Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Jubbada Hoose.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 07 2012 05:59:07
Khamiis, (OgadentodayL) — Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Diyaaradda Dagaalka ee Kenya ay duqeeyeen Deegaamadda ka tirsan Badhaadhe Iyo Kismaayo.Duqaymahan oo ah Kuwo xoogaan ayaa waxay ka dhaceen Buuloxaaji,, Santaaro Iyo Seddex Lugood oo ka tirsan Kismaayo iyo Badhaadhe.Illaa hadda ma jiraan cadayn la hayo oo Khasaaraha ah isla Markaasna ma jiraan illaa Iyo hadda cid ka hadashay Duqaymahan.Ciidamada Kenya ayaa wadda Howl-gallo ay Alshabaab kaga sifaynayaan Deegaamadda Jubooyinka.
Extended News
Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Jubbada Hoose.
June 7 2012.
Ogadentoday Press
Khamiis, (OgadentodayL) — Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Diyaaradda Dagaalka ee Kenya ay duqeeyeen Deegaamadda ka tirsan Badhaadhe Iyo Kismaayo.
Duqaymahan oo ah Kuwo xoogaan ayaa waxay ka dhaceen Buuloxaaji,, Santaaro Iyo Seddex Lugood oo ka tirsan Kismaayo iyo Badhaadhe.
Illaa hadda ma jiraan cadayn la hayo oo Khasaaraha ah isla Markaasna ma jiraan illaa Iyo hadda cid ka hadashay Duqaymahan.
Ciidamada Kenya ayaa wadda Howl-gallo ay Alshabaab kaga sifaynayaan Deegaamadda Jubooyinka.
Ogadentoday Press