May 24 2013 09:37:05
Users Online
· Guests Online: 45

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Peacekeeping is not enough - Ethiopian PM, Hailemariam Desalegn
EnglishWearing twin hats as AU Assembly chair and Ethiopian prime minister, Hailemariam expounds his views on resolution of the conflict in Mali as well as his country's economic plans.Hailemariam Desalegn: I feel that the intervention of France in Mali has been instrumental and is very important because [without it] at that time it would have been a disaster and there would have been a very bad consequence in terms of the Malian population.Now I think that since this emergency process has ended there should be an international effort. It's not the responsibility of only France, basically it should be the responsibility of Africans and the African Union and specifically the regional organisation ECOWAS [Economic Community of West African States], who will be more responsible than any other organisations.
Gunmen kill two in Garissa, escape on foot
EnglishGarissa, Kenya: Gunmen killed two people on Wednesday evening in renewed attacks on civilians in Garissa Town.The men were killed in a place popularly known as Shifta Camp near the local library by gunmen who escaped on foot at about 6.20 pm.Police said the attackers must have mistaken the two to be security agents before shooting them in the head at close range.“The place is usually frequented by security agents and we suspect they thought the victims were police or government officials. They have escaped,” said North Eastern police boss Charlton Murithi.The attack came a day after a police officer escaped death by whisker in the town in an attempted attack by gunmen. The officer escaped the death after he slid and fell as the gunmen aimed at him on Tuesday evening. No arrest has been made so far.
Deg-Deg- Dil Caawo ka dhacay Magaaladda Gaarisa.
SomaliGaarisa (Ogadentoday Press)- War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhay Magaaladda Gaarisa ee Xarunta Gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Caawo labbo qof lagu diley.Wararka hordhaha ayaa sheegaya in dilkan uu ka dhacay goob lagu magacaabo Shifta Camp oo u dhow Library Magaaladda.Dabley hubaysan oo illaa hadda aan la aqoon haybtooda ayaa dilkan fuliyay isla markiina goobta ka cararay.Dadkan la dilay ayaa ahaa Shacab, waxaana Boolisku sheegeen in Labbada qof lagu khaldamay Maadaamo loo maleeyay inay yihiin saraakiil amni ama Shaqaale Dowladeed, waxaana goobta lagu yaqaan Masuuliyiinta Dowladda inay joogaan, waxaa sidaas sheegay Madaxda Booliska ee Gobalka Waqooyi Bari Charlton Murithi.
Itoobiya oo ka hadashay Maamul Gobaleedka Cusub ee Jubbaland
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya ayaa markii oogu horeysay ka hadashay Arrimaha Maamul u samaynta Jubbaland isla markaasna sheegtay inaysan wax lug ah ku lahayn Arrimaha Maamulka Jubbaland loo doortay.Ma aaminsani in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay arrimaha Jubbaland, waxaana aaminsanahay in arrintani tahay mid u taalla Shacabka Soomaaliyeed ayuu yiri Afhayeenka u hadlay R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desale.Haddalkan ayaa imanaya xilli Maalinimadii shalay Dowladda Itoobiya sheegtay in ay Somaliland u dagaalmi doonto Hadii Alshabaab soo weeraraan isla markaasna dhanka Siyaasadda iyo Dhaqaalaha ka taageeri doonaan.
ONLF oo eedeysay Itoobiya xaqiijisayna 70 Ciidanka Liyuu Police oo goostay.
SomaliLondon (Ogadentoday Press)- Jabhadda Waddaniga Xoreynt Ogaden, ONLF ayaa maanta eedeyn u jeedisay Dowladda Itoobiya. Eedayntan ayaa ah mid timid kaddib Markii Jabhadda ONLF ogaatay dad shacab ah oo Ciidamadda Liyuu Police ee Dowladda Itoobiya ay ku dileen dad shacab ah Degmadda Galaalshe.Qoraal ka soo baxay Jabhadda ONLF ayaa lagu baahiyay Magacyadda dadka la dilay.ONLF ayaa sheegtay in kaddib markii 70 ka mid ah Ciidamadda Liyuu Police oo ka howl galla Deegaanka Galaalshe ay baxsadeen isla markaasna Ciidamadda Liyuu Police Iyo Kuwa Federalka ah la geeyay Goobta.
Addis Ababa Iyo Jigjiga- 105 Qof oo Xabiska loo Taxaabay.
SomaliAddis Ababa (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Xukumadda Dalka Itoobiya ayaa sheegtay In 51 qof loo xidh-xidhay arrimo la xidhiidha musuq-maasuq Magaaladda Addis Ababa. Dadkan ayaa la sheegay in lagu eedeyay arrimo la xidhiidha inay dilaaliin ka ahaayeen Wasaaradda Dakhliga ee Itoobiya oo isbuuc kahor la xidhay Wasiirka Dakhliga, Saraakiil Iyo Ganacsadayaal. Madaxda la, dagaalanka Musuq-Maasuqa Dowladda Federalka Berhanu Assefa ayaa u sheegay Wakaaladda AP, inay jiraan baadhitaano ay waddaan isla markaasna ay soo xidhi doonaan Kuwo baddan.Dadka Siyaasadda EPRDF ku xeel dheer ayaa sheegaya in arrintantahay mid siyaasadaysan oo lagula dagaalamayo shaqsiyaad la doonaya in meesha laga saaro ama loo arko inay caqabad noqon karaan.
Jubbaland State– Xog-Muhiim ah iyo Go’aano Culus:- IGAD, AMISOM, Dowlada Puntland iyo Hey’adda SADE International
SomaliArbaco, May 22, 2013 (SI) Sida la ogyahay, dhismaha Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa lagu dhisay si sharci ah, iyadoo la ixtiraamay sharciga Dastuurka Dowladda Federalka Somaaliya. Dhinaca kale, doorashadii dhowaantan ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa ayana la isku waafaqay in loo maray wado demoqraadiyad asali ah, doorashadaas ayaa waxaa ka qeyb-qaatay 500-Guurti oo leh Odayaal, Aqoonyahano iyo Madaxdhaqameedyo kasoo kala jeeda dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee ku kala nool Gobollada Jubbada Hoose, Jubbadda Dhexe iyo G. Gedo. Doorashadan ayaa si xor ah loogu fasaxay dhamaan warbaahinta inay ka qeyb-galaan oo ay si xayi ah usiidaayaan wararka iyo qaabka doorasha.Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiraxmaan Faroole ayaa markiiba si dhiiran u taageeray kadib markii Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) loo doortay madaxweynaha Jubbaland-State. Dr Abdiraxman Faroole ayaa ku tilmaamay dhismaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland mid taariikhi oo ku dayasho mudan.
Ethiopian corruption watchdog arrests 51 suspects
EnglishADDIS ABABA, Ethiopia -- Ethiopian authorities have carried out another wave of arrests that brings the number of people detained on suspicions of corruption to more than 50. Berhanu Assefa of the country's federal ethics and anti-corruption commission says at least 51 people have been arrested in the past few weeks. He said the list of suspects could grow longer.The latest campaign of arrests started May 10 with the arrest of a senior Cabinet minister. Twelve others, including the minister's senior aides, their family and prominent businessmen were also arrested.Most of those arrested are tax and customs officials and businessmen. Ali Sulaiman, the head of the commission, told parliament that the tax collections and customs sector have been identified as corruption-prone areas that hold back the country's economy.
ONLF Says Ethiopian Army Massacre Civilians near Galashe Town
English(Ogadentoday Press)- On May 21, 2013, a contingent of the Ethiopian Army accompanied by the Liyu Police massacred ten members of an agro-pastoralist family near the town of Galashe. The Ethiopian Army conducted the operation in order to create terror among the agro-pastoralists in the area after more than 70 Liyu police members deserted their battalion in Galalshe base.The Ethiopian Army recently told the civilian population in the Area that they would be killed if they do not report the whereabouts of deserters from the Liyu police. The Army tied together and shot seven members of the family, in front of the villagers, while taking away three who were found later found dead about three miles from their village.The Ethiopian Army and Liyu Police trained and Armed by Ethiopia and funded from Donor money have killed more than three hundred civilians since the beginning of this year. The Ethiopian Army based in Galalshe has committed countless massacres in the Area and Human Rights groups have previously documented its ruthless violations.
Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka ONLF oo US gaadhay
SomaliSan Diego: (Ogadentoday Press)- Waxaa caawa gagidda dayuuradaha ee magaalada San Diego kasoo dagay wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddomiye ku xigeenka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia mudane Maxamed Ismaciil Cumar iyo guddomiyaha Abaabulka iyo Arrimaha Bulshada mudane Maxamed Cabdi Yaasiin ‘Diirrane’. Waftigan ayaa waxay u yimaadeen iney ka qayb-galaan shir weynaha ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia oo barri haddii alle idmo si toos ah uga furmi doona magaalada San Diego. Wafdigan ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey qaar ka mid ah shacab weynaha Soomaalida Ogadenia oo uu hor kacayey guddoomiyaha Jaaliyadda San Diego mudane Cabdinasir Cabdullahi Faarax iyo xubno sar sare oo ka mid ah ururadda bulshada.
Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya iyo Guud ahaan Umadda Soomaalida ee wadanka Holland ku Dhaqan.
Somali(Ogadentoday Press)- Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya iyo Guud ahaan Umadda Soomaalida ee wadanka Holland ku Dhaqan.Waxaa dhamaan shacab waynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka holland iyo nawaaxigiisa, la ogaysiinayaa in uu dhici doono shirwaynihii guud Jaaliyadda Holland, Kaasoo ay ka soo qayb gali doonaan madax ka tirsan Jabhadda ONLF.Shirku wuxuu dhici doonaa 8/06/2013 wuxuuna ka dhici doonaa magaaladda Rotterdam. Hadii aad su' aal ka qabto geedisocodka halganka ay JWXO wado, hadii aad talo u hayso JWXO, hadii aad u baahan tahay in aad wax ka ogaato halganka uu halganku wakhtigan maryo waxaa kuugu diyaar ah goobta madax sare oo ka tirsan JWXO oo aad toos iyo si dadbanba ugu gudbin karo fariintaada.
Daawo- Kumaankun Taageerayaasha ONLF Iyo Heestii Danab ee Madaxda ONLF Loo Qaaday "Damaashaddaanu Leenahay"
Somali
Daawo-Odoyaashii Iyo Ergooyinkii Kismaayo oo Warbaahinta La Hadlay Baaqna u Diray DF.
Somali
Is British aid helping Ethiopia’s economy to grow?
English
Sirdoonka Kililka oo Dhagaysta Telefoonada Dadku Ku Hadlaan
SomaliOgadentoday Press (Jigjiga) War goor dhawayd naga soo gaadhay ilo ku dha dhaw xafiiska N/galyada kililka ayaa sheegaya in sirdoonka Kililka 5aad loo ogolaaday dhagaysiga telefoonada dadka ay tuhunsanyihiin. Tallaabadan oo in muddo ah la isku diidanaa maadaama ay sharci-darro tahay in qofka muwaadinka isagoon ogayn la dhagaysto ayaa na loo xaqiijiyay in loo ogolaaday sirdoonka Kililka inay dhagaystaan ciday rabaan telefoonkeeda. Ilaha aan xogtan ka soo xigannay ayaa noo sheegay in dad dhawaan lagu xidh xidhay Jigjiga la dhagaysiiyay hadalo ay ku dacaayadeynayeen xukuumada kililka. Inkastoo hada kahor la tuhunsanaa in ay Nabad-sugida dawlada dhexe awood u leedahay dhagaysiga telefoonnada, ayay arrintani fajac ku noqonaysaa muwaadiniinta iyo siyaasiyiinta Kililka 5aad. Ma kala cada in sirdoonka kililka ay heleen qalab ay ku dhagaystaan iyo inay ganca ka helayaan hayado kale oo dawlada Federaalka ah markay dhagaysanayaan telefoonnada. Arrintan ayaa laga yaabaa inay cabsi ku abuurto dadka telefoonada ku hadla oo ka baqaya in maamulka kililka oo ciday rabaan ka shakiya ay telefoonadooda dhagaystaan.
Wafti ka Socda, China, Midowga Yurub Iyo Maraykanka oo Kismaayo Booqday
Somali(Ogadentoday Press)- Waftigii Heer Calaami ah ee oogu horeeyay Ayaa Maanta Booqday Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda Maamul Gobelaadka Jubbaland State. Waftigan ayaa ka socday Wadanka China, Midowga Yurub Iyo Dowladda Maraykanka waxayna ka soo kicitimeen Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya.Waftigan ayaa kullan la qaaday Madaxwayne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Jubbaland State Muddane Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag.Kullankan ayaa looga hadlay seddex arimood, Hirgalinta dhamaystirka Maamul Gobaleedka Jubbaland State, Barnaamijyadda Horumarinta Seddexda Gobal ee Maamulka ka kooban yahay.
Daawo- Banaabaxyo Dhabaab ka Dhacay oo Lagu Taageerey Jubbaland.
Somali
RW Itoobiya: Waan Difaacaynaa Somaliland
Somali(Ogadentoday Press)- Raysul Wasaaraha Doowlada Ethiopia Haile Mariam Deselaim ayaa ku dhawaaqday in Dowladda Itoobiya ay Maamulka Somaliland ka taageerayso dhinac walbo ah oo mid ah.Taageeridda ayuu sheegay inay ka mid tahay dhanka Milatariga, Siyaasada iyo dhaqaalaha. Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia (Hailemariam Desalegn ) oo haddal u jeedinayay Barlamaanka Dalka Itoobiya ayaa sheegay ineey adkeeynayaan Isbahaysiga doowladiisa ay la leedahay maamulka Somaliland. Waxaanu ka taageeri doonaa khatar walba oo kaga iman doonta Dhanka Alshabaab. Hadii loo baahdo Ciidanka Itoobiya waxay ka bar-bar dagaalami doonaan siin doonaan Toobabaro Ciidanka Somaliland ayuu yiri.
Ethiopian PM says ”We will defend Somaliland,”
English(Ogadentoday Press)- Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready to provide diplomatic, military, and economic support to Somaliland “should they need it”.He underlined the long bilateral relationship between the two Horn of African states saying Somaliland and Ethiopia cooperate on many fields including security, economy and education.
Africa: Press watchdog urges John Kerry to discuss press freedom
EnglishAddis Ababa - An international press freedom group is calling on U.S. Secretary of State John Kerry to speak out on behalf of press freedom when he meets with leaders in Africa this week.Kerry’s visit — to Addis Ababa, Ethiopia, for the 21st African Union (AU) summit May 24-25 — comes at a time of great turmoil in Ethiopia for journalists, according to a letter from the New York-based Committee to Protect Journalists. "Today, with seven journalists behind bars, Ethiopia trails only Eritrea as Africa's worst jailers of the press. Among the imprisoned journalists are award-winning columnists Eskinder Nega and Reeyot Alemu, both of whom were targeted under the country's sweeping anti-terrorism law," Joel Simon, the group's Executive Director, said in the May 16 letter.
Dhambaal furan kuna wajahan Madaxda ONLF.
Somali(Ogadentoday Press)-Marka koowaad mahad oo dhan Allaahbaa iska leh, Allaha ii suuro galeyey inaan qoro maqaalkan. Allaha Dunidan aan moogeyn ee maamula yaa mahad leh, Allaha midowgii SOVIET kaladirey ayaa mahad leh, Allaha Yogoslavia kaladirey ayaa mahad leh. Allaha madaxda JXWO soosaarey ayaa mahad leh, Allaha shacabka Ogadeeniya mideeyay ayaa mahad leh, Allaha danahooda garansiiyey waqti ay soomaali badan danaheedii garanwaydey ayaa mahad leh.Hadaan intaa kaga gudbo mahadnaqa Eebewayne waxaan Allaah kabaryi inuu barakeeyo Madaxda Jwxo Cimrigooda iyo Caqligooda, kana dhigo kuuwii guusha hanta. Waxaan leenahey Madaxda sharafta leh waad lasocotaan Geeska Africa waxaa ku habsadey masiibo iyo dhibaato ayna laqabin Afrikadda kale, waxaana sabab u ah cadaalad darradda ay kuhayaan dad sheegnaya inay masuuliin yihiin. Waxaan idinkaka rajeynaynaa inaad niyaysataan ugar,gaaridda guud ahaamba umadaha ku dulman geeska Africa.
Ergooyinka iyo xubnihii shir weynaha ururka OYSU oo ku soo qulqulaya magaalada San Diego
Somali(Ogadentoday Press)- Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ayaa wuxuu toddobaadkan qabanayaa shir weynihii sannadka oo lagu qabanayo magaalada San Diego ee gobolka California iyada oo uu si toos u furmi doono haddii alle idmo May 22keeda. Shirkan ayaa waxaa la rejeynayaa iney kasoo qayb-galaan in kabadan 100 qof oo isugu jira xubno iyo marti sharaf ka kala imanaya dunida dacaladeeda.In kastoo la rajeynayo iney xubnaha badankoodu iman doonaan ayaamaha soo socda, haddana waxaa baryahan magaalada kusoo qulqulaya martida qaybaheedii hore oo si diirran loo soo dhoweeyey.
Daawo- Nairobi Iyo UK Xaflado Lagu Taageerayo Jubbaland State.
Somali
Waxqabadkii Urur Waynaha OYSU
Somali(Ogadentoday Press)- Halganka Ogadenia lagu xoraynayo waa mid soo jireen ah kaasoo dabasocda halgamadii kahoreeyay. Waa halganka qori isu dhiib ah oo lagu Xoraynayo Dalka & Dadka Ogadenia lagana xoraynayo Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga kuhaysta wadanka Ogadenia. Dhalintu waa mustqabalka barri waana kuwa waxna dhisi kara waxna dumin kara. Hadaba Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia ee (Ogaden Youth and Students Union OYSU) waxay tahay ujeedadooda oogu wayn eey higsanayaan siday Ogadenia ugaadhsiin lahaayeen xoriyad taam ah oo lagu wada naaloodo mustaqbalka Haduu eebuhu yiraahdo. Tan iyo intii la aasaasay OYSU 27 June, 2010 Denmark-Copenhagen, urur waynahay OYSU oo kulmiyay urur hoosaadyo faro badan oo kajiray daafaha aduunka ayaa siwanaagsan looga dareemay waxqabadka & abaabulka uu ururku kusoo kordhiyay guud ahaan halganka gobanimo doonka Ogadenia.
Kenya’s Foreign Secretary sworn into office
EnglishNAIROBI, Kenya, May 20 – Amina Mohamed has been sworn-in as the Cabinet Secretary for Foreign Affairs, four days after her colleagues took their oaths of office. Mohamed was away in New York winding up her duties at the United Nations headquarters when her 15 colleagues were sworn in last week.Speaking during the ceremony at State House Nairobi, President Uhuru Kenyatta said he looked forward to working closely with her in pushing the country’s agenda on the international arena. The Head of State noted that the new Foreign Secretary had the requisite experience and expressed confidence that she would ably manage the country’s foreign policy and agenda.
Daawo- London oo Lagu Qabtay Xaflad Si weyn Loogu Taageerey Madaxwayne Axmed Madoobe Iyo Ku Xigeenkiisa, Fartaag ee Jubbaland State.
Somali
Kismaayo oo Noqotay Xujadii Xukunka Madaxwayne Xasan Sheekh!
SomaliWashigton (Ogadentoday Press)- Loolanka Siyaasadeed ee ka taagan DF ee Soomaaliya ee uu Hogaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Maamul Gobaleedka Cusub ee Jubbaland State ee Madaxwaynaha loo doorey 15 May Axmed Maxamed Islaan ayaa Dhiblomaasiyiintu reer Galbeed ku fasireen inuu yahay Xujadda hortaagan Madaxwaynaha Soomaaliya.Dalalka Reer Galbeedka ayaa isha ku haya Sida Madaxwaynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu u xalin doono Kismaayo Iyadoo ku tilmaamay “ Diplomacy Test” Tijaabo Siyaasadeed.J Peter Pham oo ka tirsan “Atlantic Council” oo ah Xarun qaabilsan sarre u qaadida Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegay in Kismayo tahay meesha Madaxwaynaha Soomaaliya lagu eegi doono sida uu u xaliyo.
Maxamed Shariif oo Madaxda ONLF ka mid ah oo ka waramay Socdaal uu Ogaden ku taggey+ Sawirro - ONA.
Somali(Ogadentoday Press)- Waxay ahayd dhamaadkii June ee sanadkii 2012 markii aan gaadhay gudaha Ogaadeenya. Waxaan ugu tagay kulan ay lahaayeen qaybta Heegan kaas oo aan la kawsaday. Intii aan joognay kulankaas waxaan si waafi ah warbixin uga qaatay taliyaha qaybta iyo madaxdii la shaqaynasay sidoo kale waxaan la kulmy xubno badan oo ka tirsan ciidanka, mudo sadex maalmood ah ayaanan ku sugnaa goobtii. Ka dib waxaan kulamo la yeeshay qaybo ka tirsan ururada bulshda oo kala gadisan waxaanan halkaa ku sugnaa muddo todobaad ah. Intii aanan ka anbabixin deegaanka gobolka Doollo iyo qaybta Heegan, waxaan si wayn u qiimeeyay xidhiidhka ciidanka iyo bulshada iyo hawlagada ciidan ee jabhadda, waxaan sidoo kale daraasad ku sameeyay xubnaha jabhadeed ee ka hawlgala deegaankaas. Intaa ka dib waxaan sii watay socodkaygii waxaana 12kii July 2012 gaadhay deegaanka Harooyinka halkaas oo aan kula kulmay masuuliyiin golaha dhexe ah iyo qaar ka tirsan maamulka Duufaan, waxaanan la qaatay kulamo kala duwan. Intaa wixii ka danbeeyay waxaan si toos ah ula hawlgalay haya’daha kala duwan ee jabhadeed ee ka hawlgala gudaha Ogaadeenya waxaanan maray gobolda Doollo, Jarar, Nogob iyo qaybo ka tirsan Shabeele. Waxaa kale oo aan soo maray deegaamo ka tirsan dhulka kore ee ay ka hawlgasho qaybta Gorgor.
75 Heads of State, 450 journalists to attend AU summit
EnglishThe African Union Commission, AUC, said 75 Heads of States and Governments from AU member state are expected to attend the 21st African Union Summit. The summit is scheduled to hold from May 19 to 27 in Addis Ababa. A statement by the Commission’s Directorate of Information and Communication in Addis Ababa on Saturday, said 450 journalists had been given accreditation to cover activities of the summit. The 21st summit coincides with the 50th anniversary of the defunct Organisation of African Unity, OAU, and the 10th anniversary of the African Union, AU.
Madaafiicda Hoobiyaasha ayaa habeenkii xalay lagu weeraray Villa Somalia
SomaliXalay (Isniin) saqdii dhexe ayaa laga maqley dhawaaqa gantaalada Hoobiyaasha magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsadey xarunta ay degan yihiin madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.Ilamaa iyo iyo 7 hoobiye oo aan lahayn jiheeye ayaa ku soo dhacay meelo ku dhaw Villa Somalia oo uu markaas ku sugnaa Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud.Hoobiyaasha ayaa ku dhacay qaybo ka mid ah degmada Wardhiigley oo ay ku taalo Villa Somalia, Lamaha Amniga ee Dowladda ayaan ka hadlin hoobiyaasha xalay lagu soo tuurey qaybo ka mid ah xaafadda Wardhiigley iyo in ay geysteen wax khasaaro ah.Marar badan ayaa sidaan oo kale weerar Hoobiyaal ah loogu qaadey madaxtooyada Villa Somalia inkasta oo mararkaas aanu ku sugneyn madaxweynuhu, waxaana ku dhintey dad deegaankoodu ku dhawaa Madaxtooyada.
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia ee Magalada Cape town South Africa ayaa cawa waxa ay u codeeynayeen Xog-hayaha Guud ee OYSU.
Somali(Ogadentoday Press)- Sida aan la wada socono waxa wadama kor u dhaafayo Afartan iyo Shanwadan ka dhacayo Doorashadii Xog-hayaha Guud ee OYSU heer calimi ah, waxa cawa Doorasho codkooda shaqsi walba uu codkiisa dhibanayay si xor ah ka dhacday Magalada Cape town South Africa.Inta aysan Doorashada bilaaban waxa lagu furay ayadaha Quranka Kariimka & wacdi diini ah oo aad u qiima badan waxana soo jeediyay Sheikh Maxamed Yuusuf Ajar iyo xasanaad allaha ha ka siiyee Aamiin.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 4.91 seconds 6,895,949 unique visits