Xog- ONLF oo Hub ka soo iibsatay Dalalka Bariga Yurub.
Xog- ONLF oo Hub ka soo iibsatay Dalalka Bariga Yurub.
10 March 2013.
(Ogadentoday Press)- Illo Dhiblomaasiyadeed oo u waramay Warbaahinta Ogadentoday Press ayaa u xaqiijiyay in Jabhadda ONLF ay hub ka soo iibsaday Dalalka Bariga Yurub ee ka ganacsada Hubka.
Mar aan wax ka waydiinay Saraakiisha Jabhadda ONLF arrintan ayay gabi ahaanba ka gaabsadeen balse Illo Siyaasadeed oo Madax-Banaan ayaa u xaqiijiyay Ogadentoday Press.
Ma jiraan wax faah-faahin ah oo laga hayo hubkan sida uu u galay Ogaadeeniya, waxaana la sheegay in Hubkan si toos ah Dalka Itoobiya Gudahiisa la soo mariyay Jabhadda ONLF.
Dowladda Itoobiya ayaa walaac xooggan ka qabtaa Ciidamadda Jabhadda ONLF oo weeraro baddan fuliayay sannadkan Gudahiisa waxaana arrinatas ay muujisay in ONLF ay heshay Taageero Hub oo ooga yimid Dibadda.
maa shaa allah waa arrin lagu faraxo si aad iyo aad ah waa guul uso hooyatay ogadenia iyo guul darao tplf in shaa allah waan ka qaadan doona dhulkeena waa farxa jwxo usoo hooyatay
waa wax lagu farxo lkn fikirkayga ogadentoday xogta noocaas ah ee jabhada ha soo bandhiginbaan odhan lahaa sababtoo ah itoobiya haday ogaato halkuu hubku kayimid way daba gali kadibna waa dawlad wayne in ay dhib inagu keento oo ku kaoo inoo soo dhex mari lahaa ay controsho yaa dhici karta,dadkuna isku wada fikir ma aha hadii ay ra'yigaygu uunna sax ahyn dhib ha u arkina halganka halkaa kawada
Guulaha ay ONLF gaadhay ayuu ka mid yahay hubkan
waana kii ogadeniya lagu xoreyn lahaa,dad badan ayaa
ka naxaya warkan.
Saahid bariga africa meeahan ku aragno malaha eye glased
ayaad u baahan tahay
War beenta Naga kala baandhee Maandhoow. ONLF tuulo qabsatay ma haysaa? ONLF dagaal wada muddo dheer waxbana ayna ka soo naaso cadeen waa waxa aan uga baxay todobaadkii hore waxan aad ku sheegtaan halganka. Halgame xaq udirir ah ayaan ahaa. waan ka baxay ONLF markii ay ka qayb gashay shirkii xaaraanta ahaa ee ururada amxaarada ay kula midawday... aniga amxaar igu awr kacsan maayo balse waxan dhinac ka raaci cabdi maxamuud cumar iley oo halgan xalaal ah ku jira.
TAAGTEE ONLF HUB KAGA SOO IIBSATAA EUROPE? WAX KASTA OO BEEN AH NOO SOO QORA MAR WALBA
Midkaan halgame wata koley hadalkaaka wax kasoo qaaad maleh ee kuwa maskaxda laga gumeeyay ama dabaqoodhi xun oo aan damiir laheyn baa tahay, ee cantarabaqashka dadka kala fadhiiso , onlf adiga ayay ku xoreyneysaa e
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin