May 22 2013 23:49:32
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Iska-horimaadkii Kismaayo, Shirweynihii Maamulka Jubbaland oo baaqday iyo Al Shabaab oo ka hadashay
SomaliIska-horimaadkii Kismaayo, Shirweynihii Maamulka Jubbaland oo baaqday iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Kooxda Al Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray iska horimaadkii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaalkaasi ay sabab u yihiin ciidamada Kenya ee ku sugan magaaladaasi.
| ON FEBRUARY 24, 2013



Xudeyfa Cabdiraxmaan oo ahaa Guddoomiyihii Al Shabaab ee gobalada Jubooyinka ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay madaafiic ku duqeeyeen qeybo kamid ah magaalada Kismaayo, kadib dagaalkii shalay magaalada ku dhexmaray xoogaga ka wada tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Kooxda Raaskambooni.

Dhinaca Al Shabaab ayaa ku dooday in gebi ahaan la joojiyey shirkii ka dhici lahaa magaalada Kismaayo ee lagu waday in lagu dhiso maamulka Jubbaland iyagoo sidoo kale sheegay in ergadii magaalada Kismaayo loo geeyey shirkaasi ay hada ku go’adoonsan yihiin goobihii ay degenaayeen.

Hadalka kasoo yeeray Al Shabaab ayaa u muuqda mid looga faa’iideysanayo iska horimaadkii ka dhacay Kismaayo, isla markaana Al Shabaab ayaa kamid ah kooxaha sida weyn uga soo horjeeda in gobalada Jubooyinka laga dhiso ismaamul Gobaleedka Jubballand oo in muddo ah ka socday Kismaayo.

Dowlada Federaalka oo Shir ku qabanaya Muqdisho

Dowlada Federaalka ayaa iyaduna dhankeeda ku baaqday in shir ay ku qaban doonto magaalada Muqdisho looga arrinsan doono maamul u sameynta gobalada Jubooyinka, arrintan oo shaki weyn ku abuurtay dhinacyadii kasoo jeeday Jubooyinka ee horey abaabulka uga waday magaalada Kismaayo.

Shirka maamul u sameynta Jubooyinka oo ka dhici lagaa magaalada Kismaayo shalay ayaa dib loo dhigay, xili ay magaalada ka dhaceen shaqaaqooyinka u dhaxeeya qeybo kamid ah ciidamada Dowlada Federaalka iyo qaar kamid ah ciidamada Raaskambooni oo kamid ah maamulka kumeelgaarka ah ee Kismaayo.

Macada illaa iyo hada dagaalkii shalay ka dhacay Kismaayo inuu ahaa mid siyaasad salka ku heysa oo lagu baajinayey shirweynihii lagu waday in magaalada Kismaayo uu shalay ka furmo.

Iska-horimaadkii Kismaayo

Iska-horimaadka hubeysan ayaa bilowday kadib markii saldhiga Kismaayo lagu xiray shalay qaar kamid ah rag hubeysan oo magaalada Kismaayo laga soo qabtay, waxaana dadkaasi lasoo qabtay qaar kamid ah siidaayey ciidamada Dowlada, waxaa jiray dad kale oo xabsiga lagu siihayey kuwaasi oo la sheegay in baaritaan ku socday.

Arrinta ayaa dagaaal iyo gacan kahadal isu bedashay kadib markii askar ka tirsan ciidamada Dowlada Federaalka ay isku dayeen inay awood kula baxaan mid kamid ah maxaabiistan, murrankii ka dhashay halkaasi ayaa la sheegay inay gaartay in rasaas la isweydaarsado oo ay halkaasi ku dhinto hal askari.

Falkaas kadib ayaa waxaa dhacay in ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Federaalka ay weerar ku qaadaan saldhiga Booliiska ee Kismaayo iska horimaadkaasi oo ahaa mid balaaran ayaa waxaa ku dhintay 7 qof, halka ay ku dhaawacmeen 10 qof. Wuxuuna markii danbe isu bedalay dagaal beeleed walow markii danbe uu dagaalkaasi qaboobay.

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa hada degen waxaana la sheegay in lawado waan waan lagu xalinayo arrintii shalay dhacday.

Horseed Media 2013
Comments
#1 | Fozi on February 24 2013 10:03:04
Waxan marnabadhacaynin in ogaden mamulo kismayo wahadi besha sade waxlagawayo
#2 | Sagal on February 24 2013 10:07:45
Fozi isdaji Ogaden waxbakama aha kismayo mana mamulikaran e malaha dadnimadas
#3 | Mr. Qonof on February 24 2013 10:11:56
To fozi iyo sagal ogaden iyo marexan sow ma aha dad walalo ah iga umba wadadhashay
#4 | QOQAANI on February 24 2013 10:24:07
MAGALDA KISMAAYO WAA NABAD ALSHABAABKII WAA LA SOO QABQABTAY SHIRKII LOOGU SAMENLAHAA DOWLAD GOBOLED JUBOOYINKA WAA UU FURMAYAA,
#5 | Fozi on February 24 2013 10:27:37
To qono wanwada dhalanay lkn dhulka walakalaleyahay ma.aha in laiskusodulo
#6 | C Xararo on February 24 2013 10:36:26
Fozi and sagal labadina waxan idin arka inad ku hadlaysan codka hawiye iyo raxanwayn lakin waxa idin kamaqan ogaden iyo marexan inaywada dhashen oy ilma darood yihin kismanyo mamulkedana iyaga iskaleh marka idinku lawyaha intad qab satan so oya
#7 | Horo on February 24 2013 12:48:13
Waryaa. NINKA LAYIRAA QONOF. MAXAAD. LA BARYOOTAMI. MAREEXAAN. WAA ILKO. YAR. XAGEEN KU WADA DHALANAY. MIYAAD KA CABSAN. NAFEEY. NIN KU DOONAY KU WAA. WALAAHI HAWIYAHA. IYO RAXANTA. GADOODAY YAA KUU ILKO YAR. LAAKIIN LAYNAGA ADAG ADEER RUNI WAA RUN. WAAKAN. MAREEXAAN. MARKAY MAQLAAN. TOLKAY OODA SOO JABIYE. WAA. GABAY CUSUB. OON SOO WADO
#8 | kumee on February 24 2013 12:53:32
Anigu waxaan odhon lahaa. Meesha. kismaayo. Layiraa. 5000. Ooliyuu poliska. Barakaysane. Haloo diro. DDs. Hala taageero. Ubbaduna. Hasoo xarooto. Waa meesha nalooga SOO dhacaye
#9 | Xarjaw on February 24 2013 13:02:27
ACWW salan kadin fozi , sagal iyo inta lafikira waxaan idin dhihi lahaan magala kasta oo somaliyed waa lawada dagaa waxan lagu wada no lan kara nabad uun ee colaad wanaag maahan
marka dadka wanaag u sheega oo jermiska aad wadataan umada ha galinina qabiil qabilkam xogbadna tasna waan so aragnay dadkii ugu dagalka badna manta yaa arkay ayay tagn yihiin marka meeshaan miyaad ku dhag dhacsataan oo mataq ayaad la timadaan mise umad ayabad labadiinu wax garad u tihiin?
#10 | Shy usi on February 24 2013 15:38:43
Falay. Car iska Kay celi.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.67 seconds 6,876,500 unique visits