May 19 2013 20:50:39
Users Online
· Guests Online: 32

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Shirkii Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka oo Lagu Dhawaaqay.
SomaliShirkii Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka oo Lagu Dhawaaqay.

11 February 2013

Kismayo (Ogadentoday Press)- Muddo ka baddan 2 sanno ayaa la sugayay Shirka Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka oo in baddan qorshahiisa lagu soo jiray.

Haddaba Guddiga Farsamadda ee Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka ayaa sheegay Maalinka Shirka la qabanaya inuu yahay 23 Bishan aan ku jirno.

Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galaya in ka baddan 500 Ergooyin, Siyaasiyiin, Ururadda Caalamiga ah Dowladaha Dariska ah Iyo Hay,adaha Qaramadda Midoobey waxaana Lagu Qabanayaa Magaaladda Kismaayo.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | dhamac on February 11 2013 09:51:04
Waxaa ii muuqata in halgankeenii lagu burburinayo qabiil.

War walaalayaal miyeeydaan ogayn ina ilay iyo dabaqoodhiga aan isku qabiil nahay balse aan dagaal kula jirno. Halgamayaal xasuusnaada dagaalka eeynu wayaanaha kula jirno waa dagaal u dhaxeeya gumaysi iyo gumaysi diid.

Qabyaalad inaan kutaageerno Axmed Madoobe oo wata wayaane waa inagoo taageernay Cabdi UBO iyo waxa lamidka ah. Suldaan axmed diiriye waa halyeey soomaaliyeed oo gumaysi diid ah isagaa inaga xiga axmed madoobe.

Hadii ay suurtagali weyday inaan halgamaaa Gandi kadhigno madaxweynaha Jubbaland waa inaan taageerno dowlada xamar ee guumaysiga diidan laakiin maaha inaan dabaqoodhi kutaageerno qabiil.

Qadiyada Ogadenia qabiil weey ka weyntahay ee kuwiinan qabyaaladu dilootey halganka hanaga ceebeynina.
#2 | ismahaan on February 11 2013 10:15:35
To dhamac

su aal ind ma qof onlf ah baad aragta oo tageeray ahmed madoobe mise adaay meeli ku xanuuni halganka inaad wanag ushegi baad mooda lakiin adaba cebay sanaya aggah waa yaab mise ogadentoday baad u taqan onlf ogadentoday nin ba leh isna waa xor haduu tageeri ama ina adeer nimo haku tageero ama sikaleh lakiin onlf ma matalo taas fahan yaad aragta bal nosheeg xata anu waxan amin sanahay qofka onlf ah ee shaq sinimadiisa ku tageri qof kaleh waa xor waxan madax dah ka aheen waa runta ahmed madoobe waxuu hoosta ga gumaysiga itoobiya iyo abdi ubo kuwasina waa cadowgee nah gaandi waan kula qaba inuu yahay halyeey madax banan lakiin, Oday gan ahmed diiriye eed halyey ga kushegi gandi ma raba??? mise aduba adeer ka yahay oo nin onlf ah iska dhigi hadasba makala jeclah labada nin waqx absame layidhana lagama rabo juboyinka hadadan lasoconah pro gaandi isagoo maqan sheekh shariif ba xilka ka qaday sabab la xidhiidhah qadiyadan uun wana runta waa jiran kuwo inaga ah oo qabiilku buxiyey lakiin dariiqa kalun san ee kuwasi waa koxda abdi iley
#3 | axmed on February 11 2013 12:48:15
s/c walaal waxaan hubaa oo xaqiiqa ah dhamac ninka wato in uu absame iska daayee xitaa daatootka wax nagala dago jubooyinka ama habiyaha wax nagalatdago xitaa uu aheeyn ee uu yahay nin siyaasada madaxweeynaha wato oo kaxun midnimada beesha absame rabana in uu buuq kadhax abuuro isagoo adeegsanaayo kuwa aan fiiro dheer laheeyn filimkiisa waa qarxay kan ee halkaas kudamiya dabka uu rabo in uu naga dhaxshido waxaan leeyahay iska daa absame kala fikir duwanee xitaa soomaali oodhan soo dhawaada walaalayaal xaqdaradii sanado badan nagu raagtay beey naga dul qaadeen Alle mahadiis axmed madoobe iyo Gandi waa hormuudyada jubooyinka iyo aw libaax oo ah libaaxa gedo iyo jubooyinka waxeey uhorseedayaan dadka soo maaliyeed cadaalad iyo sinaan soo dhawaada haka nixina absame waa kailbaxay war xuma tashiil oo waxaa hogaanka usidaa cilomo arakti dheer iyo siyaasiyiin arakti dheer iyo geesiyaal dhabar adeegbadan masha Allah
#4 | oysu buuulaleydh on February 11 2013 13:51:24
kkkkkkkkkk adeeeer ama qabyaalad iyo jubooyinka kahadla ama dad jwxo ah noqda jwxo ayaan ahay iyo soomaaliya ayaan kadoodi midna udoodi waxaa manaqaano kan axmed wata sxb adu maxaatahay 2qof eekale aragnayooo waaaa jwxo waan dani ugujirin kumurmaysee dhamac iyo ismahan waxydaan hebel iyo hebelba u odhan huuuunayaaal halgankeenu dadkan oon la aqoonin ayuuu soososcday eee ama dad jwxo dhab ah noqda oo qoranta iyo baydhka naftiihuruhu wato kukalsoon waxay usoodhiciso ama deee sooomaaliankan is er eryanaya kala taageera kudarsada muqdisho iyo xamar waa 2magaalo oo is dhalay hadaaad qabiiil dhexdabaalanaysana magaca hakabeeen sheegina
#5 | dhamac on February 11 2013 13:52:57
To Ismahaan
Indr hadeynaan is indha tareyn waan aragnaa in shacabkii taageersanaa halganka loo leexinayo jubooyinka ayaka oo lagu beer laxawsanayo qabiil. Anigoo katirsan kaadirka jabhada waxaa walwal igu haya qabiilkan ina soo dhaxgalay. Dadbadan oo waxaa jira qabiilada aad caayeeysan ah oo hadana halganka madax ka ah.

Webkan ogadentoday waan ogahay inuu madaxbanaanyahay laakiin sida uu sheegto waa taageere halgan waana sababtaas mida aan u waaninayo kaligiisna maaha ee dadbadan oo inaga mid ah yeey caadifada qabiilku qaadey.

Somalia waxeynu taageeri kuwa ina taageersan laakiin nin raba inuu wayaane ushaqeeyo barina nadhiibo taageerimayno.

Shalaydii oogu dambaysay waad ogtihiin in Kenya laga afduubey halgamaa Sanweyne kuwa afduubayna waa kuwa Absamaha aad sheegeysaan ah ee qabiilka ka gudba halgankana daacad u noqda.
#6 | axmed on February 11 2013 14:22:45
s/c ku oysu iyo dhamac ugu horeeyn waxaad iweeydiisay waxan ahay aniga waxaan ahay wiil soomaaliyeed kama hadlaayo onlf iyo halgankeeda xaqa ah iskumana qasaayo ee waxaan layaabanahay kuwa qabiilka kumarmarsiyoonaayo oo dana siyaasadeed kaleh waxaan ucadeeyay in uu absame laisku diri karin dhaxdooda xaqana iska cadyahay daba qoodhinimana iska soo dhamaaneeyso oo nin walba deegaankiisa uu wax usameeyo waa soo maaliya xaga ogaadeeniya taas kahadal uma baahno qofkasta oo damiir leh waa uu garanikaraa dhulkaas iyo xaaladiisa oysu kuma soo farakashanaayo waxaan kuleeyahay guuleeyso haisoo faragashanin yaana laisku kaaya dilin yaanan isku mashquulin cinwaankana yaa laga leexinin macnihiisa, ku dhamac waxaan kuleeyahay qaska iska daa hadii aan kala qaado hadaad tahay waxa aad sheeganeeyso waxaan kuleeyahay ha cabsanin insha Allah muminka marwalba imtixaan kuma jiraayo imtixaan fara badan oo aad uqatarsan baad kusabarteen ood guul kagaarteen xaqa baana idin hiiliyay iyo Alle aaminaantiisa iyo isku tashigiina . hadaadan aheeyn ood dano kaleedahay waxaan kuleeyahay saxib laf baat toobin kuheeysaa waa soo baryana sacabo laguma moosi karo laba wadan oo kala taageero ahna laiskuma qasi karo waa dalkeena soomaaliyeed iyo maamuladiisa iyo dhulkaas ama wadanka ogaadeeniya ee qariirada afrika cirka ama hawada kusoo baxeeyso ogadeniya waa laba dal oo isku dhaqan iyo wax walba kadhaxeeyso laakiin siyaasad ahaan ukala duwan iyo taageerayaashoodaba waa taageeri kartaa adigoo soomaali ah anigaba waan taageersanahay halganka waana uduceeyaa kheir beeyna kudhamaani wadahadalada larajeeynaayo insha Allah
#7 | Gudhis on February 11 2013 14:31:24
Asc walaalayaal haa kumash qulina jwxo iyo axmed madoobe waa halyay absame cimrikiisana kor haduu xilka qabto khayr hadii kalana lamid ikhtiyaarkana umada reejubaland ayaaleh ee warxumada joojiya fadlan jwxo na way soodhawayn nin walba oo jubaland ah
Code



#8 | saxane on February 11 2013 14:36:12
DHAMAC WAA QOF JIRAN OO KA XUN IN ABSAME WAX NOQDO
JUBBOOYINKA OO ABSAME GACANTA KU HAYO WAA GUUL GUMAYSINA NOOMA KALA DUWANA OO JUBBALAND ILAA 60 KII
AYAA LA GUMAYSANAYEY . ARINTA JUBBOOYINKA IYO OGAADEENIYANA ISKUMA XIDHNA HADII OGAADEENIYA LA WAAYEYNA IN JUBBOOYINKA LA WAAYO MA AHAN, UMANA MALAYNAYO IN AAD HALGAN U DANAYNAYSO EE WAXAN FILAYAA IN AAD QABTO CUQDAD QABIILI AH OO AH HAWIYENIMO, WAXAYNA RABAAN IN OGAADEENIYA XABADU KA SOCOTO SI AY U HANTAAN JUBBOOYINKA ABSAMANA UUSAN DHIBKA UGA BIXIN.
#9 | CAli Cosoble on February 11 2013 21:04:43
Somaliland baa loo taagwaayey sidii loo soo celin laha , mahada Gobolakale la sii goostey. Nimanka JUBOOYINKA Dowladda yar ee daba dhilifika ka abuuraaya ha ogaadeen inay iclaamiyeen dhiig badan oo dub u daata.
#10 | QORAXAY on February 12 2013 09:20:22
TO: DHAMAC


Waxaa Xaqiiqo aha inaad TAHAY Jaahil CUQDADI dISHAY aHMED mADOOBE Waa Kii Adiga iyo aabahaa Utalin Jiray, Meesha uu Maro Inaad marto waad Ku Qasban tahay, XOOLAYHOW, Waxaad Ogaataa In Dagaalada JIIDIISA Hore uun Lagu Diri ee aan Waxba Lagaa Waydiinaynin Talada Absame iyo adeerkood, Waa Hadaad OGADEN Tahay

Hadaad Hawiyo Iyo YAMYAM IYO Qadaad wayn tahay oo aad Isleedahay ONLF KUSOO Gabo, ONLF Ka Aragti Dheer Kaagaas oo kale
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.63 seconds 6,826,677 unique visits