1500 Ciidan ah oo Itoobiya Lagu soo Toobabaray oo Buulo-Xaawo gaaray.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on May 12 2012 08:11:58
( Ogadentoday Press)- Degmada waxaa soo gaaray manta Ciidamadda dhan 1500 oo lagu soo tooba baray Dalka Itoobiya, Ciidamaddan ayaa la sheegay inay u socdaan Dowladda Ku Meel gaarka ah ee Soomaaliya Iyo Kooxda Ahlu-Suna. Ciidamaddan ayaa la sheegay Inay manta dhoola-tus ku sameeyeen Magaaladda Buulo-Xaawo. "Ciidamaddan ayaa la sheegay Inay dooyaan Inay Gobalka Degmo Degmooyinka ka mid ah oo Alshabab Maamusho ay weerar ku qaadi doonaan.Ciidamadda Kenya ayaa toobabar siiyay Kooxo Ka mid ah Ciidamadda Soomaaliya Isla Markaasna ku sugan Gobaladda Jubbooyinka, meesha hadda Itoobiya ay Ciidamaddan u soo toobabareen Kooxa Taageera.
Extended News
1500 Ciidan ah oo Itoobiya Lagu soo Toobabaray oo Buulo-Xaawo gaaray.
12 May 12, 2012
( Ogadentoday Press)- Degmada waxaa soo gaaray manta Ciidamadda dhan 1500 oo lagu soo tooba baray Dalka Itoobiya, Ciidamaddan ayaa la sheegay inay u socdaan Dowladda Ku Meel gaarka ah ee Soomaaliya Iyo Kooxda Ahlu-Suna.
Ciidamaddan ayaa la sheegay Inay manta dhoola-tus ku sameeyeen Magaaladda Buulo-Xaawo. "Ciidamaddan ayaa la sheegay Inay dooyaan Inay Gobalka Degmo Degmooyinka ka mid ah oo Alshabab Maamusho ay weerar ku qaadi doonaan.
Kenya Iyo Itoobiya.
Ciidamadda Kenya ayaa toobabar siiyay Kooxo Ka mid ah Ciidamadda Soomaaliya Isla Markaasna ku sugan Gobaladda Jubbooyinka, meesha hadda Itoobiya ay Ciidamaddan u soo toobabareen Kooxa Taageera.
Warar Madax-banaan ayaa sheegaya In Ciidamadda Ahlusuna u socdaan Gobaladda Jubbooyinka isla markaasna Kooxa Raskanbooniyiinta xiriir la samaynayaan.
Dadka Deegaanka Jubbooyinka ayaan doonaynin Ciidamo ka Baxsan Deeggaanka Jubbooyinka.
Ogadentoday Press
Gedo Soomaaliya.