Shirkii OYSU North America oo soo Dhamaaday.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 25 2012 09:37:10
(Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press waxay idin soo Gudbinaysa Muuqaallo ku saabsan Gaba-Gabadii Shirka Dhalinyradda OYSU ooga socday Dalka Maraykanka, Shirkan ayaa ah midkii Gobaladda Maraykanka ay ku kulmayeen. Shirkan ayaa furmay Jimcihii Isla markaasna Maalinimadii Axad u ahayd Maalinkii Sedexaad la soo gaba gabeeyay, Dib ayaan ka soo Gudbin Doonaa Warbaxinta.
Extended News
Shirkii OYSU North America oo soo Dhamaaday.
June 25 2012.
Isniin (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press waxay idin soo Gudbinaysa Muuqaallo ku saabsan Gaba-Gabadii Shirka Dhalinyradda OYSU ooga socday Dalka Maraykanka, Shirkan ayaa ah midkii Gobaladda Maraykanka ay ku kulmayeen. Shirkan ayaa furmay Jimcihii Isla markaasna Maalinimadii Axad u ahayd Maalinkii Sedexaad la soo gaba gabeeyay, Dib ayaan ka soo Gudbin Doonaa Warbaxinta




Ogadentoday Press
Guleed Adnaan.