May 20 2013 06:25:17
Users Online
· Guests Online: 28

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Raysalwasaaraha Soomaaliya Saacid oo Puntland gaadhay.
SomaliRaysalwasaaraha Soomaaliya Saacid oo Puntland gaadhay.

(Ogadentoday Press)- Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) iyo wafti uu hogaaminayay ayaa manta gaadhay Maamul Gobaleedka Puntland Caasimadda Garoowe.

Waftigan ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyay Maamulka Puntland oo uu hor kacayo Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole.

Faroole ayaa xukumadda si wayn oogu kacsan isagoo aaminsan in nidaamka dastuurka ee uu u yaalla Dowladda Federaalka uusan ahayn mid Madaxwaynaha iyo Xukumaddiisu u hogaansanayn.

Kullankan ayaa waxaa la filayaa inay ka soo bixi doonaan arrimo baddan oo tuhun ay ka qabto Puntland Iyadoo aaminsan in Maamul Gobaleedyadda Dowladda Soomaaliya aan la faragashan isla markaasna dadku dhistaan Maamulkoodda.

Wafdigan uu Raysalwasaaraha hogaaminayo ayaa waxaa ka mid ah xubno kamid ah Golaha Wasiirada ee Federaalka oo ay ku jiraan Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amaanka iyo Wasiirka Maaliyadda & Qorsheynta, waxaa sidoo kale wehliya xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada Federaalka.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa horey casumaad ugu diray Raysalwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, waana markii ugu horeysay oo ay labada dhinac kulan ku yeeshaan caasimada Puntland ee Garowe.

Raysul Wasaaraha Soomaaliya ayaa booqasho ku marayay maalmahan Gobaladda Soomaaliya gaar ahaan Gobaladda Hiiraan, Dhexe iyo Puntland waxaana la sheegay in Dowladdu aysan hadda booqon doonin Jubbaland illaa xal siyaasadeed looga helo Maamul u samaynta Jubooyinka.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | QOOQAANI on March 09 2013 20:08:22
looma baahno in ay yimaadan in at tageerayaan alshabaabka dhibka ku hayo jubooyinka waa in la tashto oo dadka reer juboyinka ay ku nawaqaan dowlad goboleed see deg deg ah,
#2 | Meetrathybype on March 27 2013 07:17:21
An impressive share, I just given this onto a colleague who was doing somewhat analysis on this. And he the reality is purchased me breakfast because I located it for him.. smile. So let me reword that: Thnx for the treat! But yeah Thnkx for spending the time to talk about this, I really feel strongly about it and enjoy reading far more on this topic. If attainable, as you become expertise, would you mind updating your weblog with far more details? It is extremely valuable for me. Major thumb up for this weblog post!


cheap jordans


http://buynfljerseysgo.villedequebectv.com
#3 | Meetrathybype on March 30 2013 13:05:05
Oh my goodness! an astounding post dude. Thank you Still I'm experiencing problem with ur rss . Don't know why Unable to subscribe to it. Is there everyone obtaining identical rss problem? Everyone who knows kindly respond. Thnkx


Custom NFL Jerseys


http://cheapchinajordans.html-5.me/
#4 | Eagellamymn on April 06 2013 02:50:36
An interesting discussion is worth comment. I feel which you must write alot more on this subject, it might not be a taboo subject but usually many people aren't sufficient to speak on such topics. To the next. Cheers


nfl kids jerseys


http://cheapchinajordans.2kool4u.net/
#5 | Eagellamymn on April 06 2013 05:26:59
Make sure you take part in a contest for among the most beneficial blogs on the web. I will suggest this web site!


cheap louis vuitton handbags


http://cheapchinajordansd.22web.org/
#6 | Mashheitnen on April 15 2013 21:22:01
You made some decent points there. I looked on the web for the problem and identified most people will go along with along with your webpage.

michael kors hand bags
#7 | DespepeExciff on April 16 2013 21:09:25
Spot on with this write-up, I really believe this web site wants much more consideration. I'll in all probability be once more to read a lot more, thanks for that info.

michael kors bags outlet
#8 | induncnut on April 16 2013 22:37:24
you might have a great weblog here! would you like to create some invite posts on my blog?

michael kors outlet bags
#9 | Mashheitnen on April 18 2013 21:53:39
I'm quite often to blogging and i actually appreciate your content. The article has truly peaks my interest. I am going to bookmark your web site and keep checking for new details.

cheap michael kors bags
#10 | Mashheitnen on April 19 2013 00:03:28
Right after study a few of the blog posts on your web-site now, and I really like your way of blogging. I bookmarked it to my bookmark web-site list and will likely be checking back soon. Pls check out my web webpage as well and let me know what you think.

michael kors bags
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



sally
19/05/2013 20:58

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

Render time: 0.71 seconds 6,831,621 unique visits