May 22 2013 22:21:20
Users Online
· Guests Online: 31

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Kismaayo oo Dagaal ka dhacay Iyo Dowladda oo ka hadashay.
SomaliKismaayo oo Dagaal ka dhacay Iyo Dowladda oo ka hadashay.

23 February 2013

Kismaayo (Ogadentoday Press)_---Barqinimaddii manta ayuu dagaal ka dhacay Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbada Dhexe, Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ymid kaddib markii Ciidamo hubaysan ay weerar ku qaadeen Saldhiga Magaaladda Kismaayo.

Ciidamaddan hubaysan ayaa la sheegay inay ahaayeen ciidamo beeleed ka xanaaqsan rag ku xidhnaa Xeradda Booliska meesha warar kale sheegayaan inay ciidan ahaa Ciidanka Dowladda qaar ka mid ah.
Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhacay Xaafada calanleey, farjano iyo Faanoole.

Ciidamadda AMISOM ee Kenya ayaa dagaalka kala dhex galay isla markaasna la sheegay inay joojiyeen.
Dagaalkan ayaa noocyaha hubka kalla duwan la isku adeegsaday sida wararku sheegayaan.

Tiradda dhimashadda ayaa la sheegay inay dhan tahay illaa 7 qof oo labadda dhan ah waxaana jira wax-garadka oo arrintan soo kala dhex-galay isla markaasna illaa iyo hadda ku dhex jira.

Xukumadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka magaaladda Kismaayo.

Waxaa dhawaan i soo gaartay inuu dagaal ka qarxay magaalada Kismaayo. Waxaana aad uga xunnahay in dhiig dad walaalo ah oo Soomaaliyeed si aan macno ahayn lagu daadiyo waqti ay dadka Kismaayo sugayeen inay maamul sameystaan,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid.

Wuxuu ku sii daray in Xukumadda Soomaaliya u gudbisay Guddiga qaban qaabadda Shirka Maamul u samaynta casuumaad wadda tashi oo socon doona 26 Bishan illaa 1 Maarso

Maanta oo ah markuu dagaalku qarxay ayaa waxay ku beegnayd markii la doonayay in la furo Shirka Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka oo dib u dhac ku yimid.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | Fozi on February 23 2013 09:35:57
Maleshiyadi ogaden o gabiahan lagasaray kismayo besha marexan ayana hada gacantakuhaya magalada
#2 | ilkajir on February 23 2013 09:46:44
kkkkkkk
#3 | diyaar boos on February 23 2013 09:55:26
kkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaas ader waa farlaqorahayo ee ninkaan akhrin aqonin bay utaalaa dagaal iyo waxaas waa hadalki belaha hawiye mahan wax kale
#4 | ismahaan on February 23 2013 09:57:25
asc wr wb resuwasare sacid ba ka hadlay maad iska tidhahdid


To fozi marexan iyo ogadeen waa walaalo lakiin adugu kismayo heli maysid waligana xamar baad ka cabadi awalba billiliqo ayaad kunoleed sanad kase kismayo waa kaga dhamatay waxba ogaden iyo marexan hakala shaxadin
ogaden hadii laga saro mareexan waa darood uun allah maxaa ciil kuhaya
#5 | qooqaani on February 23 2013 09:57:36
ALSHAABKII WAA LA SOO QABQABTAY MAXKADA DOWLAD GOBALEEDKA EE JUBOOYINKA AYAA LAKEENI WAA HARAGII ALSHABAB MAGALADANA WAA DEGANTAHAY,
#6 | C Xararo on February 23 2013 10:03:00
Ala fozi ben bada na marexan way kuriyon karan iyago qabsaday kismanyo lkn iyago sojeda xita mahawaysan karan sabab to ah ragi laha ba hegan kujira iyagana xukumi waligod e ma lays habari tolow aga
#7 | ismahaan on February 23 2013 11:10:20
To C XARARO

waxa nasiib daro ah inay daan cadow giina kala aqoon xataa yaa ku yidhi waa mareexan kan foozi wata waa dadka jecel marexan iyo absame inaay isku jabaan markay qayladii xamar wax u gooyn wayday websedada akhrista oo eega xumanta iyo colada iyo xasid nimada aay u qaban umada marexana yaan lo cayin qof aan la aqoon waa iga talo dadkan waa oday xaad caruurtiisii
#8 | Rooble on February 23 2013 11:23:14
Bogga iyo dadka ka faalooday akhyaar ayaad tihiin,si fiican ayaad u fahanteen.
dagaal sokeeye doonimayo.
waan ku faraxsanahay iniidnaan ku dayan waamonews.
#9 | C xararo on February 23 2013 11:49:20
Thanks ismahan walal warun ta hawiya labo shadh nosoxidhay wa inlays ka ilaliyo
#10 | hanad siyad on February 23 2013 12:57:14
adduunyada waxaa layiri laba ay hooyo wada dhashay ayaa midna caran ah midna caaqil ah dagaalka kismaayo a ahan mid udhaxeeya labo beelo ee khalad dhacay weeye sida ay gabadheena ismahan utiri weeye ogaden iyo mareexan isma dagaalayaan waana labo wada dhashay kismaayana hadda ayaa maamulkii loosaeynayaa soomaali waa hal marka falaago marabno nabad diid waannu xidhi oo waxaan rabnaa horumar xasilooni iyo mustaqbal u fikira sida ismahaan oo qabyaalad qaran makeento....
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.62 seconds 6,874,374 unique visits