Hishiis Shidaal oo Kala Saxiixdeen Itoobiya Iyo Shirkad Canada Laga Leeyahay.
21 February 2013
Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Xukumadda Dowladda Itoobiya Iyo Shirkadda Laga leeyahay Dalka Canada ee African Oil Corporation ayaa maanta oo Khamiis ah hishiis ku kala saxiixday Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.
Hishiiskan ayaa dhanka Dowladda Itoobiya waxaa u saxiixay Wasiiradda Khayraadka Iyo Macdanta ee Dowladda Itoobiya Sinknesh Ejjigu meesha Dhanka Shirka uu hishiiskan saxiixay Ku Xigeenka Shirkadda James R. Phillips.
Hishiiskan ayaa qeexaya in Shirkadani Shidaalka ka soo saarto dhul Baaxadiisu dhan tahay 42,000 and 50,000 KM Square oo ku yaalla Ogaadeeniya Iyo Koonfurta Omo.
Waxaa kalle oo Hishiiskan qayb ka ah Shirkadaha Tullow Oil Iyo New Age Ethiopian LTD Company.
ONLF ayaa digniin culus ka soo saartay Shidaalka Ogaden Iyadoo si khaas ah Shirkadda Canada laga leeyahay oogu baaqday inay Ogaadeeniya aysan wax shidaal ah ka qoddin.
Waxaase Dad baddan suggi doonaan talaabadda xigta ee ONLF ay qaadi doonto.
ONLF ayaa weerar sannadkii 2007 ku qaaday Shirkadda Dalka China laga leeyahay isla markaasna ku dishay 65 qof oo ay ka mid yihiin Ciidankii Shirkadda Iyo Shaqaalahii Shirkadda wallow ONLF ay sheegtay in aysan dilin Shaqaalaha balse u dhinteen qaraxyo dhacay.
dhalinta reer ogadenia ninka shidalkena kala heshiinaya xabashi ama tigree ee inagana iska keen dhaga tiraya waa yasid aad u xun waa nin ba kamasuul ah kasan kala xajoon adu waxba matihid ee marka waxaan idinku dhiiri galin lahaa waa inay wadhi karaac do inta qoriga wada rgaranay ee intina qurbaha joogta aad dhaqalaha aad u bixisan raashinka quwada onlf lasii adkeya intan la bilabin shidalka si aay daqiiqi maha uga dhigaan eey dah eeydu dhashay af waxba matarayo ee ficil baa la rabaa waa in la ogado inuu wax idinka go o idinka
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin