May 21 2013 08:59:39
Users Online
· Guests Online: 25

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo- Shir Waynihii Maamul u samaynta Jubooyinka oo Dib u Dhacay.
SomaliDaawo- Shir Waynihii Maamul u samaynta Jubooyinka oo Dib u Dhacay.

22 February 2013

Kismaayo (Ogadentoday Press)- Haddal ka soo baxay Guddiga Qaban-qaabadda Maamul u samaynta Jubbaland State ayaa lagu sheegay in shirkii lagu wadday inuu furmo maalinimadda Bari ah oo ku began 23 Bishan February uu dib u dhacay.

Guddiga oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in sababta shirka dib oogu baaqday uu yahay kaddib markii Casuumaad ay u fidiyeen Madaxda Dalka aysan wax jawaab ah ka helin.

Casuumaaddan ayay sheegeen inay ahayd in Madaxwaynaha Iyo Raysul Wasaaraha ka soo qayb galaan furitaanka Shirka.

Waxaase ka baqaynaa ama noo muuqata in dadkii shirka hogaamin lahaa ama noo furi lahaa oo aanan weli jawaab ka haynin una gudbinay qoraal rasmi ah oo la xiriira furitaanka iyo hogaaminta shirka inay kasoo qeyb galaan oo ah madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Somalia iyo Ra’iisulwasaaraha Dowlada Federaalka ee Somalia, ayagii oo aan si qoraal ah oo toos ah ugu dirnay martiqaadkii iyo wargelintii in beri shirku furmahayo ugana sheegaynay inay kasoo qeyb galaan si ay u hogaamiyaan una daah furaan shirkaas loogu talagalay maamul usameynta dadka deegaamada Jubooyinka ilaa hada masuuliyiintii dowlada federaalka ee qaranka soomaaliyeed jawaab kama hayno,’’ ayuu Jeneraal Cali madoobe oo kamida gudiga qaban qaabada maamul usameynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.


Comments
#1 | ismahaan on February 22 2013 12:07:56
kkkkkkkkkkk waxba inay na sowadin waan ar kayey dawladah maxa ka galay haday kajawabi wayen cajiib waa laga gulaystay ee hays dhiiban hadaba
#2 | Saxardid on February 22 2013 12:37:03
Kkkk away fadhfadhi ogaden baleh ogaden haisu dhibo gado ilamamulo moye wax mamamulo
#3 | Sagal on February 22 2013 12:40:58
Waxan aad ulayabanaa marki lalaha ogaden baa mamul samaynaya xagaydadnimada kakeni
#4 | Fozi on February 22 2013 12:44:06
K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k ogaden riyadiisi o benowday caloshi ushaqayste ogaden kkk
#5 | Axmad on February 22 2013 12:45:25
Naya sagal, edeb yeelo
#6 | sagagboy on February 22 2013 12:46:28
Hada ayaa siriq loodhigay xasan culuso waxa hortaala 2 mid un,!
Inuu yimaado !
Inuu noqdo hogaamiye kooxeed oo ay sharciyadiisu dhacdo!
Caalamku ishuu kuhayaa banoonigane xagiisaa loosoo laaday
Fallaar gilgilsho kaagama baxdo !
#7 | Wadani on February 22 2013 12:47:35
Ceebbadanaa waynabasaden may iskawadan ninki iman isaga iman e
#8 | Sagag Boy on February 22 2013 12:49:52
Walee cyaar aan caadi ahayn baa lalacayaarata tolow maxaa dhulka sidaa loogu jiidaya xasan!
Mise waa raga siyaasada kucusub baa ku barbaranaya.
Anyway goal wayn baad dhaliseen aduunkane waadkusoo jeediseen
#9 | Xarjaw on February 22 2013 12:53:30
acww waan ka xumahay inaan dag dagno ama aan aflagadoono
wax way qaldami karaan ama ay dib u dhici kara cilad farsano ama khilaf dhan kastaba lakin waxa wax lagu farxa ah inuu furmi doono shirku taas mahan wax baaqan kara waayo misaaniyad ad ubadan ayaa lagaliyay man ahan ogaden kaliya ee belaha oo dhan ama IGAD
waxaad og tihiin shirarkii dawlada lagu sameen jiray in ay 1-3 jeer dib u dhaceen lakin ugu danbeeynti way qabsomen marka u hadla si dad wax garada oo qaan gaaray masiicna inaan niyad jabno ama aan iscaayno wcww
#10 | lagahida on February 22 2013 13:33:12
waxaa cajiib ah inaan dagdagno tan kale waa iga su,aal e maxaa ogaden ku godan dadka kalee maamulka wax ka samayn haya ama kismaanyo jooga soo qabiilkoodu magac maleh daandaansi badanee baha midgood
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.64 seconds 6,850,390 unique visits