June 19 2013 07:24:55
Users Online
· Guests Online: 37

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Inay Qabanayso Shir Maamul Gobaleed loogu Dhisayo Jubbaland”
SomaliDowladda Soomaaliya oo Shaacisay Inay Qabanayso Shir Maamul Gobaleed loogu Dhisayo Jubbaland”


24 February 2013

(Ogadentoday Press)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Abdikarim Hassan guled oo la hadlayay Warbaahinta Dalka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inay Dowladda Soomaaliya ay qabanayso Shir Maamul Gobaleed loogu samaynayo Gobaladda Jubooyinka Iyo Gedo.

Mar wax laga waydiiyay Wasiirka Shirkii Magaaladda Kismaayo laga abaabulayay ayuu sheegay inaysan shirkaas waxba ka ogayn.

Waanu maqalnay in shir looga diyaar garoobayay Magaaladda Kismaayo balse arrinatas wax shaqo ah kuma lihin.

Wasiirka ayaa haddalka ku daray in dhamaan Qaybaha Gobaladda Jubooyinka oogu baaqayaan Inay Shirka Dowladdu qaban qaabinayso ee Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka Iyo Gedo ay ka soo qayb galaan.

Shirkan Dowladdu ku dhawaaqday ayaa lagu fasirtay inuu yahay mid lagu minja Xaabinayo Dadaalo muddo soo socday oo la doonayay in Maamul Loogu Dhiso Gobaladaas Jubooyinka Iyo Gedo.

Ma jiraan wax haddal ah oo ka soo yeedhay Maamulka Ku Meel gaadhka ah ee Magaaladda Kismaayo Iyo Hogaamiyaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam, (Axmed Madoobe).


Ogadentoday Press.
Comments
#1 | Cabdille on February 24 2013 14:55:09
asww, weriye yasha ogadentoday iyo kuwa dadka kasoo jeeda jubooyinka maxaa loga waayey web si xaqiiqa ah uga soo waranta jubooyinka iyo nfd, wayo mar walba web muqdisho laga soo maleegey ayaa umada ben habaabisa oo wixii goboladaa ka dhaca so hor tobiya, weriye yaal miyeyna idin joogin.
#2 | Cabdallah on February 24 2013 15:24:07
Cabdille, walaal akhristo ogadentoday, jubbalandnews, afmadoowtimes, kismaayood iyo kuwa kale oo badan. Kismaayonews xitaa beryahan dambe ma xumo.
#3 | mareerey on February 24 2013 19:03:41
warkan war jira mahan ee dadka ha usoo tabinine ninyaroo habeen uu mirqaamay war loosoo dhiibay hanoo s gudbinia
#4 | axmed deeq on February 25 2013 05:20:10
marka hore waxaan salaamaya ogaden todat.

ARAGTI,

SIDA AANTARIIKHDA AAN KU OGNAHEY DHULKA WAAMO LAGUMA
WADA HALI JIRIN WAXUUNA AHAA DHUL ABSAME.

IYAGAGAANA LOOYAQAANEY,WEEY JIORTEY IN GUMEEYSIGA MARKA UU DAGO MEELAHA SAL DHIGYADA AH UU KEENI JIREY
DAD KALE OO SHAQAALLE AH,

SIDA KISMANYO IYO WAJEER. DADKII REER WAAMANA WAA LAQEEY BIYEY OO QAAR AYAA KENYA LARAACIYEY WAAMO.

MARKII IN TII LIXDANKII KADAN BEEYSEY LAXOOGEY SOMALI WAXEEY UQAADATEY, IN DHULKA ABSAME LAQAADAN KARO.

XILAA QOYSASKII 7 AHAA EE SHEEKHAASH AYAA HOOLSINGOOW SHEEGANAYA MARKII WAXOOGA REER SHEEKH AADAN AH UGAYIMAADEEN CARMAALE.

HAWIYE IYO RAXANWEEYNA ISAAQ AYAA SOO FAFAKANAYA
WAA XAAJO UGUB AH,

DHULKAN DADKII LAHAA AYAA DOWLAD UDHISAN.YAAN LAGU DAALIN
#5 | Fozi on February 25 2013 05:28:02
Ogaden marti hakunoqdn kismayo hadikale waxa idinhuran sidi 1992 hailobina
#6 | Gudhis on February 25 2013 05:31:37
Asa iidoor iyo waxuu lugaha kuwato ahay Soo fafakadaan waax kasoo horaysa sin siro iyot dharbaaxo libaax
Code



#7 | Saxane on February 25 2013 05:52:54
Aga kukajan nin u aqana car kismayo waninki xabad karida oan dhimanin
#8 | replica handbags on May 22 2013 01:54:00
There are thousands of measurements, variations, colors and kinds of Mulberry Replica Handbags for sale.Internet retailers make it easier for patrons to choose the Replica handbags.Some types of purses and Replica Hermes handbags are hard to search for yet online shopping makes it easier in order to look through most of the groups.Replica rolex uk watches are fashionable wristwatches.Moreover,UK Replica watches are your most reliable pieces that assist you in getting an important incredible sheet of organic style over the appear in.What's more Rolex Replica will not only excite your imagination but more present a assurance always and forever.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.81 seconds 7,292,693 unique visits