May 24 2013 16:19:11
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Saraakiisha Jabhadda ONLF oo sheegay inay Labbo Baabuur oo Ciidan ah Gubeen+ Digniin ay ka soo saaray Irbad Lagu durayo Dumarka.
SomaliSaraakiisha Jabhadda ONLF oo sheegay inay Labbo Baabuur oo Ciidan ah Gubeen+ Digniin ay ka soo saaray Irbad Lagu durayo Dumarka.

12 Feb 2012.

(Ogadentoday Press)- War ka soo baxay Saraakiisha Ciidanka ONLF ee ku suggan Ogaadeeniya ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen Baabuur Ciidamadda Mulatariga Itoobiya leeyihiin ay ku gubeen Gobalka Qoraxay gaar ahaan Deegaanka Lagu Magacaabo Sagallo oo ka tirsan Qabridahar.

Saraakiishan oo la hadlayay Warbaahinta Khaaska ah ee Jabhadda ONLF “ ONA” ayaa haddalka raaciyay inay inay khasaare xooggan oogu gaysteen Ciidamadda Itoobiya.

Dhanka Kalle Saraakiisha Jabhadda ONLF ayaa ooga digay Dumarka Ku nool Ogaadeeniya inaysan qaadan Dawooyin ay sheegeen inay Dowladda Itoobiya hadda ku durto Dumarka kaas oo ka Dagaalamaya Taranka.

Iyagoo arrintan ka hadlaya ayay sheegeen in xog hoose ku heleen in Dumar hadda lagu durayo Irbad isla markaasna lagu sheegay inay tahay tallaal midkaas kala dagaalamaya In Dadku Durayo.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | Abdiasis on February 12 2013 10:21:09
s.c.w . Itoobiya xabad markay wax ku qaadi wayday ayay bilowday duritaan miyaa? maah-maah soomaali baa ahayd habar dhali wayday aleelo ku waalatay! waa firiq firiqdii ugu dambeysay ee ku dhuujiya wax u hadhay baa iska yar mar haddii halkaas xaalkeedu maraayo .
#2 | Gudhis on February 12 2013 10:38:23
Asc agaa war hadana maa waxuu dagaalku galay warshadahii hooyoyinka gumastuhu gardaad xumaa gurigaaba
#3 | suldhan cabdi on February 12 2013 11:09:11
Dadka beenta ka dhaaf sxb nin wayn ayaad tahaye ilaahayn wuu kaala xisaabtami...waxaa tidhi ciidamada ethiopia ayay khasaaro onlf u gaysatay taasi waa been ethiopiana isma aragtaan ee meesha waxaa isku haysta laba ciidan oo ogaden ah oo mid looyaqaano liyuu police iyo ONlf...markaa waxaan qaadan lahaa liyuu police ayaa khasaare u gaysatay onlf ama sida oo kale onlf ayaa wada u gashay liyuu police taa waan aqbali karaa
#4 | Axmed on February 12 2013 11:38:36
War suldaan hasheeganin waxshi yahaw dhiiga iyo naftaba alla kudhaafiye mawaxaad kanaxday waxyeelaynta gaalada iyagaad lamac tahay aakhiro iyo aduunba laguma waydiinayo soday onlf udagaalanto ee waxaa lagu waydiinayaa waxa aad kubadalatay islaamnimadaada waayo hadaad islaamtahay marna umaad hiiliseen gaalada iyo kuwa lasocda waxaana laydinku cadaabi doonaa gacanta onlf inta aadan dhiman kahor ee adigu kolba wixii horomar ah ee ay sameeyaan kanax (fuck off)
#5 | long live jwxo on February 12 2013 11:48:41
suldhan cabdi muxuu sheegaya qofkani tollow yaab waa aduun yaableh baldadka eeg xabashida difaacaya ku wanookale waan layaaba maxa yellay waxy iska dhigaan wax iyaga uun runsheegaya maalin waxa lalaaya xabashi aan biyo ismarinin ee ma adigaa isaga dhigi xabada qof yahoow umadada dhinnac karaac hadii kale kuwa aad uhiilineyso ayaad raaci doonta aakhiro lasoco onlf viva waddaniyiin dhaarsan iyo onlf lama weecin karo lasotaas
#6 | mukhtar cabdi on February 12 2013 11:57:03
Ubbo beenalayaashii iyo tuugtii ayaa iskugu soo hadhay ubbo foqol ubo
#7 | daljir on February 12 2013 12:19:31
fadlan qolodiina ogaden today dadka commentiskooda waa loo baahan, laakiin qofkii soo qora wax cey ah ama offensive, sidoo kalana wata magac dhaqanxumo ah sida kan wata (WASE). hadii aydaan ilaalin ethics idinka laftiina ayey sumcad xumo idiin tahey.
#8 | Aw-cali on February 12 2013 12:47:32
Suldan abdi: itoopiya way is arkaan onlf wayna la dagashaa wax i baahan in la hubiyo ma aha arribtaasi, haddaad u jeedo maleeshiya Reer Ileey ama Luyu police waxaad ogaataa inay Itoopjya yihiin ooy wakiil ka yihiin Qasbna ma aha inaad u sheegto ruuxa dagaalju idinka dhexeeyo cidda uu sok dagaal galinhayo ama Qalabka uu adeegsanhayo, sidaa daraadeed sheekada tidha "Inaga umbaa is dilayna iyo Ethiopia ma joogto" Warkeeda waxaa loo shegi Jaahilka.
#9 | Cadi Cali on February 12 2013 13:02:22
Ilahoow naga qabo kuwan umada jidka u istaagaya ee UBO la dhaho , oo ah budcad u bahan in la iska qabto. inshallahu malin dhow afarta jidka is taagtana waa la soo qaban , viva DDS iyo Liyuu police.
#10 | a/rizak oysu on February 12 2013 13:37:23
kkk waxkasta waynu kafilaynaa gumaystaha inta aynu halganka xaq udirirka ah wadno kaliya waxaa inoodhiman indhalmada laga mamnuuco dumarka ogadenia midan hada aykadigayaan nh/cwxo waa midaas gogolxaadhkeedii hadhowna waxay odhandoontaa ito yaanan la arkin ilmodhasha markaa waxsidaa usiiwayn ha u arkina waxaadna xasuusataan inaydunidu sidan iyo sikadaranba soowada martay markaa aynu kusiikaraar qaadano takale waxaan odhan lahaa bulshada miyirka qabta fadlan huunayaal dadkan itoobiya duratay ee magacyada akhshaaafnimada ah wata yaanan loo jawaabin kalsoonideenu waa baydhka iyo qoranta awraalada gubaysa jwxo guuuuul.gobanimo.midnimo,iskutashi kani adayg inooooooodheeeeeeeeeer
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.60 seconds 6,899,319 unique visits