War-Deg Deg ah: Qarax Xoogaan ayaa ka dhacay Xeradda Qaxootiga ee IFFO.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 26 2012 10:18:22
Talaado (Ogadentoday Press)- War-Deg Deg ah oo naga soo gaaray Dalka Kenya ayaa sheegaya In Qarax xoogan uu ka dhacay Xeradda Qaxootiga Dalka Kenya ee Iffo.Qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday Baabuur Ciidamadda Kenya saarnaayeen.Kadib Qaraxan ayaa la sheegay In Ciidamadda Kenya Rasaas rideen.Faafaahinta Warkan Dib ka soo Gudbin Doonaa.
Extended News
War-Deg Deg ah: Qarax Xoogaan ayaa ka dhacay Xeradda Qaxootiga ee IFFO.

June 26 2012.

Talaado (Ogadentoday Press)- War-Deg Deg ah oo naga soo gaaray Dalka Kenya ayaa sheegaya In Qarax xoogan uu ka dhacay Xeradda Qaxootiga Dalka Kenya ee Iffo.

Qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday Baabuur Ciidamadda Kenya saarnaayeen.
Kadib Qaraxan ayaa la sheegay In Ciidamadda Kenya Rasaas rideen.

Faafaahinta Warkan Dib ka soo Gudbin Doonaa.


Ogadentoday Press
Mr Wadani.