Gudoomiyaha Xisbiga EPRDF ahna Raysul Wasaaraha Itoobiya Melez Zenawi ayaa ka hadlay arrimo iskugu Jira Doorashada soo socota, Warbaxintii Kooxda ka Hortaga Dhibaatooyinka iyo Colaadaha iyo Isagoo sheegay in Gabadhiisa uusan kula talin lahayn inay Siyaasada gasho balse carabka ku dhuftay inuusan u talin oo ay tahay qof Xor ah. Melez ayaa sheegay inuu yahay Hogaamiyaha u keenay Itoobiya Isbadalo badan.
Mar wax laga waydiiyay Nidaamka Doorashada Itoobiya ayuu ku sheegay in ay tahay qaabka Ingiriiska oo kale oo Xisbiga guulaysta Gudoomiyahiisu uu noqonayo Hogaamiyaha Wadanka, Balse waxaa is waydiin leh ma ka Jirtaa Itoomiya Doorasho xor ah sida Mida ka Dhacda Tusaalaha Wadan ee uu soo qaatay ee ah Ingriiska jawaabta waxaan ooga tagaynaa Akhristayaasha.
Waxaa kaloo ka mid ahaa arrimaha wax laga waydiiyay mudo labo Bilood ka hor ah in uu sheegay inuu ka tagayo booska balse hadana uu damaaci galay taas oo lagu fasiray inuu yahay la haysto Xisbiga haystaa balse la oran karo sida dadka qaar aaminsan yihiin inuu isagu haysto Xisbiga wuxuuna Melez jawaab ku baxiyay Miyaana u qalmin? Miyaanan ahayn qof Wax qabad?
Dhanka kale Melez ayaa wax laga waydiiyay Gabadhiisa oo Jaamacad ka Dhigata wadanka Ingriiska inay ku soo biirayso saaxada siyaasada Gabadha ayaa Melez ku keentay Su,aalo badan kadib Markii Sawiro laga qaaday Iyadoo Toogasho Baranaysa Wuxuuna ku jawaabay Melez in ay xor tahay oo uusan u talin balse uusan kula talinaynin inay Siyaasada gasho.
Arrinta kale ee uu ka hadlay ayaa ahayd siduu u arko Warbaxintii Digniinta ahayd ee ay Kooxda ka Hortagta Dhibaatooyinka ICG, ka digtay dhibaatooyinka ka dhalan karaa Doorashada Itoobiya 2010.
Melez oo aad u caraysan ayaa eedan iska Fogeeyay kuna tilmaamay warbaxin aan lahayn sal iyo raad wuxuuna sheegay in kooxdaas warbaxinta ka qaadan kooxaha ka soo horjeeda Itoobiiya, Waxaase shaki aan ku jirin inay dhaci doonaan rabshado Mudaaharaad iyo Qalalaaso sida Khuburada ku xeel dheer arrimaha Itoobiya sheegeen.
Dhanka kale Melez ayaa Ibuucan dhexdiisa sheegay in Mucaarad aan laga baqin mar uu la hadlayay Xisbigiisa oo uu sheegay in Mucaarad aamin san yihiin Fikirkii Gaboobay ee Madaxwyanahii Hore ee Itoobiya laga saaray Mengest Haile Mariam.
Visit The New Sit of http://www.ogadentalk.com/news.php
OgadenToday
Addiss Aabab
il adayg ma aha waxani waa doqonimo iyo klaigii talis nimo
lakin ogadenya way tashatayee yuu isu sharixi oramada lafteedu hada ma baraarug yara
iyo waliba xabashidu
manata ogadenya waxay haysataa cudud milatary oo diyaar u ah in ay xorayso wadanka ogadenya ma aha onlf sidii ay ahaan jirtay waaayihii hore manata waa ciidan wax walba u dhamaystiranayhay
ilaahay ayaan guul kasugaynaa
by hanad_2015@hotmail.com
maalin walbaa maaha ciid gumeeste males waxaan dhihi lahaa oagaadenya ha ku tashan ee gabadhaada kula tali in ay tigraay madaxweyne ka noqoto soomaalida ogaadeenya waxaan kula talin lahaa inay taageeraan walaalahood xaqleyaasha onlf ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa waa arin muhiim ah in la difaaco dalkaada iyo dadkaada ayagaa ku hursan meel walba oo aad tagto
runt waxa xaqiiqo ah in ehiopia dhici tan qarka u saarantahay ogadenia ay diyar u yihiin iny wadankoda difacan shacabka ogadenia suu hada u baraarugsanyahay ahdu u baragsanan lahaa 1991 runtii manta gumaysi nama haysten hasayeshe mantana tii aya tagan dhicitan TPLF lakin manta waxay ONLF ku galaysatay inay dadki bararujiso diyarna u yihin wiil iyo gabdhba inay wadanka difacan gobalkenan wan gosanaynaa in sh allaah malin aan fogayn marka ha layabina inuu melez is adkeyo waxa la soo gadhay dhicitankisiye waxba yan laga qorin
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique queВ leВ compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin