Dhagayso: Xildhibaanadda Reer Baydhabo: Ciidanka Itoobiya Rabnaa ee ma Rabno Kuwa AMISOM.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on March 11 2012 10:28:32
VOA-Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta ammaanka Baydhabo, gobolka Bay Xildhibaanada DKMG ee Somalia ee kasoo jeeda gobolada Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta magaalada Baydhabo oo gobolka Bay Waxay aad u taageersan yihiin in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan magaalada Baydhabo, iyaga oo sheegay in AMISOM ayna ku fillayn ilaalinta magaaladaas. Warbixin dhamesytiran oo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.
Extended News
VOA-Diidmo ka timid la Wareegista AMISOM ee Baydhabo.
Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta ammaanka Baydhabo, gobolka Bay
Xildhibaanada DKMG ee Somalia ee kasoo jeeda gobolada Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta magaalada Baydhabo oo gobolka Bay
Waxay aad u taageersan yihiin in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan magaalada Baydhabo, iyaga oo sheegay in AMISOM ayna ku fillayn ilaalinta magaaladaas.
Warbixin dhamesytiran oo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.
Halkan ka Dhagayso Codka- Link