May 20 2013 13:48:28
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Khilaaf ka taagan Ergooyinka Magaaladda Kismaayo.
SomaliKhilaaf ka taagan Ergooyinka Magaaladda Kismaayo.

On 10 March 2013

(Ogadentoday Press)- Wararka ka imanaya Magaaladda Kismaayo ayaa la sheegay in la isku khilaafsan yahay habka loo qaybsan doono Ergooyinka Magaaladda Kismaayo ka socda, oo Isugu Jira Beelaha Soomaaliyeed ee deggan Magaaladda Kismaayo.

Beelaha qaar ayaa ku hishiiyay qaybsiga Tiradda Ergooyinka beel ahaan ku soo aaday.

Khilaaf ba,an ayaa ka taagan Beelaha ku abtirsadda Darood kuwaas oo u kala baxay, Harti, Absame Iyo Sade, Beesha Harti Iyo Absame ayaa iyagu ku hisiiyay qaybsiga Ergooyinka meesha Beesha Sadde diidan tahay Tiradda ooga soo aadaya 77 Ergo ee Kismaayo.

Degmadda Magaaladda Kismaayo ayaa guud ahaan la isku raacay 77 Ergo inay shirka ooga qayb gasho waxaana 77 loo qaybiyay Beelaha Deggan Magaaladda Kismaayo.

Beesha Sadde ayaa aaminsan in Beesha Harti Iyo Absame ooga baddan tahay Magaaladda Kismaayo isla markaasna loo baahan yahay inay Ergooyinka oogu bataan ka Daarood ahaan.

Wali waxaa socda Dadaallo lagu dhamaynayo habka qaybsiga.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | kin on March 10 2013 12:21:17
war waa yaabee goorme magaalada kismaayo daarood yeeshay waa kaas xaq darada isku kiin dirtay ogaden magaalada ugu sokeyso waa afmadow sida aan filayo 100 km kabadan ayeyna kismaayo ujirta mareexana waa gobolka gedo oo xaq daro kuyeshen majerteena magaalada kismaayo ayu asgaa degaa lokn jilaafadiisa ayaanba laga kaceyn waxna laga qabsan kareyn wixii xaq daro ku heshiiya xaqa ayaa isku dira marasta dhulka xaqa uleh ee aad ka boobeysan faraha ka qaade hadii kale ciidan layaqan ee ilaaaliya ayan usoo direyna meesha ogaada warhooy dad jiiifa ayaa isku soo kicin rabtaane .............
#2 | gaale on March 10 2013 12:54:10
kiin soo barop wadanka intay aysan xamaasadi ku qaadin m arkaad kala barato wadanka ka hadal waxaaga aadan
#3 | cilmi on March 10 2013 15:31:47
Meeshii daarood xaadhxaadhaba hawiye inuu ku xaaro doonaya lama waayo. Ordoo magaalooyinkiina hagaajista kismaayo ha u soo hanqal taagina. ogowna Soomaali meeshay joogto hawiyaa dhigay.
#4 | mukhtaar xuseen axmed on March 10 2013 15:32:54
asc subxaanallaah war wadanka ilaahay baa iska leh ee dadka soomaaliyeed yaan laysku dilinmida kale ilaahay ninba meel bu ku aburaye qabiilada hada laga sheekaynayo runtii way dagan meesha lkn taa macneheedu maaha in xaq daro lagu dhaqaaqo ee soomaaliyeey yayna xamaasadi idin la tagin
#5 | AHMED yare on March 10 2013 15:59:55
Kiineey waad hurudaa ee wali maadan kicin ee orod doono dhalfo daarod adigaa dhihi waay leeyihiin
#6 | Calasow yare on March 10 2013 16:04:50
Kiin scw walaasheey daarodaa leh ee adigu waxaan u maleehaa inaad habar gidir tahay ee goormaad nasoo dhaaftay kuwi kula socdey ayagoo kaneeco ku dhacday ayeey noqdeen ee adigu mahaagii maad roogtaa abgaal markale ma idinka yeelaayo daaroodaa xun iga laal ogaadeena kismaayo leh
#7 | jubbaland on March 11 2013 03:27:28
WAR WAXAAN LA HADLAYAA ODOQONTA OGAADEEN
DAAROODAA ISKA LEH IYO WAXAAS KU HELIMEYSID KISMAAYO
SOOMAALIA MEEL AAD KA DEGTO MA JIRTO
AFMADOW BAA MARKII DHILMAANYO LOOGA CARARO AAD SI DHUUMAALEYSI AAD KU TIMAADAAN, MAREEXAANKII QAXOONTI AHAAN IDIIN DEJIYEYNA WAAD KU CAASISEEN.
AAN ARAGNO MEESHAAD KU DANBEYSAAN YAA ARI CARBEED
#8 | qooqaani on March 11 2013 08:08:46
MAREEXAAN WUXUU DAGAA MUDUG.MARKA NINKA LABAXAY LUBBALAND WAAD QALDANTAHAY DHULKA MAKALA TAQANID.
#9 | djboinjw on March 12 2013 10:57:39
qlvsltge http://louisvuittonuk1.co.uk/ vubdtslz http://louisvuittonhandbags1.co.uk/ okjshryk http://louisvuittonoutletzuk.co.uk/ swnrvohn http://cheaplouisvuittons-bags.com/ ttvkghzm http://louisvuitton-speedyz.com/ evyyoljv louis vuitton uk rrpxhykh louis vuitton handbags dlkqyaxp louis vuitton outlet uk svwwycyw cheap louis vuitton handbags rxpumfxd louis vuitton speedy Aftermarket Automobile Sections Explained to The actual Layman. You will find a number of fuss within the African-american Mango while it is without a doubt claimed to be the most efficient new product but what on earth is the best simple fact? Would it be genuinely effective throughout lessening excess fat or maybe never? Oriental have been employing this fat loss building a long before.
#10 | Meetrathybype on March 19 2013 00:06:09
An fascinating discussion is worth comment. I feel that you simply ought to write alot more on this subject, it may not be a taboo topic but normally folks aren't sufficient to speak on such topics. To the next. Cheers

nfl authentic jerseys

http://cheapchinajordans.talk4fun.net/
Post Comment
Name:

Validation Code:

Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password

Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:

Enter Validation Code:

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.62 seconds 6,837,722 unique visits