May 24 2013 17:55:59
Users Online
· Guests Online: 26

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo- Nairobi Iyo UK Xaflado Lagu Taageerayo Jubbaland State.
Somali
Waxqabadkii Urur Waynaha OYSU
Somali(Ogadentoday Press)- Halganka Ogadenia lagu xoraynayo waa mid soo jireen ah kaasoo dabasocda halgamadii kahoreeyay. Waa halganka qori isu dhiib ah oo lagu Xoraynayo Dalka & Dadka Ogadenia lagana xoraynayo Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga kuhaysta wadanka Ogadenia. Dhalintu waa mustqabalka barri waana kuwa waxna dhisi kara waxna dumin kara. Hadaba Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia ee (Ogaden Youth and Students Union OYSU) waxay tahay ujeedadooda oogu wayn eey higsanayaan siday Ogadenia ugaadhsiin lahaayeen xoriyad taam ah oo lagu wada naaloodo mustaqbalka Haduu eebuhu yiraahdo. Tan iyo intii la aasaasay OYSU 27 June, 2010 Denmark-Copenhagen, urur waynahay OYSU oo kulmiyay urur hoosaadyo faro badan oo kajiray daafaha aduunka ayaa siwanaagsan looga dareemay waxqabadka & abaabulka uu ururku kusoo kordhiyay guud ahaan halganka gobanimo doonka Ogadenia.
Kenya’s Foreign Secretary sworn into office
EnglishNAIROBI, Kenya, May 20 – Amina Mohamed has been sworn-in as the Cabinet Secretary for Foreign Affairs, four days after her colleagues took their oaths of office. Mohamed was away in New York winding up her duties at the United Nations headquarters when her 15 colleagues were sworn in last week.Speaking during the ceremony at State House Nairobi, President Uhuru Kenyatta said he looked forward to working closely with her in pushing the country’s agenda on the international arena. The Head of State noted that the new Foreign Secretary had the requisite experience and expressed confidence that she would ably manage the country’s foreign policy and agenda.
Daawo- London oo Lagu Qabtay Xaflad Si weyn Loogu Taageerey Madaxwayne Axmed Madoobe Iyo Ku Xigeenkiisa, Fartaag ee Jubbaland State.
Somali
Kismaayo oo Noqotay Xujadii Xukunka Madaxwayne Xasan Sheekh!
SomaliWashigton (Ogadentoday Press)- Loolanka Siyaasadeed ee ka taagan DF ee Soomaaliya ee uu Hogaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Maamul Gobaleedka Cusub ee Jubbaland State ee Madaxwaynaha loo doorey 15 May Axmed Maxamed Islaan ayaa Dhiblomaasiyiintu reer Galbeed ku fasireen inuu yahay Xujadda hortaagan Madaxwaynaha Soomaaliya.Dalalka Reer Galbeedka ayaa isha ku haya Sida Madaxwaynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu u xalin doono Kismaayo Iyadoo ku tilmaamay “ Diplomacy Test” Tijaabo Siyaasadeed.J Peter Pham oo ka tirsan “Atlantic Council” oo ah Xarun qaabilsan sarre u qaadida Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegay in Kismayo tahay meesha Madaxwaynaha Soomaaliya lagu eegi doono sida uu u xaliyo.
Maxamed Shariif oo Madaxda ONLF ka mid ah oo ka waramay Socdaal uu Ogaden ku taggey+ Sawirro - ONA.
Somali(Ogadentoday Press)- Waxay ahayd dhamaadkii June ee sanadkii 2012 markii aan gaadhay gudaha Ogaadeenya. Waxaan ugu tagay kulan ay lahaayeen qaybta Heegan kaas oo aan la kawsaday. Intii aan joognay kulankaas waxaan si waafi ah warbixin uga qaatay taliyaha qaybta iyo madaxdii la shaqaynasay sidoo kale waxaan la kulmy xubno badan oo ka tirsan ciidanka, mudo sadex maalmood ah ayaanan ku sugnaa goobtii. Ka dib waxaan kulamo la yeeshay qaybo ka tirsan ururada bulshda oo kala gadisan waxaanan halkaa ku sugnaa muddo todobaad ah. Intii aanan ka anbabixin deegaanka gobolka Doollo iyo qaybta Heegan, waxaan si wayn u qiimeeyay xidhiidhka ciidanka iyo bulshada iyo hawlagada ciidan ee jabhadda, waxaan sidoo kale daraasad ku sameeyay xubnaha jabhadeed ee ka hawlgala deegaankaas. Intaa ka dib waxaan sii watay socodkaygii waxaana 12kii July 2012 gaadhay deegaanka Harooyinka halkaas oo aan kula kulmay masuuliyiin golaha dhexe ah iyo qaar ka tirsan maamulka Duufaan, waxaanan la qaatay kulamo kala duwan. Intaa wixii ka danbeeyay waxaan si toos ah ula hawlgalay haya’daha kala duwan ee jabhadeed ee ka hawlgala gudaha Ogaadeenya waxaanan maray gobolda Doollo, Jarar, Nogob iyo qaybo ka tirsan Shabeele. Waxaa kale oo aan soo maray deegaamo ka tirsan dhulka kore ee ay ka hawlgasho qaybta Gorgor.
75 Heads of State, 450 journalists to attend AU summit
EnglishThe African Union Commission, AUC, said 75 Heads of States and Governments from AU member state are expected to attend the 21st African Union Summit. The summit is scheduled to hold from May 19 to 27 in Addis Ababa. A statement by the Commission’s Directorate of Information and Communication in Addis Ababa on Saturday, said 450 journalists had been given accreditation to cover activities of the summit. The 21st summit coincides with the 50th anniversary of the defunct Organisation of African Unity, OAU, and the 10th anniversary of the African Union, AU.
Madaafiicda Hoobiyaasha ayaa habeenkii xalay lagu weeraray Villa Somalia
SomaliXalay (Isniin) saqdii dhexe ayaa laga maqley dhawaaqa gantaalada Hoobiyaasha magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsadey xarunta ay degan yihiin madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.Ilamaa iyo iyo 7 hoobiye oo aan lahayn jiheeye ayaa ku soo dhacay meelo ku dhaw Villa Somalia oo uu markaas ku sugnaa Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud.Hoobiyaasha ayaa ku dhacay qaybo ka mid ah degmada Wardhiigley oo ay ku taalo Villa Somalia, Lamaha Amniga ee Dowladda ayaan ka hadlin hoobiyaasha xalay lagu soo tuurey qaybo ka mid ah xaafadda Wardhiigley iyo in ay geysteen wax khasaaro ah.Marar badan ayaa sidaan oo kale weerar Hoobiyaal ah loogu qaadey madaxtooyada Villa Somalia inkasta oo mararkaas aanu ku sugneyn madaxweynuhu, waxaana ku dhintey dad deegaankoodu ku dhawaa Madaxtooyada.
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia ee Magalada Cape town South Africa ayaa cawa waxa ay u codeeynayeen Xog-hayaha Guud ee OYSU.
Somali(Ogadentoday Press)- Sida aan la wada socono waxa wadama kor u dhaafayo Afartan iyo Shanwadan ka dhacayo Doorashadii Xog-hayaha Guud ee OYSU heer calimi ah, waxa cawa Doorasho codkooda shaqsi walba uu codkiisa dhibanayay si xor ah ka dhacday Magalada Cape town South Africa.Inta aysan Doorashada bilaaban waxa lagu furay ayadaha Quranka Kariimka & wacdi diini ah oo aad u qiima badan waxana soo jeediyay Sheikh Maxamed Yuusuf Ajar iyo xasanaad allaha ha ka siiyee Aamiin.
Xubnaha Jaaliyadda Ogaden ee Denmark oo kulmey
Somali(Ogadentoday Press)- Waxaa maalinimadii Axada ahayd taariikhduna kubeegnayd 19/05/2013, kadhacay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenia ee caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan heer saro ah ooy kasoo wada qaybgaleen Maamulka iyo Xubnaha Jaaliyada iyagoo lagu wada gorfeeyay warbixino xasaas ah oo kusaabsan guud ahaan Halganka Somalida Ogadenia gaar ahaan waxqabadka Jaaliyada Denmark.
Ku Xigeenka Xoghaya guud-OYSU- Mr Shaafi Sheikh Abdi oo gaaray Goobta Doorashadda Ururka OYSU.
