May 18 2013 02:09:37
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dagaallo ka dhacay Ogaadeeniya Iyo Baabili oo la sheegay in Dad Lagu laayay.
SomaliDagaallo ka dhacay Ogaadeeniya Iyo Baabili oo la sheegay in Dad Lagu laayay.

22 Feb 2013

(Ogadentoday Press)- Wararka ka soo baxaya Gudaha Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Dagaallo ka dhaceen, Warkan ayaa wuxuu ka soo baxay Waaxda Warfaafinta ee Jabhadda ONLF.

Dhanka Kalle Wararka ka soo baxaya Gudaha Ogaadeeniya ayaa sheegaya In Ciidamadda Dowladda Itoobiya dad shacab ku laayeen Deegaanka Ceelo-obo oo Baabli katisan. Qoraalka ka soo baxay Warfaafinta Jabhadda ONLF ayaa sheegay sidan u qornaa.


18/02/2013 Weerar aad u culus oo ay ku qaadeen NH/CWXO Askarta gumaysiga Ethiopia oo Howlgal u itimid deegaanka Cadaley oo Dhagaxbuur katirsan ayaa waxaa weerarkaasi Askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 30 Askari waxaana lagaga dhaawacay 35 kale.

Deegaanka Cadaley oo gabi ahaanba lagala wareegay askarta gumaysiga ayaa waxaa lagaga furtay sahay aad ubadan oo ay wateen iyo rasaas xoogan.

18/02/2013 Deegaanada kala ah Argeegta iyo Nadhi oo kawada tirsan Raqay oo ah galbeedka Ogaadeeniya ayaa weerar ay ku qaadeen NH/CWXO askarta gumaysiga Ethiopia oo deegaanadaasi u joogtay howlgal ay dadka shacabka ah ku dhibaataynayeen ayaa waxaa lagaga dilay weerarkaasi 9 Askari waxana lagaga dhaawacay 11kale.

Weerarka oo ahaa mid si hufan loo qorsheeyey ayaa waxaa lagu qabtay 4 kamid ah askarta gumaysiga Ethiopia waxaana halkaasi lagaga furtay hub iyo saanad milatari oo aad u badan.
17/02/2013 Kamiin ay ka xidheen NH/CWXO Deegaanka lagu magacaaboWartacas oo Baabili udhow ayaa waxaa soo galay kolonyo Baabuur gumaysiga Ethiopia ah waxaana halkaasi lagaga dilay 12 Askari waxaana lagaga dhaawacy 25 kale,iyadoo gaadiidkii gumaysiga ee kamiinka loo xidhayna lasoo gaadhsiiyey khasaare kala duwan.

14/02/2013 Buubaley oo Gunagado ka tirsan dagaal ka dhacay waxaa lagu dily 3 askari oo kuwa gumaysiga Ethiopia ah.

12/02/2013 Weerar xoogan oo ay ku qaadeen Cutub katirsan NH/CWXO Saldhig milatari oo ay askarta Gumaysiga Ethiopia ku lahaayeen Garloogube oo Wardheer katirsan ayaa waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay weerarkaasi 25 Askari waxaana lagaga dhaawacay 30 kale.

Dagaalka oo ahaa weerar si aad u saraysa loo qorsheeyey ayaa waxaa gabi ahaanba ay la wareegeen CWXO magaalada Garloogube.

Saldhigii askarta gumaysigu ay ku lahaayeed deegaankaasi oo soo galay gacanta CWXO ayaa waxay halkaasi ka furteen Hub iyo saanad milatari oo aad u tirabadan.

Dagaal isna ka dhacay 30/01/2013 Deegaanada kala ah Hora-khaliifo iyoGal-da’a oo Qabribayax ka wada tirsan ayaa waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 5 Asakri waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
Liiska Magacyadda Dadka lagu leeyay Deegaanka Baabili ayaa la sheegay inay kala yihiin.
Cabdi Daahane Cumar.

Suruur Ismaaciil Hudle.

Maxamed cabdiqani.

Gabadh lagu magacaabo Ina cabulaahi Muxumed.

Sidoo kalle waxaa la sheegay in la dhaawacay gabadh lagu magacaabo Ina Axmed-naasir oo aanan helin magaceeda hore.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | LIISHAAN on February 22 2013 10:59:48
TUNKA KA LEEFA DHIGA IDINKA TIIXAAYA WAA TAA UBO NAGU TILMAAMTEENE.


ONLF GUUL IYO GOBANIMO
#2 | CXararo on February 22 2013 11:08:32
Man sha alah gul jab ka cadawga ilahow mar walba gobaha dagal ka kugule mujahidinta jwxo gul amin kan lishan shegtay tolow magalada dhashay afxuma
#3 | Cxaro on February 22 2013 11:12:30
Lishan rali noqo wax ban ismodsiye
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.71 seconds 6,804,906 unique visits