May 23 2013 08:57:58
Users Online
· Guests Online: 33

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo-Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Maamul u samaynta Kismaayo Ku Tilmaamay “ Shinbarayaalow Heesa”
SomaliDaawo-Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Maamul u samaynta Kismaayo Ku Tilmaamay “ Shinbarayaalow Heesa”

10 February 2013

(Ogadentoday Press)- Afhayeenka Odoyaasha Beelaha Dhaqanka Hawiye Axmed Diiriye ayaa maanta la hadlay Warbaahinta Soomaalidda Isla Markaasna sheegay in Maamulka Kismaayo lagu dhisayo yahay Carqalad isla markaasna Shirkaas yahay “ Shinbarayaalow Heesa”

Xawaaraha oogu dheer Magaaladaas hadda waxaa wadda nin la dhaho Axmed Madoobe, Iyo Raaskanbooni waxaana leenahay

.

Comments
#1 | Axmad on February 10 2013 08:45:57
Dagaal loo ololeynaya ma maqal. Miyaan gafay?
#2 | Mr. Qonof on February 10 2013 09:19:54
Kukaajan nin uaqana ninki ishubaa hayimado jubaland waykadhaxqiiqi
#3 | qoqaani on February 10 2013 09:43:35
axmed diiray waa in uu ku noqdaa sheeya uu ka yimid 22sano ayuu somalia dagal ka waday isku xishood hadii kale maxkamada aduunka ayaa lagu geenayaa,
#4 | ismail on February 10 2013 11:00:28
WALAAHI HADDAAD AQOON ULAHAAN LAHAYDEEN AXMED DIIRIYE MA AYDAANKU MASHQUUSHEEN WAA MOORYAANKU NAAXAY WAXAASE HEERKAA GAADHSIIYAY WAA DAAROODKA ILLAAHAY BADIYAY EE HAWIYE OO XINIINYO IFICILDAGAALAMAYA QOSLAYA
#5 | dhamac on February 10 2013 12:32:48
Inta halganka JWXO taageersan ayna dhab katahay waxaan kacodsan lahaa inay taageeraan Axmed Diiriye maxaa yeelay Axmed Diiriye waa ragii Wayaane kasaarey somalia baadi goobna ugu jira somaliweyn.

Waa inaan kasoo horjeedsanaa maamulka Wayaanuhu kadhisayo Kismaayo ee dabaqoodhigii iyo Gabrihii aan naqaanay dhisiyaan.

JXWO waxey garab taagantahay walaalaha soomaaliyeed ee gumaysiga neceb lana dagaalamay sida suldaan axmed diiriye not dabaqoodhi Axmed madoobe.

Qabiilku waa qurun ee qadiyadu ha idin hogaamiso.
#6 | xaqiiqada garo on February 10 2013 14:04:09
Asc wr wb!!
wiilka yar ee soo qatay dhamac, wiil yar oo iska hadalay iga dheh, Ethiopia waxaana ahayn kama taliyo soomaaliyada aad sheegi,mida kale mooraankan Axmed Diiriye waa mooryaan hantidii shacabka ku maqan tahay welina ku dhex nool ee maxa wax laga waydiin, maxakamad caalimi ahbaa sugaysa isaga iyo dhamman inta la midka ah..Jubbaland ama kismaayo shalay markay shaydaan shabaab shacabka ku dhibayeen xagu joogay ma hadu dhashay??????????? jubbaland raggii lahaaba jooga ee muqdisho xoree
#7 | Sahal on February 10 2013 15:15:37
Dhamac

Hayee ii wad sheekada oo hadana ii wad. Axmed Diiriye aynu taageero hadaynu JWXO nahahy oo aynu Axmed Madobe kasoo horjeedsano miyaad lasoo shir tagtay? Axmed Diiriye iyo Axmed Madoobe koodee Axmaaro iyo gaalo la dagaalamay oo dhiigiisu u daatay? Cawaan fowqal cawaan ibn Cawaan, aala cawaan.
#8 | Dhimbiilo on February 10 2013 17:52:03
ASC hawiyun intoo xamar beenbeen ku qabsaday ayuu hadana kismaayo u sooo hanqaltagayaa miyaa? waa duni la yab leh!
#9 | fiiq on February 10 2013 19:00:34
axmed diireye waa alshabaab is qarinyo marka waa in lasika ciliyo oo runta loo sheego 22sano ayuu wadanka qas ka waday asaga iyo reerka uu ka dhashay waa dagaal oge wax uu ka ogyahay odaynima majirto marka haduurabo in lagu moqdo dagaaladii reer jubooyinka diyaar baa looyahay axmed diiriye,
#10 | saxane on February 10 2013 20:58:27
AXMED DIIRIYOOW 22 SANADOOD OO SOOMAALIYA OO DHAN
FARAHA LAGAAGA QAADAY AADNA KU DHERGI WEYDEEN U MALAYEN MAHAYO IN HADA WIXII KA DANBEEYA LAGUU DUL QAADAN WIXII AAD MUTAYSANTAHAYNA WAA LAGU MARIN,WAXAA KALE OO AAD CADEEYSEEN HAWIYE HADAAD TIHIIN IN AAD TIHIIN AL_SHABAAB XAATA XASSAN DHUXULOOWNA DHE OO, MAXAA YEELAY XILIGII AL-SHABAAB
AY KISMAAYO HAYSTEEN XAGEED JIRTEEN? MAXAAD UGU DAGAALAMI WEYDEEN ? MIYEEYNAN TAASI KA DHIGNAYEN IN AAD AL-SHABAAB TIHIIN AMA AAD LA SHAQEYNAYSEEN. ADEER
MEEL WAX LAGA RAADIYAAYI BADAN , LAAKIIN MA AH JUBBALAND EE HA KHALDAMIN, WAXAANAN KU LEEYAHAY KABAHA NUMBER KULA EG KA RAADSO.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.62 seconds 6,881,526 unique visits