Somali(Ogadentoday Press)- Waxaa magaaladda Sandhiyogo maanta soo gaaray mudane shaafi sheikh abdi , iyo wafdi balaadhan oo uu horkacayo. Ururhoosaadka sandhiyigo oo sanadkan martigalinaya shirweynaha guud ee ururka, ayaa waxay afaafka hore magaalada kaga hortageen mudane shaafi sheikh abdi oo markaasi horkacayay wafuud kala duwan. Jawiga magaaladda waxaa maanta hareeyay calamadda somaalida Ogadenia iyo astaanta ururka dhalinyaradda. Waa markii ugu horeysay oo ay martigaliyaan ururhoosaadka north america shirweyne siddan ubaaxad culus oo ay awooda maamul leeyihin dhalinyarada somaalida Ogadenia. Laga soo bilaabo markii la mideeyay ururaddii dhalinyarada ee dallalka dibadda ka howl- gali jiray , waxaa isbadal la taaban karro ku yimid geedi socodkii halganka , waxaana meesha laga saaray - Isgarab yaacii dhalinyarada iyo magacyadii kala duwanaa ee ku howl- gali jireen- Waxaa la filayaa inay ka soo qaybgalaan dhalinyaro ka badan - 150 - iyo ergooyin kala duwan .
Daawo- Khudbadii Shakuul ee Shirka Jubbaland ee Madaxwaynaha Axmed Maxamed Islaan Iyo Ku Xigeenkiisa Lagu Doortay.
Somali
Doorashadda Ururka Dhalinta Ogaden ee Kenya ka Dhacday+ SAWIRO.
SomaliNairobi (Ogadentoday Press)- Ururka Dhalinyradda Soomaalidda Ogaden, OYSU ayaa manta Kullan weyn iskugu yimid midkaas doorashadda Ururka looga qayb qaadanayay Iyadoo Kullankas uu ahaa mid Heer Waddan Iyo Heer Caalami Doorashadda u dhacaysay.Waxaa Kullankaas ka soo qayb qaatay Masuuliyiin indha indhaynayay habka Doorashadda isla markaasna wixii fikrad Iyo tallo ah u soo jeedinayay Dhalinyradda.Hogaanka Sarre ee Ururka OYSU ayaa waxaa tartan oogu jirey Gudoomiyahii Hore ee Ururka Mujaajid Sheekh Ibraahin oo uu dhalay Gudoomiyahii ugu Horeeyay ee Ururka ONLF, Allah u naxariistee, Sheekh Ibraahin Cabdalla Maax, Iyo Muddane Cabdi Casiis Xuseen.
Nairobi- Taageero weyn oo loo fidiyay Jubbaland+ Sawiro.
SomaliNairobi (Ogadentoday Press)- Salaadiin, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Haween, Dhalinyaro ayaa manta Iskugu timid Xaafadda Soomaalidu deggan tahay ee Islii Caasimadda Nairobi, Dadwaynaha oo dhanaa qiyaastii illaa 400 qof ayaa iskugu baaxay Taageero loo fidinayo Dowlad Gobaleedka Jubbaland ee loo doortay Madaxwayne Axmed Maxamed Islaan Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.Madasha ayaa haddal ka jeediyay Odoyaal, Siyaasiyiin, Gabdho kuwaas si buuxda u taageerey Maamul Gobaleeka Jubbaland State ee Doorashadiisa la qabtay Maalinka ku beegnayd 15 May 2013.Muddane Cabdi Qaadir oo ahaa Wasiir soo maray Dowladda Soomaaliya ayaa goobta ka hadlay, waxaana sidoo kalle goobka ka hadlay Salaadiin Iyo Cuqaal wacad ku maray Taageerida Jubbaland.
Daawo-Nairobi Iyo Sweden oo Xaflado loogu Taageerey Jubaland.
Somali
Delegates of OYSU arrive early at the 3rd Annual International Conference in San Diego
English
Madaxda Jabhadda ONLF oo London Ku Shirtay
Somali(London)- Madaxda Jabhadda ONLF ayaa la sheegay inay ku shireen Bishan 15-17 Magaaladda London ee Caasimadda Dalka Britain, waxaa warkan u sheegay Ogadentoday Press sargaal sare oo ka tirsan ONLF.Kullankan ayaa waxaa goob-joog ahaa Gudoomiyaha Jabhadda ONLF, Mudane Admiral Mohamed Cumar Cismaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Jabhadda ONLF Muddane Maxamed Ismaaciil, Xog-harayaha Arrimaha Dibadda Muddane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi, Maxamed Cabdi Yaasiin (Dhiirane) Hogaanka arrimaha Bulshadda, Jeneraal Cabdullaahi Mukhtaar, Masuuliyiin kalle oo magacooda aan la shaacin.Kullankan oo la adeegsanayay Khadka Telescope ayaa waxaa ku jiray, Afhayeenka Jabhadda ONLF, Admiral Cabdi Qaadir Hirmooge (Cadaani) Iyo Xubno kalle oo kala Joogaa USA Iyo Bariga Dhexe.
Madaxda Maamulka Kililka oo walaac ka qabta Xadhiga Wasiirka Dakhliga Itoobiya. (Xog Kooban).
Somali(Addis Ababa)- Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Addis Ababa ayaa sheegaya In Madaxda Maamulka Kililka ka qabaan walaac xooggan xadhiga Wasiirka Dakhliga Itoobiya Melaku Fenta Iyo 13 Kalle oo ka tirsan Wasaaradda Dakhliga Itoobiya oo ay waheliyeen Ganacsado.Madaxda Maamulka Kililka ayaa walaac xooggan ka muujisay Xadhiga Gebrewahid Woldegiorgis oo ahaa wakiilka Maamulka Kililka u qaabilsanaa Xafiiska Raysul Wasaarihii Itoobiya ee dhintay Muddo dhan 21 Sanno.Masuulkan ayaa la aaminsan yahay in arrimo Musuq-maasuq dhex-mareen Madaxda Maamulka Kililka isla markaasna uu ka hayo xoggo hoose oo la xidhiidha Hantida Dowladda ay dhaceen.
Itoobiya- Shirka Midowga Africa (AU), Soomaaliya Iyo Arrimaha Jubbaland!
Somali(Ogadentoday Press)- Gudiga Xaqiiqo raadinta IGAD ayaa Galabta ka dhoofay Garoonka Magaaladda Kismaayo Iyagoo isla gaadhi doona Addis Ababa oo uu ka furmayo Shirka Midowga Afrika, Kullankii 21st ee Midowga Afrika. Kullankan ayaa qorshayaasha looga hadli doono waxaa ka mid ah Arrimaha Amaanka Iyo Siyaasadda Soomaaliya.Gudiga IGAD ayaa warbaxinta xaqiiqo raadinta u soo bandhigi doona Madaxda Afrika si guud si gaar ahaaneedna Madaxda Urur Gobalkeedka IGAD ee ay ku bahoobeen Dowladaha, Soomaaliya, Itoobiya, Kenya, Jabuuti Uganda Iyo Labadda Sudan.Gudiga Xaqiiqo raadinta intay ku sugnaayeen Maanta Magaaladda Kismaayo waxay la kulmeen Kooxaha ka soo Horjeeda Dowladda Gobaleedka Jubbaland oo loo doortay Madaxwayne Sheekh Axmed Maxamed Islaan May 15.
Minneapolis- Haweeney Soomaali ah oo Lagu Xukumey 20 Sanno oo Xabis ah.
Somali
Ethiopia MPs lambast Debretsion over Ethio-Telecom’s “poor service”
English(Ogadentoday Press)- Currently, the House of Peoples’ Representatives (HPR) is busy listening to and discussing the performance of the various government institutions. Listening to performance reports before the completion of every fiscal year is one of the tasks of Parliament. However, the trend that is being observed in the House is an unprecedented one. The Ethiopian Peoples’ Revolutionary Democratic Front-dominated Parliament dominated assembly of lawmakers has begun challenging and criticizing government reports and anything they deem inappropriate unlike previous times. This was witnessed on Thursday when the minister of Communication and Information Technology, Debretsion Gebremichael (Ph.D.) was presenting the 10-month work performance to which most of the reports focused on the success he said was achieved in the Telecom service. But the MPs were critical of the report.
Jabhad Lagu aas-aasay Deegaanka Jigjiga?
Somali(Ogadentoday Press)- Sida uu shaaciyay Wargays arrimaha Maamulka Kililka wax ka qora oo Lagu magacaabo Xogta Shacebka wuxuu sheegay in Siyaasiyiin ka soo Jeedaa Gobalka Jigjiga ay in muddo ah wadeen qorshe ay ku samaynayeen Jabhad qarsoon oo u dagaalanta Xuquuqda Deegaanka Faafan (Jigjiga).Waxaa la sheegay in Jabhaddan ay aaminsan tahay Mabaadiida ah in Jigjiga sii ahaato Caasimadda Maamulka Kililka una arka khatar ah in Deegaankii Beesha Jidwaaq uu khatar ku jiro. Jabhaddan ayaa la sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku khaarajinayaan Saraakiisha Maamulka Kililka ee aaminsan in Jigjiga ay tahay lama taabtaan Caasimadda ah.
