May 19 2013 09:01:51
Users Online
· Guests Online: 42

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Itoobiya oo 2 ka Dhaawacday Ciidamadda Maamulka Somaliland.
SomaliItoobiya oo 2 ka Dhaawacday Ciidamadda Maamulka Somaliland.


10 February 2013

Wajale (Ogadentoday Press)- Ciidamadda Mulutariga Itoobiya ayaa rasaas ku sii daayay Baabuur Ciidamadda Maamulka Somaliland leeyihin kaas la sheegay inuu Xadka si qaldan ku soo gudbay.

Baabuur ay wateen Ciidamadda Taabacsan Maamulka Somaliland oo ay saarnaayeen Ciidamadda Canshuurta ka aruuriya Wajeelka oo ah Xuduudada u dhaxay Soomaaliya Iyo Ogaadeeniya ayaa Ciidamada Itoobiya oo ku suggan Wajaale rasaas ooga kaga qaadeen.

Labba ka mid ah Ciidankas ayaa dhaawac may meesha Baabuurkii Iyo Intii kallana la qabtay Sida Masuuliyiinta Maamulka Somaliland Shaaciyeen.

Taliyaha laanta socdaalka Wajaale C/rashiid Axmed Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Jaamac Cabdi Yuusuf oo goobta uu shilkani ka dhacay booqday ayaa sheegay in masaafo 150-mitir ay askarta Somaliland gudaha u galeen xuduudda Itoobiya, Waa sida ay haddalka u dhigeenee.

Waxaan hadda noo socda wadda haddal Xukumadda Ciidamadda Itoobiya, kaas oo lagu soo daynaya Baabuurka, Ayay haddalka ku dareen.

Ogadentoday Press
Comments
#1 | y on February 10 2013 16:52:54
IIDOORKA MAXXA MEESHA KEENAY HA LA TUMO
#2 | dhimbiilo on February 10 2013 17:00:50
Reer woqooyigu ma gabadh la qabaa? intay itoobiya garaacday ayay hadana gardaradii dusha u riteen si raali ah.
150 mitir ayaanu gudaha u galay....!
Khaladka anagaal lahayn.....!
Baabuurkii iyo dadkii la qabsaday waanu soo baryaynaa...!
Soomaaliduna labaatan sano ayay baryaysay oo lahayd wadanka ha kala jarjarina. Maasha wiilwaal yidhi rag i daa kuguma daayee wuxuu kugu daayaa la tusaa. Aloow itoobiya rag dheh.
#3 | Canab on February 10 2013 17:37:01
ASC............ hadii sida bahasha xumi itoobiya uga xishooto ay anagana nooga xishoonlahayd waanu dumaali lahayn.
#4 | Rafaad on February 10 2013 21:20:53
Haashim luck. Inagumeed baad tahay, WAAYO daarood baad tahay daarood WAA WADA KHANIIS iyo wado dhilo. Asalkiina ayaa xun. NIJAAS baad tahiin
#5 | Saalim on February 10 2013 22:16:16
Kkkkkk iidoor hada axmaraa qabta lkn markaanu ka dilo ninkoda axmaarka ah talow YAa dumaali doonaa
#6 | hawas boy on February 11 2013 00:21:46
kkkkkk ala yaa afmadow ooooo iiiiiqosla ala ethio maxaan fariidnimadaa ku aqaanay saa eeegga ayyba kilil6 usoodhigatay ala ilaahayow intay halgankayga hagardaamaysay hargaysa cadowgaygu iiga jaraaa iyada iyo reebariga jwxo guuuuuuuuuuuuuuu
#7 | Wafdhug boy ina libax sankatab on February 11 2013 00:51:46
nimanyahaw aflagaado iyo cay wax makordhiso ee iska ayara nimanka in xunna way leeyihin in fiicanna wayleeyihiine tankale inaga iyo nimankan waqooyiga somaliya daga kuwa bariga somaliya daga xisaab aad uwayn baa inootaala ookawayn cay iyo aflagadayn marka waxan jeclaan laha inaydnaan sida dumarka caytamin eed sida raga xissbtantaan maah maah baa waxay ahay dakanadaadu maxad igadahday kumadhahdee maxaad ii ilawday baykudhahdaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
#8 | LeAh on February 11 2013 02:37:04
SCWW
Waxaan wadaagna magac iyo jinsi, Dhaqan ayaa ilaahay inigu manaystay, xishood iyo xurmo ayaa inoo dhaxaysa. Xeer ayaynu leenahay haddaan soomaali nahay. Gabdhaheena inaan aflagaadayno inagama mudna. Waan dhallay, way ina dhaleen wayna inoo dhaxeen. Xumaatadooda inaan ku fogaano waa ceeb. Inay dhaxdeena ka caytamaana waa inoo garaad darro. Gabdhoow ha tagina dhaqankiini. Dhibka dhacay iyo cayda meesha ku qoran isma laha. Mudanayaal iyo marwooyin ka daaya golaha hadalka aan haboonayn. Ogaden today mas'uuliyad gaar ah ayaa ka saaran ilaalinta anshaxa qoraalada lagu qorayo bogooda. WT
#9 | ONLF JWXO 1984 on February 11 2013 03:00:32
ASC WR WB waxaan salaamayaa inta halganka gobanimadoonka ah ee ogadenia jecel iiddoor mahada ayaa idiinkuhoraysa in ay axmmaaradu ka adagtahay midakele ma fiicna caydu eh inagadaaya fadlan waxaa umada reer ogadenia laguyaqaanaa dad akhlaaqbadan oo sharaf leh marka fadlan cay wax matarto adiga unbay dibkuugusoonoqon commment waa wax bablig ah inagajoojiya fadlan
#10 | ONLF JWXO 1984 on February 11 2013 03:13:52
MARLABAAD AYAAN SOONOQDAY waxaan sigaar ah ulahadlayaa bahda ogadentoday press waxaan inbadan arkay wbkan oo in badan comment dad ama reer ama jabhada wadaniga xoraynta ogadenia lagu caayahayo waxaan idin leeyahay masuuliyad ayaa idin saaran hadaadtihiin bahda wbka qofka caytamaya ha udaynina meesha ka delete gareeya fadlan waatalo bixin guul iyo gobanimo
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.60 seconds 6,821,652 unique visits