo isla markaasna ka saarno casidadda ah Ururka Akhwaan Muslimiim.

La taliyaha ayaa sheegay in Madaxwaynaha uu doonayo in Madaxwayne ku Xigeenkaas noqon doono mid awood Xoogaan leh isla markaasna dhamaan arrimaha Madaxtooyadda, Golaha Wasiiradda ka shaqayn doonaa.

Isagoo hadalka sii wata ayuu yiri, Mursi wuxuu Madaxwayne u Noqday dhamaan Dadwaynaha Kacdoonka Kuwaas Masiixiyiin ku Jiraan sidaas daraadeed Dhowr Madaxwayne Ku Xigeen oo ay ka mid tahay Haweenay Masiixiyadda ah oo Coptic ah uu Magacaabayo.

Ogadentoday Press.