Norway: Kulankii Afraad ee Xubnaha Jaaliyadda Ogaden oo qabsoomay.
SomaliOslo: (Ogadentoday Press)- Waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomalida Ogaadenya ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda. Shirkan oo ahaa kii billaha ahaa laakiin se haddana si gaara ay xubnuhu u xiiseeynayeen maadaama goobta kulanka lagu soo bandhigayey waxqabadkii maamulka ee Afartii bilood (4) ee tagay ayaa ku qabsoomay si wanaagsan oo wadaniyad leh. Shirkan oo Sheekh Abdiwali Garaad, ku furay aayado kamid ah Quraanka Kariim ayaa waxa lagusoo bandhigay hawlihii maamulka qabteen illaa egga iyo qorshaha maamulka Jaaliyaddu higsan hayo muddada dhaw.
Madaxweyne Xassan: “Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka”
Somali(Ogadentoday Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo shalay warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa yiri “ Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaar u tahay inay si wadahadal iyo nabad ah ku raadiso sidii midnimada shacabka Soomaaliyeed loo heli lahaa, xitaa dowladdu waxey diyaar u tahay inay u tagto wadahadalka goob walba.”
Kenya government walks a tightrope in Somalia as Kismayo gets new leader
EnglishSomalia’s clan elders have created a new mini-state and elected a Kenyan ally as its leader, a move likely to anger Mogadishu and sour ties between the two neighbouring countries. Kenya Defence Forces (KDF) has reportedly welcomed the development, strongly rejected by the Somalia government. “The Somali Federal Government regrets the way the people in Jubas and Kismayo are being misled,” read a statement from the office of the Prime Minister Abdi Farah Shirdon. Nairobi and Mogadishu have been at loggerheads over how to manage regions liberated last year by KDF and Amisom. And Igad has been pushing for a local driven administration, which Mogadishu has strongly resisted arguing it has the prerogative to name governors.
Daawo Khilaafka Dowladda Iyo Barlamaanka.
Somali
Ethiopia detained 22 officers for Bahirdar killing spree
English(Ogadentoday Press)-Federal Police detained fifteen of its officers include a Shaleqa level officer, it has been learnt. The list of detainee include another seven “security officers”. The detainees are presumed responsible for the security vacuum that enabled the killings in Bahirdar. It is to be recalled that a rogue Federal police officer killed twelve people in the city, around a vicinity called Abay Mado Kebele eleven, last Sunday evening around 9 pm. Residents and officials concur that the killing spree could have been halted in time as there were several officers guarding government offices in the vicinity. The killer, named Constable Fekadu Nasha and said to be from Oromiya region, escaped police pursuit and jumped into Blue Nile – Abay river shortly after the killings. His body was found on Tuesday morning after a high-profile search by the Federal police and local militia.
ONLF oo qarax la beegsatay Baabuur Ciidanka Itoobiya Leeyihin.
Somali(Ogadentoday Press)- Sida aan ka soo xiganay Saraakiil Jabhadda ONLF ka tirsan ayay sheegeen in Isbuucaan ay Gobalka Doolo (Wardheer) la, eegtaan qarax Baabuur Ciidanka Itoobiya leeyihiin. Baabuurtan ayay sheegeen inay ku dhinteen askar aysan tiradooda dhabta ah haynin balse dhan qiyaastii illaa 35 askari. Saraakiisha Jabhadda ayaa haddalka ku daray inay galeen Xero ciidan oo Dowladdu ku leedahay Deegaanka Dhanaan.Faahfaafinta Warkan dib ayaan ka soo Gudbin doonaa.
Daawo- Barlamaanka Soomaaliya oo Kala Jabay Madaxda DF eedeyay.
Somali
Daawo-Madaxwaynaha DF oo Kismaayo Dagaal ooga Digey Balse Madaxwaynaha Lagu eedeyay Inuu Dagaalku Isagu Abuurayo.
Somali
At AU summit, Kerry should speak out for a free press- CPJ
EnglishCPJ (New York) – The Committee to Protect Journalists writes to US Secretary of State John Kerry to ask him to include in his discussions at the AU Summit the issue of press freedom in Africa, particularly in Ethiopia where a systematic crackdown on independent journalists has continued unabated.With seven journalists behind bars, Ethiopia trails only Eritrea as Africa’s worst jailers of the press.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 4.92 seconds 6,900,566 unique visits