May 23 2013 06:29:11
Users Online
· Guests Online: 38

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Awramba Times is latest Ethiopian paper to vanish.
EnglishA couple of weeks ago, newspaper editor Dawit Kebede, an International Press Freedom award winner, fled Ethiopia. Sadly, Dawit's Awramba Times is the latest in a long list of Amharic-language private publications to vanish from the market following the incarceration or flight into exile of their editors.Dawit was imprisoned in 2005 on trumped-up charges of genocide and treason after Ethiopia's disputed 2005 general election. At the time, he was the publisher of Hadar, an Amharic weekly, which was banned after his arrest. Twenty-one months in prison didn't break his spirit. Rather, after his release in August 2007, he launched a more mature paper, Awramba Times, with a promising team of writers and commentators. Truth be told, Dawit became more popular with Awramba Times than with Hadar.
Shir ay soo qaban qaabisay Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalad Gaarisa caasimada Gobolka W/Bari Kenya.
SomaliJaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalad Gaarisa oo kamid ah jaliyadaha Ogaadeeniya kuwa oogu faca weyn ayna soo mareen dhalinyaro badan oo maanta gudaha iyo dibadab ka shaqaysa lana dhihi karo waa dugsi ay ka soo bexeen boqolaal dhalinyaro ah oo u dhalatay Ogaadeeniya xaga barashada shuruucad jabhadanimo,mida waxbarshada aas aasiga ah oo ay halkas ay ka bartaan marka ay ka soo gudbaan xerooyinka qoxootiga Dhadhaab. Hadaba shirka jaaliyada ee maanta ka dhacay Gaarisa ayaa ahaa mid xasaasi oo xubnaha jaaliyada ay kor oogu qaadayen wacyigalinta xubnaha iyo sidii ay u dabooli lahaayeen hawlaha balaadhan ee Jaaliyada u yaala iyadoo mas’uuliyiinta jaaliyada Gaarisa oo uu oogu horeeyo Gudoomiyaha Jaaliyada Mudane Cabdirisiid Geelqaad ayaa xubnaha warbixin ka siiyeen marxalada uu marayo halganka Ogaadeeniya.
Flow of money from US to Somalia faces disruption.
EnglishMINNEAPOLIS (AP) — Tens of thousands of Somalis living in Minnesota might be forced to find another way to send money to relatives in their homeland after a bank that handles the majority of the community's wire transfers said it was halting the service amid fears some funds could go to terrorists.Sunrise Community Banks plans to close its accounts with several Somali money transfer businesses after determining it could be at risk of violating government rules intended to clamp down on terror financing. Without Sunrise, many money transfer businesses known as hawalas signaled they would close Friday or next week because they can't execute transactions on their own.
U.N. arrives in Somalia.
English(CNN) -- U.N. Secretary General Ban Ki-moon met with Somali leaders Friday on an unannounced visit to the Horn of Africa, the nation's government said.Ban huddled with President Sheik Sharif Sheik Ahmed and Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali, who greeted him at Mogadishu's airport.It was unclear how long the U.N. chief planned to stay in Somalia.Federal and African Union forces have battled Al-Shabaab, an Islamic militant group, in the impoverished and chaotic nation for years. Many analysts believe the military push has severely affected Al-Shabaab, along with targeted strikes against organization members and the weakening of al Qaeda.
Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay oo Muqdisho Ka Degay.
Somali































Jimco, December 09, 2011 (HOL) − Waxaa Muqdisho soo gaaray xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-Moon iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo haatan ku sugan xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo ay kulammo kula leeyihiin madaxda DKMG ah.Ban Ki-Moon ayaa wuxuu noqonayaa xoghayihii ugu horreeyay Qarammada Midoobay ee soo booqda Muqdisho, isagoo kulan looga hadlay arrimaha Soomaaliya shalay oo Khamiis ahayd kula yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki iyo wasiirka arrimaha dibadda, Moses Wetang'ula.
Daawo- Barnaamijkii Illeys ee TV Dalka Eritrea ka Baxay Maanta,
Somali

Madaxa Ururka Ogaden Voice for Peace oo warbixin dheer seeyey Ciidamo Mareykan ah uu u socda qaarada Afrika
Somali
























Madaxa Uruka Ogaden Voce for Peace oo warbixin dheer seeyey Ciidamo Mareykan ah uu u socda qaarada AfrikaSan Diego, CA. Kulan aad loo soo agaasimay ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacada balaaran ee layiraahdo “ University of San Diego”. Kulankaas waxaa warbixin qoto dheer, oo dhinacyo badan taabanaya lagu siinayey labo boqol iyo konton sarkaal, oo ka kala yimid dhamaan qeybaha kala duwan ee ciidamada Mareykanka. Kulankaas waxaa lagu martiqaaday ineey ka bixiyaan warbixin qoto dheer labo khabiir oo kala ah Mr. Cabdi Maxamud oo ah madaxa ururka “Ogaden voice for Peace”, ururkaasoo ah mid isku dayaya in xal waara loo helo qadiyada geeska Afrika iyo Sarkaal Sarre oo Mareykan, oo ahaan jiray ninka u dajiya qorshaha ay ku hawlgalayaan dhamaan ciidamada mareykanka ee qaarada Afrika jooga. Waxaa kale uu ka hadley meelaha kala duwan eey Ciidanka Mareykanku ka fadhiyaan Africa iyo ujeedada dheer ee laga leeyahay Africa. Ciidamadan ayaa la rajeynayaa ineey mar dhow u ambabaxaan qaarada Afrika, ooy ka qeyb qaataan howlgalada baahsan ooy dawlada mareykanku ka fulineyso qaaradaas.

Terror-accused Swedish journalists had their say- Stockholm News
EnglishToday, it was time for the two terror accused Swedish journalists in Ethiopia to present their testimony before the trial in Addis Abeba. Each of the them presented their reasons for doing the reportage-trip to the Ogaden-province in Ethiopia. Tomorrow one American and one British journalist will testify in the court.Today, Martin Shibbye and Johan Persson had the chance to explain to the Ethiopian court why they had entered the country illegally and travelled with the ONLF guerilla. Both denied any involvement in terrorism and both denied also that they were supposed to have gotten any weapon training. But they also admitted that entering Ethiopia without the proper documents was a mistake:
War-Saxaafadeed -Kenya oo Sheegtay in 40 ka mid ah Alshabab ay dileen..
SomaliOTP- War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhiga ee Kenya ayay ku sheegeen inay dileen 40 ka mid ah Xoogaga Argagixisadda ah ee Alshabaab, Warkan ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhiga ee Kenya ayay oogu magac-dareeen Howl galkii Kenya ee ka dhanka ahaa Kooxaa Argagixadda ee Soomaaliya .Afhayeen u hadlay Wasaaradda gaashaandhiga ee Kenya oo lagu magacaaco Major Emmanuel Chirchi ayaa sheegay in tiro Ciidamadda Somaliya ah oo dhan 11 ay ku dhinteen Dagaalkan meesha Dowladda Kenya aysan waxba kaga dhiman.
Swedish Journalists Deny Supporting Ethiopia Rebels.
EnglishTwo Swedish journalists have told an Ethiopian court they were upholding the highest traditions of their profession when they were arrested in the company of rebels in the restive Ogaden region.Ethiopia has accused the pair of supporting a terrorist group in a case which is attracting international attention.Journalists Martin Schibbye and Johan Persson told a three-judge panel Tuesday they had gone to the insurgency-wracked Ogaden region to investigate the activities of a Swedish oil firm.The firm, Lundin Oil, was accused of hiring as guards Ethiopian troops accused of human rights violations. Sweden's Foreign Minister Carl Bildt is a former member of Lundin's board of directors.
Ethiopian Illicit Outflows Doubled In 2009, New Report Says.
EnglishEthiopia lost $11.7 billion to outflows of ill-gotten gains between 2000 and 2009, according to a coming report by Global Financial Integrity. That’s a lot of money to lose to corruption for a country that has a per-capita GDP of just $365. In 2009, illicit money leaving the country totaled $3.26 billion, double the amount in each of the two previous years. The capital flight is also disturbing because the country received $829 million in development aid in 2008.According to GFI economist Sarah Freitas, who co-authored the report, corruption, kickbacks and bribery accounted for the vast majority of the increase in illicit outflows. “The scope of Ethiopia’s capital flight is so severe that our conservative US$3.26 billion estimate greatly exceeds the US$2 billion value of Ethiopia’s total exports in 2009,” Freitas wrote in a blog post on the website of the Task Force on Financial Integrity and Economic Development.
Daawo- Somaliland oo Qayb Qabi u kala Tagi Doonta Iyo Dagaalo Qabiilo oo soo socda.
Somali
Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo sheegay in shirkii ka dhacay Baydhabo lagu go’aamiyay daadinta dhiigga culumada Soomaaliyeed.
SomaliShiikh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ee sida aadka ah loo tixgeliyo ayaa ku eedeeyay dadkii ka qeybglay shirkii ka dhacay magaalada Baydhabo in ay go’aamiyeen daadinta dhiiga culumada Soomaaliyeed.Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlayay muxaadaro uu ku qabtay masjid ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay Culumadii taageersanayd shabaab islamarkaana dhowaan ku shiray magaalada Baydhabo in ay go’aamiyeen daadinta dhiigga culumada Soomaaliyeed.Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa isagoo ka hadlayay cidda qaadeysa mas’uuliyada ayaa waxa uu sheegay in dadka ka dambeeya in la laayo Culumada islamarkaana dhalinyarada soo adeegsada ay iyaga qaadi doonaan Mas’uuliyadaasi.
Neighbours gang up on Eritrea.
EnglishNew York - East African nations are urging the UN Security Council to tighten sanctions on Eritrea, accusing its government of funding and providing arms to terrorist groups destabilising the region.The presidents of Djibouti, Ethiopia and Somalia, and senior officials from Kenya and Uganda addressed the council by video conference from Addis Ababa on Monday morning and urged members to adopt a resolution strengthening sanctions imposed in 2009.Eritrean President Isaias Afewerki was also invited to address the council but did not appear or send a representative.The council has scheduled a vote on Monday afternoon.
Somalia: Puntland Islamic scholar gunned down in Bossaso.
EnglishAfter morning prayers Dr. Ahmed Haji Abdirahman was shot and killed near his home in the neighborhood Biyo Kulule in the city of Bossaso, Radio Garowe reports.Dr. Ahmed was amongst re-known scholars in Puntland and spoke at a Islamic lecture held last night at Rowda Mosque.He was an honorary member of at the East African University in Bossaso and also a professor at the Islamic School of Law. It is not known who killed Dr. Ahmed; he was shot repeatedly after leaving Hasan Bin Ali mosque near his home. He died of his wounds before he could be taken to a hospital.
New York- Eritrea oo lagu soo Rogay Cuna-Qabatayn Xoogan? Yaase Ka Danbeeya?
SomaliOTP- Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobey ayaa cuna-qabatayn xaga Dhaqaalaha Iyo Horumarka ah ku soo rodey Dalka Eritrea, waxaana Codkan la qaaday Maalinimadda Isniinta ah, Codkan la qaaday ayaa sharciyaynaya in aan Dalka Eritrea la maalgashan Karin islama Markaasna Dhamaan, Dhaqaalaha soo gala Dalkaas la saaro Cuna qabatayn, horey ayay cuna qabatayn u saarnayd Dalka Eritrea balse Tallaabaddan codeynta ah ee cusub ayaa ah mid lagu sii xoojinayo Cunaqabatayntii hore. Dowladda Eritrea ayaa iyadu ku eedaysay Arrintan Dalka Itoobiya, waxaana ay sheegtay in ol-olaha lagu duminayo Dalka Eritrea ay wadaan Dalka Itoobiya iyagoo isla markaas isticmaalaya Magac Urur Gobaleedka IGAD, iyo Qaaradda Afrika ee Ururka Midowga Afrika.
Evidence in Ethiopia trial 'faked': lawyer
English(OTP)-More evidence presented against the two Swedish journalists on trial in Ethiopia has been faked, according to their defense lawyer, who said that his two clients didn’t know the guerrilla soldiers charged alongside them.“Martin and Johan have told me very decidedly that they had never seen these two guys before. Not during any stage of their journey did they meet these two individuals. They turned up the day after the arrest,” defence lawyer Thomas Olsson told daily Dagens Nyheter (DN). The trial against Swedish reporters Martin Schibbye and Johan Persson, arrested in July in the Ogaden province of Ethiopia on the border of Somalia, an area deemed off-limits by the regime, resumes on Monday.
Daawo Gudiga Qaxootiga Ogaadeeniya oo markii oogu horeysay maanta Shir Heer -Caalami ah ku qabtay Magaalad Nairobi.
Somali



















OTP- Waxaa maanta oo Axda ah 04 Dec Magaalad Nairobi ee Caasimada dalka Kenya Shir ku qabtay gudiga qoxootiga Ogaadeeniya oo sanadihii oogu danbeeyey ka shaqaynayey sidii ay ooga hortagi lahaayeen dhibaatooyinka haysta Qoxootiga Ogaadeeniya ee dalka Kenya xiliyada ay ka gudbayaan xuduudaha Ogaadeeniya ee ay u cararayaan wadamada dariska la ah Ogaadeeniya Sida Kenya,Soomaaliya,Djabuuti gudiga ayaa ujeedad ay shirkan manta u qabteen uu ahaa sidii ay u cadeyn lahaayeen xuquuqada qoxootiga Ogaadeenya ee ku nool dalka Kenya waxaa goobjooga ahaa Tv yada dalka Kenya oo ay kamid yihiin KMB tv ,K24 tv Nt tv Sidoo kalen waxaa goobjog ahaa saxaafad Soomaalida iyo boqolaal ka tirsan muwaadiniinta udhalatay Ogaadeeniya oo qoxooti ku ah Dalka Kenya.
Abdiweli Mohamed Ali: 'Ready to move on'
English
Daawo-Mudaharaadkii la magac baxay Quusiye oo ka dhacay Minnesota.
Somali


















(OTP)-Ayaadoo ay guud ahaan Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee dunida dacaladeeda ku nooli ay ku can beheen la dagalaanka iyo burburinta qorshayaasha gumaysiga Ethiopia ee ay hadba gacanyarayasha dhaba dhilif ka u ah kaligii taliye Males Zanawi lagu soo lugooyo ayagoo loo soo safriyo dibadaha si ay u suuq geeyaan beenta iyo borabagabdada gumaysaiga ayaa manta ay ku hongoobeen beentoodii kadib markii ay jaliyada Somlida Ogadenya ay soo buux dhafisay Hotel la shaaciyaya inuu shir ku qabanayo Safiirka gumaysiga u fadhiya wadanka Maraykanka. Ayadoo ay cimilada hawadu ay aad u qaboobayd oo uu barafku aad u da’ayay ayay Jaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota muujisay mintidnimo iyo wadaninimo ayagoo u soo badheedhay una dhabar adaygay hawada qaboq iyo barafka dhexdiisa inay shacabka dulaman ee Ogadenya ugu hiiliyaan gacanyarayaasha gumaysigana ku qabjabiyaan mudaaharaad baladhan.
DKG ah ee Soomaaliya oo ku dhowaaqday inay bedeleyso Waraaqaha Lacagta 1000-ka Sh.so
SomaliWasaaradda Maaliyadda iyo lacagta ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku gudo jirto qorshe la doonayo in dhawaan lagu soo daabaco lacago cusub oo Shilin Soomaali ah kuwaas oo lagu bedeli doono lacagta Kunka shilin ah. Wasiirka warsaaradda Maaliyadda Dr Cabdinasir Maxamed Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jabuuti ayaa sheegay in dowladdu qorsheeyneyso in la soo sameeyo lacago cusub oo lagu bedelo lacagta Kunka ah ee haatan la isticmaalo.Sidoo kale wasiirku waxa uu tilmaamay in lacagtaasi ay ka koobnaan doonto Shan Kun, Toban Kun, Ilaa Konton Kun iyadoo isla markaana wasiirku uu xusay in lacagtani noqon doonto mid fudud iyadoo dadweynaha loogu bedeli doonto tan iminka la isticmaalo.
Safiirka Ethiopia oo Loogu Awood Sheegtay Minnesota
SomaliOTP:- sidaan horay idiinku soo tabinay waxaa jiray shir iyo mudaharaad isku mar ku balansanaa magaalada Minnesota ee cariga maraykanka.

Safiirka Ethiopia u fadhiya wadanka Maraykanka Girma Biru ayaa iclaamiyay shir uu sheegay in tabrucaad loogu uruurinayo biyo xidheen la sheegay in laga dhisayo wabiga Nile.

Dhinaca kale waxaa isna jiray banaanbax ay abaabulayeen jaaliyadda xooga badan ee Soomaalida Ogaadeenya iyo ururka Dhalinyarta iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU.

Hadaba iyadoo balantu ay maanta ahayd ayaa waxaa goobtii shirku ka dhici lahaa soo buux dhaafiyay dad tiro badan oo mudaharaadayaal ah iyo tiro wax yar ka badan hal darsin oo u socotay inay shirka ka qayb galaan.

Dadka kasoo qaybgalay shirka ayaa la sheegay inay noqdeen tiro yar oo waliba intuu shirku socday ku dhex caajisay sida ay muujinayaan sawirada hoose.


Qorshaha IGAD iyo AMISOM ee Kismaayo iyo Gobalada dhexe (Faallo).
Somali(OTP)-Xiligan oo uu dalka Soomaaliya ka socdo dhaq dhaqaaqyo militari oo ay wadaan ciidamada AMISOM, Kenya iyo Ethiopia, ayaa waxaan faaladan ku eegaynaa qorshaha militari oo la sheegay inay sida wajirka ah u fulin doonaan ciidamada AMISOM iyo kuwa IGAD ee horkacayaan Kenya iyo Ethiopia.Qorshahan ayaa ahaa mid soo bilowday sanadkii 2009kii, xiligaasi oo ay Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Muqdisho soo bandhigeen qorshe ay ku doonayeen in ay ku qabtaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.Qorshahan ayay saraakiisha AMISOM ku sheegeen mid lagu dhabar jabinayo xoogaga Al Shabaab, si looga saaro meesha awooda dhaqaale ee magaalada Kismaayo oo ay ahmiyad gaar ah ulleh xarakada Al Shabaab.Qorshahan oo horey loogu gudbiyey Guddiga Amniga ee Midowga Afrika ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa, ayaa waxaa horey uga horyimid dowlada Itoobiya oo sheegtay inaysan ciidamo u diri doonin dalka Soomaaliya.
President Ismail Omar Guelleh leaving power in his words “In 2016, I will go. This time, I can swear”
English
Dagaal ka Dhacay Duleedka Magaalada Qabridahar iyo Ethiopia oo Taangiyadeeda Kicisay
SomaliOTP:- wararka aanu ka helayno magaalada Qabridahar ayaa xaqiijinaya in dagaal aad u wayni ka dhacay meel aan saas uga fogayn magaalada.

dagaalkan oo ka dhacay meel u muuqata magaalada oo lagu magacaabo Gomoshaleey ayaa bilawday kadib markii ay ciidamo tiro badan oo aad u hubaysan kana tirsan jabhada ONLF ay wadada u galeen ciidamo Ethiopian ah oo ka yimid dhanka magaalada Godey.

dagaalka oo laga dareemay magaalada gudaheeda ayaa la sheegay in uu gaystay khasaare nafeed oo badan.

dad ku sugan magaalada Qabridahar ayaa noo sheegay in shaqsiyaad Soomaali ah oo la shaqeeya ciidamada Etghiopia ay sheegeen in laga dilay ciidanka Ethiopia tira gaadhaysa 27 askari kadib markii daqiiqadihii u horeeyay ee dagaalka uu mid kamid ah qoryaha culus oo ay rideen ciidamada ONLF uu haleelay gaadhi ay saarnaayeen, iyadoo ay jirto tiro kale oo ciidamada kaga dhimatay dagaalka iyadoo sidoo kale uu jiro dhaawac tiro badan.

dadka ku sugan magaalada ayaa sheegay in ay arkayeen ciidamada Ethiopia oo kiciyay taangiyadooda una dhaqaaqay dhinaca dagaalka oo la sheegay inuu ahaa mid culus.

Dagaal deegaanka Xayo ee gobolka Jubbada hoose ku dhexmaray Ciidanka dalka Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.
SomaliJimco, December 02, 2011 (HOL) − Dagaal u dhexeeya ciidamada Kenya iyo xoogag taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore ka dhacay deeaanka Xayo ee gobolka Jubbada hoose, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada Kenya.Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerarka dagaalka, waxaana saraakiil u hadlay ay sheegeen inay dagaalkaas ku qabsadeen gaadiid dagaal oo ay leedahay dowladda Kenya."Mujaahidiintu waxay saakay weerar ku qaadeen deegaanka Xayo oo u dhexeeya Taabto iyo Qooqaani, halkaasoo saldhig u ahaa ciidamada Kenya, waxaana looga qabsaday dagaal gaari oo isugu jira gaari xamuul iyo sideed kuwa dagaalka ah," ayuu yiri sarkaal u hadlay Al-shabaab.
Amnesty International Under Fire for Demanding Bush's Arrest During Trip to Africa.
EnglishFormer members of the George W. Bush administration assailed Amnesty International Thursday for demanding the former president's arrest while he and his family are in Africa, calling Amnesty's campaign at best a form of "harassment" and at worst a threat. The world's largest human rights group said Thursday "there is enough evidence in the public domain" to justify Ethiopia, Tanzania or Zambia arresting the former president during his visit to the region on charges of committing "crimes under international law." The president is traveling in the three nations between Thursday and Monday to promote AIDS and cancer awareness.
Ogaysiis: Minneapolis oo Bari La Isku Arkayo
SomaliOTP:- waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha soomaalida Ogaadeenya iyo kuwa Jamhuuriyada Soomaaliyaba in Jaaliyadda Ogaadeenya ee Minneapolis iyo Ururka Dhalinyarta iyo Ardayda Ogaadeenya OYSU ay abaabulayaan mudaharaad balaadhan oo ay kala hortagayaan safiirka dalka Ehiopia u jooga wadanka maraykanka oo shir ku qabanaya Minneapolis.

hadaba iyadoo la filayo in halkaas la isku arko si wayna ay dadweynuhu u muujiyaan dareenkooda ayay jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Minneapolis ay nasoo gaadhsiisay faahfaahinta goorta iyo goobta oo ah:-

Saturday December 3rd, 2011 @ 12:00 PM - 6:00 PM

Hyatt Regency Hotel (Down Town Minneapolis)
1300 Nicollet Mall
Minneapolis, MN, 55403

For more Info Contact: 612-876-7474
Daawo Liyuu Booliska: Muxubo Ceelaabe Garbasaarteedii baan ku Dilnay
Somali
Somalia: Suicide bomber in Somalia tries to attack army HQ
EnglishA Somali officer says a suicide bomber dressed in a military uniform tried to enter the headquarters of the Somali army in Mogadishu but was shot dead by troops.Lt. Hassan Hussein said seven Somali troops were wounded after the bomber detonated the explosives on Tuesday. Hussein says that only the bomber was killed.Al-Qaida- linked militants with the al-Shabab group have carried out several suicide bomb attacks in Mogadishu.
Weerar ismiidaamin ah oo saakay lala beegsaday xarunta Villa Baydhabo oo talis u ah ciidamada DKMG ah
SomaliArbaco, November 30, 2011 (HOL) − Ugu yaraan shan ruux oo u badan askarta DKMG ah ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saakay aroortii lala beegsaday taliska ciidamada milateriga Soomaaliya ee Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho.Weerarka oo uu fuliyay ruux xiranaa dharka ciidamada milateriga DKMG Soomaaliya ayaa wuxuu ka dhacay gudaha xarunta oo ku taalla degmada Wadajir, iyadoo ay sheegeen saraakiisha dowladda inay weerarkaas ku dhaawacmeen sideed ka tirsan askartii xerada ku sugnaa. "Qaraxa wuxuu ahaa ismiidaamin, waxaana markiiba goobta ku dhintay saddex ruux oo uu ku jiro ruuxii qaraxa fuliyay, labada kalena way u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray," ayuu yiri Faarax Barre oo ka tirsan saraakiisha ciidamada DKMG ah oo la hadlay warbaahinta.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 4.81 seconds 6,880,624 unique visits