Daawo Shirkii USA, OYSU oo Hees Isku Sharaxday Waxay Yihiin?
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 25 2012 13:14:38
Extended News
June 25 2012. Daawo Shirkii USA, OYSU oo Hees Isku Sharaxday Waxay Yihiin?
Isniin (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press Waxay Idin soo Bandhigaysa Hordhaca hees Cusub oo Dib Ururka OYSU uu Albun Cusub ku soo Bandhigi Doono ku Jirta, Heestan ayay ka qaadeen Kullanka OYSU ee Dalka Maraykanka, Heestan oo ah mid aad u macaan ayaa Urur waynaha Dhalinta Ogaadeeniya ee OYSU isku sharaxeen waxay yihiin? Hadabba waa Maxay OYSU? Dhagayso Codka Fanaaniinta Sidoo Kale Hoos Waxaad ka sii Daawan kartaa Muuqaaladda Shirkii Ururka OYSU Faraca Maraykanka oo si Heer sare ah loo qabtay.





