Arrimaha Siyaasadda: Suurta gal ma tahay in Dowladd Qurbaha ka Shaqaysa loo sameeyo Itoobiya?
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 08 2012 12:12:36
Jimce ( Ogadentoday Press)- Gobalka Dallas ee Cariga Maraykanka waxaa ka socda Kullan ay iskugu Yimaadaan Qurba Joogta Itoobiya, Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano u baddan Qoomiyadda Xabashidda kuwaas doonaya Inay ku Dhawaaqaan Dowladda ku meel gaar ah oo Itoobiya leedahay oo Qurbaha Joogtaa. Kullankan ayaa loogu magic-daray “Preparation for Ethiopian people's convention in Dallas” oo loogu gogol xaarayo “Ethiopian National Transitional Council” Golaha Ku meel gaarka ah ee Qaranka Itoobiya.Haddaba su,aasha ayaa ah side suurta gal u noqon kartaa arrintani? Haday run noqoto, Shacuubta gooni isu taagga raadinaysa sida Ogaadeeniya kalana ma ku Dhawaaqi doonan Dowladda ana Nidaam noocan kale ah?
Extended News
Arrimaha Siyaasadda: Suurta gal ma tahay in Dowladd Qurbaha ka Shaqaysa loo sameeyo Itoobiya?

June 8 2012.

Jimce ( Ogadentoday Press)- Gobalka Dallas ee Cariga Maraykanka waxaa ka socda Kullan ay iskugu Yimaadaan Qurba Joogta Itoobiya, Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano u baddan Qoomiyadda Xabashidda kuwaas doonaya Inay ku Dhawaaqaan Dowladda ku meel gaar ah oo Itoobiya leedahay oo Qurbaha Joogtaa.

Kullankan ayaa loogu magic-daray “Preparation for Ethiopian people's convention in Dallas” oo loogu gogol xaarayo “Ethiopian National Transitional Council” Golaha Ku meel gaarka ah ee Qaranka Itoobiya.

Haddaba su,aasha ayaa ah side suurta gal u noqon kartaa arrintani? Haday run noqoto, Shacuubta gooni isu taagga raadinaysa sida Ogaadeeniya kalana ma ku Dhawaaqi doonan Dowladda ana Nidaam noocan kale ah?

Hoos ka dhagayso Codkan oo Luuqadda Axmaariga ah.