May 21 2013 12:55:50
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Somalida Gobalka Western Cape ee South Africa oo far’xad ku ciiday Geeri Naxdin leh kadib
Somalida Gobalka Western Cape ee South Africa oo far’xad ku ciiday Geeri Naxdin leh kadib

Iyadoo maanta Dunida dacaladeeda looga damaashaadayay u dabaaldaga Ciidulfitriga ayaa waxaa goobta Saladaa ciida lagu tukado oo kutaala Xafaada Bellville ay sida Rasmiga ah Somalidu ooga dagantahay Magadaalada Cape Town ee wadanka south Africa waxaa isgu yimid dad lagu qiyaasay 3000 oo isugu jira Rag Dumar iyo Caruur oo wajiyadooda ka muuqatay Farxad aad u balaadhan Kadib markay soo dhamaysteen waajibaadkii Bisha Barakaysann ee Ramadaan waxaana maanta Hogaaminayay munaasabadan Sheekh Cabdullahi oo ah Imaamka Majaajidka Sunah ee Xaafada Bellville iyo Xubna ka mid ah Gudida markiska Dacwada ee Gobalkan Western Cape oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Xuseen Shibli ,Sheekh Bahjudiin , iyo Sheekh Xuseen Nageeye oo dhamaantood Meesha ka soo jeediyay Khudbado dhaxal gal ah iyagoo Faahfaahin dheer Kabixiyay Waxqabadka xafiisaka dacwada muda sanad ah .

Waxaana ka mid ahaa in lamuslimayay 227 qof oo heestay diina kale kolkoodii hore dadkaas oo si wanaagsan loo baro diinta islaamka lana quudiyo sidoo kale wax Barasho loodiray 10 arday laguna Raja weyn yahay in Masaajid mug weyn loodhiso Somalida Ku dhaqan Nawaxaaxiga Magaalaada Cape Town oo hada kutukata Masaajid aad cidhiidhi U ah waxay Dadku sadaqaysanayeen lacago loogu deeqay Markizka dacwada ee Gobalka Western Cape oo Runtii dadku ay aad ooga maqsuudeen shaqooyinka uu soo qabtay muda sanad ah iyo kuwa uu ku guda jiro kadib Waxaa la tukaday Salaadi ciida waxaana Khubad dheer oo dhinacya badan taabanasay Soo jeediyay imam Sheekh Cabdullahi wuxuuna si gaar ah sheekhu u wacdiyay Boqolaal Dumar ah oo salaada ciida Kasoo qayb galay isagoo sheegay in Rasuulku SCW uu gaar u wacdiyay

Dumarka una sheegay in ay u bateen Naarta laba arimood oo jira owgood waa mida koobaad e waxaad Badisaan naclada iyo ta labaad oo ah Xanta isagoo sidoo kale Baraarujiyay in Rag iyo Dumarba la iska ilaaliyo in Ceebaha dad ka musliminta ah la raaacraaco in la ilaaliyo Xuquuqda dariska iyo ta waalidiinta intaba .

Si kastaba ahatee Ciidan ayaa ahayd mid aad dadka ooga mooqatay Farxad wallow ay wali dadka ka qaarkood la murugaysnaayeen Dilkii fooshaxumaa ee loogastay Marxuun Maxamuud Maxamed Cabdi (Jabuubti) Maalintii khamiista ee la soo dhaafay halkaas ooy tuuga hubaysan ay Qudha kajareen marxuunka xili uu dajinayay Baabuur uu adeeg ugu waday Dukaan uu kulahaa Tuulada Mfuleni ee duleedka magaaladan Cape Town kadibna maydkiisa ay kula tageen Baabuurkii ayna ku tureen Meel cidla ah .

Nasiib wanaag waxaa la qabtay Tuugadii dishay muwaadinkan Somaliyeed oo ahaa 3 Nin oo u dhalatay Dalkan South Africa Kadib markii la helay Macluumaad sheegaya halka uu ku sugan yahay Baabuurkii lagu afduubay maydka Marxuun ka kaas oo ahaa aalada loo yaqaano Tracker oo kujiray Baaburkan lagula tagay maydka waxayna Tukadii tuseen Police ka goobtii ay maydka ku tureen isagoo lagu aasay marxuunka Qubuuraha Mowbary maalinti Jumcada waxaana Barri oo isniin ah maxakamad lasootagayaa ragii Dilkan gaystay .

Somalida Gobalkan Western Cape ayaa lagu wadaa inay Mudahaarad ka horsameeyaan Maxkamada si aan dan biilayaashan loogu soo daynin Cudhaadh ama bail sida inta Badan ka dhacda wadankan South Africa .

Xadiis Xaaji Aadan, Ogadentoday Cape Town




Comments
#1 | jilibeey on September 28 2009 10:22:30
maa shaa alaah ilaa hoow nasrigaaga soodaji aadaa balanta kabixine.
#2 | wowgold on October 29 2010 00:49:37
#3 | nyl on November 04 2010 17:45:29
relying on ultra-high heels or overdone embellishments to do so. Most will find the 3" heels fairly wearable argyle knit the pretty little bows are subtly highlighted by a row of tiny rhinestones ugg australia ugg bags and the fabric uppers Ogaden Today Ogaden Press Agency OPA News Somalida Gobalka Western Cape ee South Africa oo far xad ku ciiday Geeri Naxdin leh kadib
#4 | pandora bracelets on November 17 2010 22:13:54
I think I am more theoretical than practical. pandora bracelets On a personal level, pandora charms I love jewelry. pandora jewellery I have participated in an important local pandora bracelets silver contest called Plata del Peru, pandora charms sponsored by Patronato de la Plata, pandora jewellery as an invited judge. My years with Novica pandora bracelets have broadened my experience still further in many ways. Meanwhile, pandora charms the market has enjoyed great growth, and I now feel myself closer to the market at Novica. pandora jewellery New jewelry materials and concepts are always wandering around the world, pandora bracelets so I keep learning about what's new.
#5 | asas on December 10 2010 01:20:11
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.72 seconds 6,853,343 unique visits