Kumaankun Iskugu Timid Shirkii IHASA EE Minneapolis+ Daawo Sawirro.
Kumaankun Iskugu Timid Shirkii IHASA EE Minneapolis+ Daawo Sawirro.
11 February 2013
Minneapolis (Ogadentoday Press)- Kumaankun qof ayaa iskugu timid Shir ka dhacay Magaaladda Minneapolis ee Gobalka Minnesota, Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Macadka IHASA oo ah Macad sameeya Cilmbaadhista arrimaha Geeska Afrika.
Macadkan ayaa colaadaha soo noq-noqda ee Gobalka Geeska Afrika u raadiya xal waara isla markaasna soo bandhiga Cilmi-Baadhis.
Kullankan ayaa waxaa Marti ku ahaa Raysul Wasaarihii Hore ee Xukumadda KMG ee Shariif, Professor Cabdiwali Xuseen, iyo Xubno ka mid ahaa Golahiisa Wasiiradda. Kullankan ayaa waxaa ka hadlay oo Martidda ka mid ahaa, Muddane Dr Faysul Rooble oo ka mid ah IHASA, Muddane Xamse Warfaa, Iyo Dr Foosiya Cabdi Qaadir.
Siyaasiyiin Caan ah oo uu ka mid yahay Raysul Wasaarihii Hore ee Dowladda Carta, Professor Cali Khaliif Galaydh ayaa kullan ka qayb galay.
ASC OGADENTODAY AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN. RUN AHAAN WAXAAD SOO SAARTEEN SAWIRO AAD U FIICAN OO MUQAAL WANAGSAN LEH WAXAANSE IDINKA CODSANAYNAA IN AAD HADAAD HELAYSAAN AAD CODKIINA INOOGU DARTAAN, SI AAN U DHAGYSANO.
SC.
Shirka ma IHASaa lahayd mise? waad riyoonaysaa sxb. shirku wuxuu ahaa shir beesha daarood ku eryaysay socdaalkii madax waynaha ee Minneapols,waxaana lahaa diyaarintiisa dhowr hay adood oo ay IHASA ka mid ahayd.
#4 | imaam. baajuuri ogadeniaon February 11 2013 20:47:50
as wr wbr adeerayaal waxaa ila quman in laraadiyo qaranimadii fakatay ee bari iyo galbeedba ey baadi goobayaan ee loo kala baratamayo ayadoon indhaha aanukuheyno in doowlada turkiga oo horboodeyso dunida isllaamka oo istaraatiijiyo uleh dowlada turkiga taariikh horenajirtey oo lamadhafaan ah ooy ku taamayaan duwaka islaamka ;;; iyo reer galbeedoo u arko in hadii lagaga hor maro geeska africa eetahay iney wayaan baabuul mandad ka karaameysan illaah u idmadey inuu iskuxiro bari iyo galbeed waa calamka oo dhan tijaaradiisa ''''/ marka waxaa nala quman in umada soomaali eey kafaa ideey sato oo ey soo ceshadaan heybadoodii kadhuntey kadib na labahoobaan inta maqan oo dhan si eey calamka markale umaamulaan 25000 kun oosano kadib nabi ibraahim hortii css waa taariikh qaali ah oon kuguuleysaney markaanu baxthinay mansha allah warhantiya wadanku waaqaniye saxaan saxa wanaagsan hodan ah waxdheeraad ahnaleh mansha allah
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin