May 19 2013 17:01:35
Users Online
· Guests Online: 26

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Cables show U.S. warned Kenya not to invade Somalia
EnglishNAIROBI, Kenya U.S. cables made public by WikiLeaks show the United States warned Kenya two years ago not to launch an offensive in southern Somalia against al-Qaida-allied al-Shabab rebels, but a U.S. official also offered to check on the "feasibility" of a U.S. review of the plans.Kenya went ahead with an invasion a month ago, saying it was a response to a recent series of kidnappings near the border between the two countries. But the existence of the cables undercuts Kenya's claim that the move had not been long planned.The cables paint a contradictory picture of whether the United States encouraged Kenya's invasion of its neighbor.Taken as a whole, they seem to lend credence to Washington's claims that it had neither encouraged nor supported the invasion.
Hees Cusub oo Waddani ah: Shacabyahow Dagaalama- Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Gacan.
Somali
Ururka Midowga Afrika oo sheegay inay qorsheynayaan in ciidammo Itoobiyaan ah ay u diraan Soomaaliya
SomaliJimco, November 18, 2011 (HOL) — Ururka Midowga Afrika ayaa qorsheynaya inuu Soomaaliya u diro kumannaan askarta Itoobiya ah si ay u furtaan aag cusub oo ay kala dagaalamaan Al-shabaab.Dowladda Itoobiya ayaa horay ciidamadeedu waxay ugu jireen qaybo ka tirsan Soomaaliya, waxaase la sheegayaan in ciidamadan ay qayb ka noqon doonaan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Muqdsiho.Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya 9,000 oo askari oo ka socda dalalka uganda iyo Burundi, kuwaasoo dowladda KMG ah ka caawiya sidii ay isaga difaaci lahayd Al-shabaab una sugi lahayd ammaanka Muqdisho.
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia.
English

























NAIROBI, Kenya — The African Union is considering an ambitious plan to stabilize Somalia that could involve using thousands of Ethiopian troops to open a new front against the Shabab militant group, officials of the union said Thursday .A member of the African Union peacekeeping force in Somalia performed a security check on Somalis outside a mosque in Mogadishu last week.The African Union’s peacekeepers are already battling the Shabab in Mogadishu, the capital, and Kenyan forces have recently begun fighting the Shabab in southern Somalia near Kismaayo. But the prospect of the Ethiopian Army returning to the country under the African Union’s banner is highly charged because of Ethiopia’s bitter history in Somalia.
Dugsiyada Tababarka ee SIIGAALE iyo HIRE KHALIIF oo Seminaar Loogu soo Gababgabeeyay Hogaamiyayaasha Ciidanka ONLF
SomaliOTP:-Wararka aan ka helayno x/dhexe ee jwxo ayaa sheegaya inay jiraan dardargalin dhinaca kor u qaadida hogaaminta ah oo ay mudooyinka danbe wadeen hawlwadeeno ka tirsan jwxo

Siminaaro isdaba joog ah oo lagu baranayay tabta guud ee hogaaminta ciidanka ,siyaasada iyo la dhaqanka bulshada ayaa waxay dhawaanahan uga socdeen qaar ka tirsan madaxda ciidanka dugsiyo kala duwan oo ku yaal gudaha ogaadeenya

Tababaradan oo ay qaar ka mid ah ahaayeen kuwii labaad ayaa lagu kala qabtay dugsiyada tababarka Siigaale iyo Hire khaliif oo ku yaal badhatamaha ogaadeenya

Siminaarka oo ka furmay dugsiga siigaale 28 September ilaa iyo 13 November kaas oo socday mudo 45 maalmood ah ayay madaxdan ku qaateen casharo kala duwan oo ay bixiyeen macalimiin aqoon fiican uleh casharadaas ,siminaarkan oo ahaa kii labaad ee noociisa ah ayaa waxaa ka faa,iidaystay madax kakala socotay qaybaha Hanqadh ,Gogor iyo Duufaan ee cwxo, kuwaas oo sheegay inay ka mahadcelinayaan aqoonta kala duwan ee ay heleen islamarkaana uga faa,iidayn doonaan guud ahaan ciidanka iyo bulshadaba

Cartankii Axmed Nuur Xiirey iyo Cararkii Ibraahim dheere (Ajjo-gudhay), Makka. By Xaaji Cali Yare
SomaliMaxaad ka ogtahay wixii Axmed Nuur Xiirey iyo Ibraahim dheere Makka ku dhex maray?

Sida dad badani la socdaan, Ibraahim dheere, madaxii kooxdii Ajjo gudhay ee xarootey ayaa wuxuu caadaystay inuu ku soo noq noqdo magaalada barakaysan ee Makka. Dad badan baa aaminsan inaan ibraahiim dheere cibaadaysi iyo Alle ka cabsi Makka u iman balse arimo siyaasadeed uu Makka u yimaado. Dad kale waxay rumaysan yihiin in Meles Zenawi uu Ibraahim dheere Xajka u soo diro si uu uga dhex kaluumaysto dadka xujayda ah ee meelaha kala duwan ka kala yimid uguna abuuro tashuush iyo jaahwareer iyo inuu weliba hadafkiisa qaldan dadka ka gado isaga oo shaati wadaad u soo huwanaya hadba kuwa uu is leeyahay kuma garanayaan ama fikirkiisa gaalo jacaylka ahi wuu ka gadmayaa. Xajka ibraahim dheere ayaa la aaminsan yahay inaanu ahayn mid isaga si niyad ah uga soo go'ay waa sida ummad badani qabto'e, mana aha mid uu lacagtiisa ku gatey ee waa mid Zenawi iyo bakhti fuul ina iley ay ka soo bixiyeen. Ujeedada loo soo diraana waa inuu dadka xaga diinta ka soo galo oo baneeyo wax aan illaahay badaynin si uu danihiisa gaarka ah u gaadho.


Hadaba wuxuu ibraahiim dheere hadba qolo aan aqoonin afka u dhuubaba oo cumaamad khaa'inimo u soo hulaabtaba, sannadkan xaalkiisu wuxu noqday " Hilo walba ka cabtaye waa hiladdii yaxaasku kugu qaadi lahaa". Ibraahiim dheere oo siddi caadadu u ahayd kitaabkiisii macna badane ee beenta ahaa la luudaya si uu xasuuqa ogadeniya ka socda dadka ugu indha saabo, qorshaha Meles ee gumaadka ku salaysana u suuq geeyo ayuu “Aar” meel fadhiya afka uga soo galay. waxa la yidhi “Shimbir duulid badanay hadaad degi aqoon waydo mar unbaad libaax labaddi daan dalaq tidhaahdaaye”


Ethiopian man burns himself to death in protest-. The bureau investigates Reports.
EnglishEvents in Ethiopia have taken a disturbing turn following reports that a teacher in his late 20s burnt himself alive last week in protest against the ongoing brutal clampdown on dissent in the country. According to reports Yenesew Gebre made an impassioned plea at a protest gathering before dowsing himself in petrol and setting himself on fire.Addressing fellow protestors he is reported to have said: ’I want to show to all that death is preferable than a life without justice and liberty and I call upon my fellow compatriots to fear nothing and rise up to wrench their freedom and rights from the hands of the local and national tyrants.’It is understood that Gebre died from his injuries three days later at the Tercha city local hospital.
Daawo Barnaamijka Ileys iyo Qaybtii 2aad ee Bandhiga Xogta Liyuu Booliska
Somali
US, France Blame One Another for Bombing Southern Somalia.
English(OTP)---On Sunday night the southern Somali town of Afgoye, densely populated with refugees since the famine broke out, was pounded with a number of missile strikes, sending civilians scrambling and fueling anger at the international community. Kenya, which is at present invading the region, expressed surprise at the strike, and al-Shabaab militants reported they came not from Kenyan forces, but from a warship off the coast. But whose ship was it? We still don’t know for sure and the two nations who have warships in the region and had been firing missiles against targets in southern Somalia recent, the United States and France, are both denying involvement.
Sheekh Shariif, Kibaki, Iyo Musavani oo Heshiis Seddex Geesood ah ku gaaray in Jubooyinka Laga saaro Alshabaab.
Somali(OTP)-Madaxweynaha DKMG ah ayaa u socdaalay dalka Kenya si uu uga qeybgalo kulan sedex geesood ah oo dhexmarayay Soomaaliya, Kenya iyo Uganda arrimo la xiriira howlgalada Soomaaliya ka socda ee Shabaabka ka dhaInta uusan shirka dhicin maalin ka hor waxaa Nairobi tagay Ra’isulwasaare ku xigeenka ah, ahna wasiirka ganacsiga Cabduwahaab Ugaas Khaliif howlo la xiriira gogol xaarka shirka, iyadoo dabcan in howshani loo xushey ninkani ay ahayd istaraatiijiyad siyaasadeed oo uu Sheekh Shariif uu rajaynayay uu barax tiro calaowga siyaasadeed ee ay dhaliyeen go’aanadii horey uu uga qaatay howlgalka Kenya.
Miyaad Iloowday Xasuuqii Magaaladda Qabridahare ee 15 Nov 2005?
SomaliWarbaahinta Qorahay Media oo kaydisa dhamaan tacadiyada & xasuuqa shacabka loo gaysto ayay maanta idiin soo gudbinaysaa dhacdadii 15 Nov 2005 ka dhacday magaalada Qabridahre oo noqotay kuwa ugu caansan waana kan qoraalkii aan xiligaas ka qoray.

Markaan dareenkayga xuuraamay een xilliyada daba-galay, xusuus qorka maskaxdaydana xirrib feejigan ku eegay, waxaan xiskayga ka helay xaqiiqda ay xanbaarsan tahay 15 Nov. Xusuustayda kama aanay bixin, xiskaygana kama aanay lumin xanuunka ay maalintani leedahay iyo taariikhda ay xanbaarsan tahay.

15-ka Nov waxay astaan u tahay damaca gumaysiga iyo diidmada waddaniga, waxayna maalmaha kale dheer tahay dhacdooyinka ay xanbaarsan tahay, oo marna danqasho iyo daanno kuu horseedi, marna dareen iyo ciil-dirir kuu tusmayn. Maalintani waxay ku beegan tahay sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtay xasuuqii ay ciidammada Itoobiya ka gaysteen magaalada Qabridaharre.

Waxay ahayd maalin talaado ah, taariikhduna waxay ku beegnayd 15 Nov 2005, markii ay ciidammada Itoobiya si waxshinimo ah suuqa magaalada Qabridaharre ugu xasuuqeen dhalinyaro ka badan 30 qof oo ciidammada Itoobiya ugu xidhxidhnaa xabsiga Qabridaharre.

Maalintani waxay ehel la tahay oo summada taariikhda la wadaagtaa maalmoo kale oo ciidammada Itoobiya ay xasuuqa ka gaysteen meelo kale oo ka mid ah dalka Ogaadeenya.

Gudashada Xajka iyo Gudashada Xilka. Gudoomiyaha ONLF Admiral Mohamed Cumar Cismaan
SomaliOTP:- Waxa saddexdii maalmood ee ina dhaaftey shirar isugu jira kuwo dhinaca telefoonka iyo kuwo fool ka fool ahba oo uu Gudoomiyaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) Admiral Maxamed Cumar Cisman la yeeshay Jaaaliyadda Somalida Ogadeenya ee Dalka Sacuudi Carabiya, shirarkan oo ahaa kuwo runitii Jaaliyadu ay aad u sugayeen ayuu gudoomiyuhu war bixin dheer oo ku saabsan xaalada halganku meesha ay marayso uu halkaas ka jeediyay.

Maalintii taariikhdu ahayd 11/11/2011 wuxu gudoomiyuhu khadka telefoonka kula hadlay Jaaliyadaha iyo xubnaha ku nool caasimada Riyaad iyo nawaaxigeeda iyo Jaaliyadaha bariga Sacuudi Carabiya. Kulankan telefoonka ayaa wuxuu qaatey 8 saacadood oon kala joogsi lahayn wuxuuna gudoomiyuhu isla maalinkaas la hadlay Jaliyaddaha:
1. Dammam
2. Muneefa (sharqiya)
3. Al-Xasa
4. Riyadh City
5. Masnac (Area Riyadh)
6. Jalla’a
7. Barka
8. Xufeera Nisaax.

Isugu gaynta dadkan uu gudoomiyuhu maalintaas telefoonka kula hadlay ayaa waxay ahaayeen dad aan ka yareyn 500 oo xubnood Gudoomiyaha ayaa war bixin waafi ah u gudbiyey xubnahan waxayna xubnuhu aad uga maqsuudeen wararkii iyo talooyinkii gudoomiyaha, Gudoomiyuhu wuxuu aad ugu adkeeyey in xubnuhu midnimada iyo isjacaylka ilaaliyaan kana feejignoodaan kala qaybinta iyo burburka.

TRADE MINISTER, SECOND-IN-COMMAND SACKED
EnglishA little over a year after their appointments, the minister of trade, Abdurahman Sheikh Mohammed, and minister of state for Trade, Ahmed Tussa, have been officially removed from their posts, it was learnt.Reliable sources told The Reporter that the recently increasing public discontent especially since the introduction of the price cap back in January— which was later on removed in June — and the slow pace of the ministry with regard to the Growth and Transformation Plan (GTP) are some of the reasons for the removal of the officials.The five-month controversy that was the price cap — introduced by the Ministry of Trade — on an assortment of commodity items was criticized by many for lacking scrutiny on both the need for the cap in the first place and the government’s means of effecting and enforcing it.
Kani Tag Kee Xigi Doona? Cabdiraxmaan Guray oo Laga Eryay Wasiirkii Federaalka
SomaliOTP:- dawalada federaalka ee Ethiopia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdday in xilkii wasiirnimo laga qaaday C./raxmaan Sheekh Maxamed (Guray) oo ahaa wasiirka Ganacsiga ee Ethiopia.

Cabdiraxmaan Guray ayaa xilka hayay in ka yar hal sano iyadoo lagu eedeeyay aqoon-daro iyo karti-yari uu muujiyay intuu xilka hayay.

Cabdiraxmaan Guray ayaa inkastoo uu dhaamo madaxwaynaha kililka hadana heerkiisa aqooneed aysan sidaasi u saraynin marka loo eego qabashada xilka wasaarad heer federaal ah.

dad badan oo aqoon u lahaa Guray ayaa la yaab ka muujiyay markii loo magacaabay xilka wasaarada ganacsiga ee federaalka Ethiopia.

sida ay sheegaan dad badani waxa uu kusoo caan baxay isagoo u turjumi jiray afka soomaaliga madaxda heer federaalka marka ay yimaadaan Jigjiga.

Ciyaar Xanbaarsan Xamaasad oo Dhex-Martay Xulka Qaranka ee Soomaaliya Iyo Itoobiya.
SomaliJabuuti: (Sh. M. Network) Ciyaartaani oo ahey mid xiisad leh ayaa galabta waxaa ay dhexmaray Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliya iyo Xulka Ethiopia, iyadoo Ciyaartaasi ay ka dhacday Garoonka Guuleed Abti-doon Stadium oo ku yaala dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.Ciyaartaani oo si toos ah looga daabanayay Tv-ga Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa waxaa si toos ah u baahiniyay Talefeshinka Qaranka Jabuuti ee RTD, waxaana Labada koox ayaa ahaayeen kuwa u cayaarayay si heersaro ah islamarkaana daqiiqadihii ay socotay ciyaarta ay aheyd mid weerar iyo weerar celis ah.
Ethiopia Charges Opposition Figures, Reporter With Terrorism.
EnglishEthiopia has formally charged 24 people, including senior opposition politicians and an outspoken Internet journalist, with plotting terrorist acts to create public chaos. Eight of the defendants appeared in court to hear the charges, while the others are to be tried in absentia.Two leaders of Ethiopia's Unity for Democracy and Justice Party, Andualem Arage and Natnael Mekonnen, stood alongside columnist Eskinder Nega in federal court Thursday to hear the charges against them. Most of the six charges involve alleged violations of an anti-terrorism law that has come in for harsh criticism from human rights and press freedom groups.
Dagaal Faraha Lagaga Gubtay oo ka Dhacay Jigjiga iyo Baabili Dhexdooda
SomaliOTP:- sida uu kusoo waramayo wariyaha Ogadentoday ugasoo warama magaalada Jigjiga waxaa maalinimadii Khamiista ee ay bishani ahayd 10/11/2011 uu dagaal khadhaadhi ika dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Jigjiga iyo Baabili.
Dagaalkan oo u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo dagaalyahamiinta ONLF ayaa la sheegay in uu gaystay dhimasho badan.

Sida ay wriyahanaga u xaqiijiyeen dad ka ag dhawaa deegaanka dirirtu ka dhacday ee Goray waxaa uu dagaalku ku bilaabmay ka dib markii ciidamada ONLF ay halkaasi ku sugeen kolonyo gawaadhi ah oo ay wateen ciidamada Ethiopia oo marayay wadada una socday dhinaca Jigjiga, dabdeedna ay weerar ku qaadeen.

Sida ay sheegayaan wararku waxaa bilowgii dagaalka ay jabhada ONLF halkaas ku gubeen laba gaadhi oo ah nooca ciidanka lagu daabulo iyadoo la sheegayo in ay saarnaayeen tiro badan oo kamid ah ciidanka militariga Ethiopia.

Mar aanu wax ka waydiinay sargaal sare oo ka tirsan jabhada ONLF ayuu noo sheegay inay halkaas ku dileen askar gaadhaysa 70 askari oo ka tirsan ciidanka Ethiopia isagoo intaa raaciyay in ay gubeen laba baabuur iyo wixii saarnaa iyagoo sidoo kale hawl-gab ka dhigay laba gaadhi oo kale.

Masuulkan aan la xidhiidhnay ma uusan sheegin khasaaraha soo gaadhay jabhada laakiin warar aan meelo kale ka helnay ayaa sheegaya in ay halkaas jabhada kaga dhinteen ilaa sadex dagaalyahan.

Ethiopia oo Is-Duminaysa Mar Kalena Lacagteeda Hoos u Dhigaysa
SomaliOTP:- sida uu noosoo sheegayo wariyahanaga magaalada Addis Ababa waxaa wadanka ethiopia aad looga hadal hayaa in ay dawlada Ethiopia ee uu hogaamiyo halka urur ee EPRDF ay soo daabacanayso lacag fara badan oo Ethiopian ah si ay mar kale qiimo dhimis ugu samayso sarifka lacagteeda.

sida ay wararku sheegayaan waxay dawlada Ethiopia soo daabacatay lacag dhan 50 Billion oo Birr oo ay doonayso in uu ururka TPLF u isticmaalo arimihiisa gaarka ah. Laakiin dadka aqoonta u leh arimaha dhaqaalaha ayaa ku tilmaamay in arintani keeni doonto dhaqaalo bur bur iyo xasilooni daro xaga sarifka lacagta ah.

khabiirada ku takhasusay dhaqaalaha ayaa sheegay in Ethiopia ay iyadu is-duminayso haday ku dhaqaaqdo talaabadan.

ICDS oo wareysatay Gud.Ku/xigeenka JWXO Maxamad Ismaaciil Cumar
SomaliWareysi dheer oo ICDS ay la yeelatay Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO mudane Maxamad I. Cumar ayuu kaga xogwaramay arima badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo heerka uu gaaray halganka shacabka S. Ogadenya.

Wuxuu sheegay G/ku-xigeenka jabhadda inuu cadawga la beegsaday shacabka dhibaatooyin farabadan intii lagu jiray abaarihii darnaa ee dalka iyo Geeska Afrikaba ku habsaday. Ujeedada uu ka lahaa cadawga waxay ahayd inuu halganka ku hakiyo oo dadweynaha uu ku qasbo inay joojiyaan taageerada halganka arintaaso aan u hirgalin sida uu sheegay G/ku-xigeenka. Wuxuu sheegay inuu batay baxsadkii ciidanka Itobiya sidoo kale inay maleesiyadii Hawaarinta diideen inay dhufays u noqdaan ciidanka Itobiya. Arimahaa ayaa keenay buu yidhi mudane M. Ismaaciil in looga yeedho Adisababa Cabdi Iley oo lagu maxkamadeeyo waxan ay ugu yeedhaan gamgameyn.

Hakuu Cadaato! Daawo Barnaamijka Ilays oo Soo Bandhigay Xogta Liyuu Booliska
Somali
UMMAD DULMAN: XEERARKA OAUda IYO UNka WAA QAADE IYO QARSHE. QORE: ABDURAHMAN HUSSEIN MOHAMED, AMIIRDALDOON, DENMARK 9/11/11
SomaliUMMADDA SOOMAALIDA (THE SOMALI NATION) OO LAGU DULMIYEY LAGUNA TUNSIIYEY XEER KU SHEEGA OAUda IYO KAN UNka OO U QARIYEY: (QAADE IYO QARSHE SIDII 2 TUUG 1963).


Xal doonka hadda ka socda Geeska Afrika waa ku meel gaar iyo in la dhimo xanafta dhibka noocyada badan ee ka jira qayb-daleedka loogu yeero Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka oo dhammaantood ka dhashay qaybsanaanta Ummadda Soomaalidu ay u qaybsan tahay shantii uu isticmaarku u qaybiyey.


Ethiopia ranks 108 out of 110 countries in Prosperity Index
EnglishEthiopia is among the bottom three countries in an index that measures prosperity as a function of both income and well being for 110 countries around the world. According to The 2011 Legatum Prosperity Index, Ethiopia ranks 108 out of 110 countries, ranking above just Zimbabwe and Central African Republic.

Source: Legatum Prosperity Index

Economy - Ranked 104th

Despite high levels of growth and relative optimism about their economic future, Ethiopia faces very high levels of unemployment and dissatisfaction

Ethiopia oo Ka mid Noqotay Sadexda Wadan ee ugu Hormarka yar uguna Nolol Xun Aduunka
SomaliOTP:- sida lagu sheegay xog uruurin uu sameeyay hay'ada la yidhaahdo Legatum Prosperity Index ee sanadkan 2011 ethiopia ayaa ka mid noqotay sadexda wadan ee dadkoodu ugu dakhliga iyo dhaqaalaha yaryahay aduunka.

warbixintan oo soo uruurisay xogaha nolosha ee in kabadan 110 dal ayaa lagu ogaaday in ethiopia ay tahay wadanka galay tirada 108 marka lagasoo bilaabo dhanka dhagan badhaahdhaha iyo nolol wanaanga.

dawlada faanka jecel ee Ethiopia ayaa sheegata in dhaqaalaheedu uu kor u kacay iyadoo dhanka akalaena ay jiraan cadaymo badan oo muujinaya in ethiopia ay ka mid tahay wadamada ugu nolol xun aduunka.

Eritrea oo beenisey in ay Al-shabaabka hubayso.
Somali(OTP)-Xukuumada Eritrea ayaa iska fogeysey eedeyn uga timid dhinaca dalka Kenya oo ahayd in Eritrea ay hubeyso kooxda dowlada KMG ah iyo ciidamda AMISOM dagaalka kula jirta ee Al-shabaab xilli xiriirka Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeya labadaas dal uu ahaa mid waayadii u danbeeyey soo xumaanayey.War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda ee dalka Eritrea kuna taariikhaysnaa 5/11/2011 ayaa lagu sheegay in dowlada Eritrea ay ka xuntahay eedeynta loo soo jediyey ee ah in ay shixnado hub ah gaarsiisey xarakada Al-shabaab , waxaana sidoo kale lagu xusay in arintaasi ay tahay mid xaqiiqada ka fog.
Daawo: Seddex Malyan oo Musliim ah oo Soo Xajiyay Sannadkan.
Somali
Dhanbaal Hanbalyo oo Madaxda Jabhadda ONLF u dirayaan Shacabka Soomalidda Ogaadeeniya
Somali(OTP)-Aniga oo ku hadlaya afkii Guddoomiyaha iyo Maamulka Sare ee JWXO waxaan CWXO iyo shacabka Ogadenya leeyahay Ciid mubaarak.Ciidda Carafa waa maalin uu Allaha Weyn ee midka ah u doortay inuu muslimiinta Xajka gudata dambigooda dhaafo xataa haddii uu lamid yahay dhibicda roobka tan iyo maalintii Eebbe abuuray dunida ilaa maalinta qiyaamaha. Waa maalin in ka badan 3ex milyan oo muslimiin ah oo xujay ah ay u ducaynayaan ummadaha muslimiinta oo inagu ka mid nahay. Waa maalin ay in ka badan hal bilyan oo muslimiin ah ay faraxsan yihiin oo ciidayaan. Waa maalin tobanka maal mood ee ka horeysa camalka la falo uu ajirkiisu laban laab yahay. Waxaa mahad leh Eebbaha Weyn ee inaga dhigay kuwa loo ducaynayo ee Muslimiinta ah.
Ciid Wanaagsan: Dhamaan Akhristayaasha Warbaahinta Ogadentoday Iyo Ummadda Islaamka.
SomaliOTP- Warsidaha Ogadentoday wuxuu Dhaman Ummadda Muslimka u dirayaa Salaam Xanbaarsan Ciidan Adxa, Dhamaan Akhrisyaashanadda Sharafta Baddan waxaa sidoo kale Salaan gaar ah aan u diraynaa Dhamaa Ummadda Soomalidda Ogaadeeniya, Soomaliweyn, meel walba joogto waxaana Ilaahay ooga baryanaan Nabbad, Caddaalad Iyo Barwaaqo Inuu Sannadkan Sannadkiisa ku gaarsiiyo Aaamin Aaamin
My Friends in Ogaden are Tortured for Oil – by Fosiya Abdulrahman.
EnglishI’ve thought a lot about the statement Carl Bildt, the Swedish Foreign Minister, made in Almedalen earlier this year, that the Swedish Foreign Ministry had advised against travel to the Ogaden. That is a recommendation for tourists. But to recommend it to journalists is strange. We all know the Ethiopian government not only forbids journalists from entering the Ogaden territory, but also human rights organizations such as the Human Rights Watch and other NGOs are either expelled or not allowed entrance into the area. This of course means that the Ethiopian government has something to hide.
Qarax ka dhacay Dhadhaab-Kenya oo ay ku yaallaan xeryaha Qoxootiga.
SomaliSabti, November 05, 2011 (HOL) — Qarax aan khasaare geystay ayaa la sheegay inuu maanta oo Sabti ah ka dhacay deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya oo ay ku yaallaan xeryo ay ku jiraan Qoxootiga Soomaaliyeed oo ka cararay colaadda iyo dagaallada ka socda Soomaaliya.Saraakiil u hadlay Kenya ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid yar, iyagoo sheegay in Al-shabaab ay meesha ku aastay. Iyagoo sheegay in lagu soo beegay xiligii ay shaqada ka rawaxayeen shaqaalaha gargaarka.
Beesha Caalamka oo si Fiican u Baranaysa Dhaqanka Dawlada Ethiopia
SomaliOTP:- tan iyo intii la qabtay laba wariye oo u dhashay dalka Sweden oo ku sugnaa gudaha wadanka Ogaadeenya ayaa waxaa indhaha saxaafada caalmku ay ku sii jeedeen sida loola dhaqmayolabada wariye oo ku guda jiray hawshooda tabinta wararka ee caadiga ah.

labadan wariye oo ku dhaawacmay dagaal dhex maray ciidamada Ethiopia iyo dhawr dagaal yahan oo ilaalinayay oo ka tirsanaa jabhada ONLF ayaa markii la qabtay ka dib waxaa laga duubay video iyagoo laga hadalsiinayo su'aalana la waydiinayo taasoo ay ka muuqatay argagax ay qabaan wariyayaashu oo ka turjumaysay sida loo cabsi galiyay.

dhanka kale waxaa dunida oo dhan ka yaabisay markii wariyayaasha lagusoo oogay dacwad ah inay yihiin argagixiso tababarna ay kusoo qaateen xero lagu tababaro ciidanka ONLF oo ku taala maamul-goboleedka Puntland.

Persson and Schibbye: Ethiopia reduces Swedes' charges.
English(BBC)-An Ethiopian court has dropped charges of participating in terrorism against two Swedish journalists.But Johan Persson and Martin Schibbye still faced charges of supporting a terrorist group and entering Ethiopia illegally, the judge said.They were arrested in July after being caught with fighters from an Ogaden National Liberation Front faction.They had pleaded not guilty to the terror charges, but admitted entering the country illegally from Somalia.Mr Persson and Mr Schibbye could face up to 15 years in jail if found guilty of supporting the ONLF rebels, the AFP news agency reports.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 5.04 seconds 6,825,372 unique visits