Itoobiya oo Xukuntay Labba Shaqaalaha UN ah oo Lagu eedeyay ONLF+ Maxaa Lagu Xukumay?
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 18 2012 09:48:27
Isniin ( Ogadentoday Press)- Maxkamadda Magaaladda Addis Ababa ayaa maanta Xukun ku riday Labba Shaqaalaha UN ah oo ka soo Jeeda Ogaadeeniya oo in Muddo ah ku Xirnaa Itoobiya.Labaddan Shaqaalaha UN ah ayaa lagu eedeyay inay u cayaan Taageero Jabhadda ONLF ee u dagaalnta Gobanimo Doonka Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya.Abdurahman Sheikh Hassan oo ku Magac dheer, Cabdi Bakool una Shaqaynayay Hay,adda WFP Iyo Sherif Baido oo Maxkamadda ka Maqnaa oo isna lagu Xukumay 10 Sanno.
Extended News
Itoobiya oo Xukuntay Labba Shaqaalaha UN ah oo Lagu eedeyay ONLF+ Maxaa Lagu Xukumay?
June 18 2012.
Isniin ( Ogadentoday Press)- Maxkamadda Magaaladda Addis Ababa ayaa maanta Xukun ku riday Labba Shaqaalaha UN ah oo ka soo Jeeda Ogaadeeniya oo in Muddo ah ku Xirnaa Itoobiya.
Labaddan Shaqaalaha UN ah ayaa lagu eedeyay inay u cayaan Taageero Jabhadda ONLF ee u dagaalnta Gobanimo Doonka Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya.
Abdurahman Sheikh Hassan oo ku Magac dheer, Cabdi Bakool una Shaqaynayay Hay,adda WFP Iyo Sherif Baido oo Maxkamadda ka Maqnaa oo isna lagu Xukumay 10 Sanno.
Xukunkan ayaa dhowr mar waxaa ka hadlay Hay,adda UN, Shaqaalaha UN ee Caalamka.
Waa markii oogu horeysay ee Shaqaale UN lagu eedeeyo inuu xiriir wada Shaqayn hoose la leeyahay ONLF.
Jabhadda ONLF oo horey ooga hadashay ayaa sheegtay in Xadhiga Shaqaalaha UN uu ku yahay Sumcad Xummo Hay,adaha UN.
ONLF ayaa iska fogaysay inay wax xiriir ah la leedahay Xubnahana.
Cabdi Bakool ayaa Maxkamadda ka sheegay Inuusan wax eed ah lahayn isla Markaasna Diiday Dacwaddan.
Ogadentoday Press