May 22 2013 01:32:15
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Wasiir Xukumadda Itoobiya ka Tirsan oo Kenya u Baxsaday.
SomaliWasiir Xukumadda Itoobiya ka Tirsan oo Kenya u Baxsaday.

24 Feb 2012.

Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Wargayska ka soo baxaya Magaaladda Addis Ababa kuna hadla Afka Xukumadda Itoobiya ee Ethiochanel ayaa shaaciyay in Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqaalaha Itoobiya Junedin Sado uu u baxsaday Dalka Kenya.

Wasiirka ayaa muddo hadda dhowr bilood laga joogo lagu eedeyay inay Marwadiisu Habiba Mohamed ay taageero kooxaga Islaamiga ah ee Dalka Itoobiya.

Haweenaydda Wasiirka ayaa lagu eedeyay inay Safaaradda Sacuudiga ee Dalka Itoobiya ka soo qaado lacago isla markaasna Lacagtaas siiso Muslimiinta Mudaaharaadka ka wadda Magaaladda Addis Ababa.

Mr Junedin ayaa isagu Wargayska Ethiochanel ku difaacay Xaaskiisa isla markaasna eedaynta iska fogeeyay wuxuuna eedeyay Qareenka Maxkamadda.

Judein ayaa xilal Baddan ka soo qabtay Dalka, Wuxuu soo noqday Madaxwaynahii Ismaamulka Oromadda, Gudoomiyaha Ururka OPDO ee bah- wadaaga Siyaasadeed la leh EPRDF, Ururka Taladda Itoobiya haya, Wuxuu Kalloo Noqday Wasiirka Shaqaalaha, Wasiirka Xidhiidhka Iyo Gadiidka.

Ogadentoday Press
Comments
#1 | Mr. Qonof on February 24 2013 11:33:05
Tusbax afkalagafuray ethopia hakala cararto waan sodhaynhaya haburburto
#2 | baale on February 25 2013 07:18:00
aboow marubaa haday runtahay waan kufarxaynaa ilaahayoow ronkadhig aamiin amiin
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.70 seconds 6,863,417 unique visits