Ina cumar cisman sxb egland waa wadankii noo dhiibay ethiopia , wuxuuna taageerayaa ilaa haatan ethiopia ,, adiga laftaaduna waxaad joogtaa englishka markaa maxaad qadiyadan uga dhaadhicin wayday ama uga raadin wayday engriiska ....waxaan kale oo aan ogsoonahay in egland ay siiso fund liyuu police DDS adigana aadan wax taagaro ah aadan xagooda ka hayn ...marka soo lama odhan karo khiyaanadii shacabka lagu hayay mudo farabadan ayaad laftiinu haysaan?????
Ilaahay ha ku guuleeyo ina cumar cismaanoow, wann ku aqaanaa oo geesi bssd thay, nin gob ah oo aan ceebaal lahayna waad tahay laakiin tolkaa ayaan aqaanaa oo tolkaaga aad u halgamayso intooda badan waa dad ninka xun jecel oo ninka wanaagsana dhibaateeya. Ilaahay ha guuleeyo adiga iyo halganka aad hogaaminaysaba.
Youth wali mawaxad kutagersantihin gudomiyaha ogaden inudagal kasicodo alelaha tala mahaysan idinka iyo duqan england kuraxaysanhaya ale shacabka nabad hasiyo war umada xabada kadaa a a a a a a a a a aya ilahay kabaqo
Admiral, maxed cumar, waa halyay, go aan leh geesi illaahay u soo saaray, rer ogadenia, ilaahay, ha daayo, cadowgiisana ha jabiyo, wuxuu doonayana alle ha u rumeeyo,
dadkiisana ilaahay, ha garansiiyo, cadawgooda,
ethiopia aan raacnee maxaaan ku aaminnaa, yaa balan qaadi kara, in ay cadaalad iyo sinaan, inagu maamuli doonto,
ONLF hadii meesha ka baxdo,
waxan lagu magacaabo kililka, waa wax markii horaba la samaystay, waxaa hubaalla in laka diri doono,
kadibna waxaa laynagu qasbi, in aynu, foorarsano, oo sidii la doono laynaga yeelo,
war caqliga aadegsada, ethiopia, ujeedayleedahay, wadankaas ayay rabtaa inuuna go,in, waxay rabtaa inay, inaga dhaadhiciso,
qoomiyado iyo federal, ayaa jira waana sheeko, korka ka qurux badan laakiin hoosteedu urayso, waa wax, laga dhaadhiciyo, dad la carbiyay, oo dubka kore somali inala ah, laakiin ujeedo, leh,
wadanka tigree ayaa ka taliya, bal intayna anaga waxnoo ogolaanin ha u ogolaadaan qoomiyadaha ay isku diinta dhaqanka luqadadda yihiin ee isaga keen dhawyihiin.
inaan qof ku gafno ama aan amaano bilaa xikmad waa waxyabaha inagu badan waxa lagama marmanka ah waxay tahay ilaa hada 50 sno iyo iyo kabadan ayaan hal dhinac oo xabada ah wadnay marka miyayna fic nayn inan xisabtana oo an misaano maxaa inoo qab somay maxase inoo qabsomin maxan ku qaldanay maxanse ku saxanahay hadaan taasi jirin runtii guusho sida roobka cirka kama soo dhacdo ee wadooyin ayaa jira lo maro dagalkuna wa wadoo yinkas halwad oo kamida
lakin wadoo yin kale aan isku dayno ugu yaraan aniga waxan ahay aqon yahay u dha shay gobalka ogaden waxanse fikirkayga ar kaa ugu badnan 10 sano ee so ocda hadan isbadal lasamenin waxaa lagayabaa in laga shekeeyo qaladadka an galay
mic nahaygu mahan inan le yahay onlf wax natiija ah makenin man aha mic nahygu ha lisdhiibo oo gumaysiga gacanta ha lo galo lakin wa waqti gii maskaxda lagaga sha qee sin lahaa
war maxa suuragala oo an haysanaa heli kara nalo ogal yahay, maxaan sura gal ahen oo an waynay anan suura gal ahen , maxay dani ku jirtaa o umada lagu bad badin kara taas waa arain mas kax umahan
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin