May 22 2013 13:34:39
Users Online
· Guests Online: 47

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

ONLF Iyo Itoobiya oo Markalle wadda haddal Furaya?
SomaliONLF Iyo Itoobiya oo Markalle wadda haddal Furaya?

6 February 2013

(Ogadentoday Press)-Wadda haddalo cusub ayaa la sheegay inay dhix mari doonaan Jabhadda ONLF Iyo Dowladda Itoobiya, Waxaa Sidaas u sheegay OTP illo Lagu kalsoon yahay.

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay markalle doonayso in Jabhadda ONLF miis la fadhiisato Iyadoo Siyaasadeeda oo ay ku kalla qayb sanayaan arrinata ONLF hadda la sheegay inay ka midaysan yihiin.

Dowladdo Reer Galbeed ah Iyo Hay,addo Caalami ah ayaa wadda Haddalkan ka qayb qaadan doonaa.

Siyaasadda Geeska Afrika ayaa guud ahaan is badashay waxaana la filayaa in Baal cusub uu Geeska Afrika ka furmi doono.


ONLF Iyo Itoobiya ayaa ku kulmay Bishii October 2012 Dalka Kenya isl;a markaasna wadda haddalkaasi uu galay hakad.

Ma jiraan xilli dhab ah oo hadda la sheegay in wadda haddaladni furmayaan.
Comments
#1 | gun-diid on February 06 2013 12:53:15
A s c
Jwxo guuuuuul inshaa'Allah,
Halgamayaal hala sabro, guushu way dhowdahay, dabadhoonka gumaysigu wuu ka nixi, wuxuu ogyahay haddi gumaysigu boxo in la xisaabin dambiga uu ka galay dadka iyo dalka.

Wabillahi towfiiq,
#2 | dhamac on February 06 2013 13:00:17
Ogadentoday waxaan idin odhan lahaa hadaad rabtaan inaad wayaanaha isu dhiibtaan maad cadaysataan, wayaano nin isu dhiiba mooyee nabad diyaar uma aha.

vive halganka xaqa ah
#3 | NABADOON GASHADE on February 06 2013 13:01:08
Hadee TPLF iyaga ayaa isku casan markaa waa inii miiska yimaadaan. Waa guul haduu hirgalo laakiin hadiikale hadiikale dhaatadu waa sideedii.

Grin
#4 | Nin culus on February 06 2013 13:08:27
In la heshiiyo kuma jiro qeyrka sabab to ah ogaden isma maamuli karto waa dad cuqdad isku wada qaba hebel wa lala xisaabtami markii la xoroobo hebel maxkamad ayaa la saari ma dadkaas ayaa horumar laga sugayaa iyagii is cunaya waa in la helaa dad na maamula itobiya ha ahato ama dad kale ha ahadaan waa ani fikirkayga
#5 | jeego xiir on February 06 2013 13:22:57
Lugooyo karankan isku midka ah ee aad isticmaalaysaan
ma shaqeynayaan ee wax ka bedelan la imaada.
Hadii kale dhaantada inoo wada awalba Lugooyaad ahaydeene
#6 | Layla on February 06 2013 13:34:03
Asc.anigu wax kasta oon awood leeyahay,waxaan la garab istaagayaa ONLF.waxaana ku talin lahaa in qof kasta oo Ogadenia u dhashay,sidaa yeelo.si qayrkeen aynaan uga hadhin.Guul...Freedom,peace,justice and Prosperity for Ogadenians.down with Ethiopian injustice,aamiin.wal caaqibatu lil Mutaqiin.
#7 | Faysal on February 06 2013 13:36:03
Hadii wadahadal lasheeko maxay dadka qaarkood ooga naxaan ama siyaabo kalagadisan ooga jawaabaan,,, Wayaanuhu Waji uu markale miiska kusoo fadhiisto oon ka,ahayn inuu ogolaado rabitaanka JWXO mahayaan ee hadaan nahay Somalida Ogadenya aan simidaysan xuquuqdeena kuraadsano oon saadaasha xun iska dayno,,,
#8 | indheer garad on February 06 2013 13:38:01
jeego xiir nin ka labaxayoow adigu shaqadaadii waa in aad comment kabixiso waxay onlf sooqoraan e unaagee gaalada iyo gaalo raaca mida kale yaa dhaanto iyo gaalo qaawan mooyeen waxkale aqoonin oon idinka ahayn tv gaad ulabaxdee estv waligaa qaala LAAHU IYO QAALA RASUULULAAH makamaqashay isa saxa idinku anagu hadaan dhaantayno xitaa hidahayaga ayaan ku ciyaaraa anagoo asturan waa idinka tartanka naagaha ugu quruxda badan waxaad kumagacawdeen soodaayay ee gabdhaha sooqaawiyaye in taad maro guntiskii raga la eg iyo kayshali usooxidheen tv yada soomaalida kasoodaayaye waad naceebayseen dhaqan kii somalida iyo islaam nimadiiba waad kuciyaartaan isa saxa walaal in taadan dhaantada jwxo ku mashquulin
#9 | fiiq on February 06 2013 15:00:56
itoobiya dowlada waa moryaan marka hadii ay daacad ka tahay waa lala farisanyaa lakiin waxaa loo bahanyahay kala dabeen iyo in la fuliyo wixii la isku afgarto ama wixii qoraal ah in ann la badalin markaan waa lag guleysanayaa dowlada itoobiya .
#10 | qorahay on February 06 2013 15:38:32
asc ethiopia in eegga lala hadlo waajib ma ahan iyadiiba sii kala socota gabigeedaba waxaa udhiman sadax sano markaa sadaxda sano aan ku sino waxaan leeyahay war aynu samirno
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.68 seconds 6,870,779 unique visits