May 24 2013 00:47:04
Users Online
· Guests Online: 22

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay Muqdisho Madaxa Hay’adda samafalka Mareykanka ee USAID (SAWIRRO)
SomaliMadaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay Muqdisho Madaxa Hay’adda samafalka Mareykanka ee USAID (SAWIRRO)

Khamiis, Feberaayo 21, 2013 (Ogadentoday Press) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxa hay’adda samfalka ee Mareykanka USAID, Mr. Rajiv Shah. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Mr. James Swan iyo wasiir-u-dowlaha madaxtooyadda Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir.

Kulankan ayaa wuxuu imanayaa muddo afar toddobaad ah kaddib markii uu madaxweyne Xasan Sheekh booqday dalka Maraykanka iyadoo mas’uulkan uu ka mid ahaa kuwii uu kula kulmay magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykanka.

“Dhammaan arrimihii aan kawada hadlanay Rajiv Shah waan isku afgaranay, waxaana u sheegtay in Soomaaliya ay u baahan tahay in hadda laga caawiyo dhinacyo badan wuuna naga ogolaaday,” ayuu yiri Xasan Sheekh oo la hadlay warbaahinta kulanka kaddib.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay inay si gaar ah uga codsadeen in laga taageero dhinacyada waxbarashada iyo caafimaadka oo qayb ka ah lixda tiir siyaasadeed ee dowladdiisu ay ku shaqeynayso afarta sano ee ay jirto.

Dhanka kale, madaxa USAID ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay doonayso inay ku caawiso Soomaaliya 20 milyan oo doollar, si horumar looga gaaro arrimo ay ka mid yihiin waxbarashada,cunnda iyo caafimaadka.

“Maanta waxaan maal-galin ku sameynaynaa dhallinyaradiina, beeralayda iyo xoola dhaqatada, ragiinna, dumarka iyo caruurtiina, si loo horumariyo caafimadka, wax-barashada iyo fursadaha kale. Waxaan rabna inaan gacan qabanno Soomaalida si ay uga hortagaan dhammaan dhibatooyinka soo waajahda, ha ahadaan mid uu sababay bina’aadmiga ama mid dabiici ah ee ka dhashay deegaanka. Waxaan ku faraxsannahay inaaan ku dhawaaqno inaan bixini doonno 20 milyan oo doollar oo kale si loogu taageero waxyaabaha aan sheegnay oo dhan iyo waliba wax loogu qabta arrimaha deg-degga ah ee cunno-yarida” ayuu yiri Shah.

Sidoo kale, madaxa USAID wuxuu sheegay inay Muqdisho u yimaadeen adkeynta xiriirka Maraykanka kala dhexeeya Soomaaliya iyo ka hadalka mustaqbalka dambe ee dalka. Isagoo xusay inay ku ixtiraamaynaa madaxda Soomaalida waxay doonayaan in laga caawiyo.



Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon isna oo la kulmay mas’uulkan ayaa sheegay inay isla soo qaadeen in la taageero Soomaaliya, isagoo uga mahadcelinayaa dowladda Mareykanka dadaalka dheeriga ah ee ay Soomaaliya ku caawinayso.

Booqashadan ayaa waxay imaanaysaa laba maalmood kaddib oo Muqdisho uu booqasho ku yimid xildhibaan ka tirsan congress-ka Marykanka oo lagu Keith Ellison, kaasoo laga soo doorto gobolka Minnesota ahna xildhibaanka keliya ee muslimka ah ee ku jira baarlamaanka Mareykanka.

Ugu dambeyn, madaxweynaha Somalia ayaa yiri: “Waan soo dhaweynayaa xiriirka iyo saaxibtinimadda Mareykanka iyo Soomaaliya, waana ugu mahad-celinayaa go’aanka dowladda Maraykanka ay qaadatay ee ku aadan inay si rasmi ah u aqoonsato dowladda Soomaaliya.”


Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
Comments
#1 | reer oow xassAN KALWEEYNE on February 22 2013 08:24:26
Waxaa yeey kamid yahiin qooysas tiro yar oo somaliyeed,

waxaayna kuyimaadaan somali ma aha hawiye dirna ma aha daaroodna ma aha digil iyo midhiflana ma aha.
dadka qaar waxeey kusheegaan in eey yahiin baantuu reer qalaafa ah, oo guursadey bilis illaa 4 ayeeyo sidaana is ku badaley.

waxaa mihiiim ah in somaligu uu iskumidyahey dhamaana ey islaam yahiin. waa dad culimo badanleh oo diinta kufiican
lakiin waa dad aad iyo aad unaaga jecel iskuna laaya munaa faqadana eey kubadantahey.waxeey maanata hormuud kayahiin hogaaminta somaliya taasina aqoontooda ayeey kugaadheen iyo
illaahweyn.waxeey maanta darajada laqeeybsadeen somali badhkeed.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.70 seconds 6,889,576 unique visits