Port Elizabeth-Ururka Haweenka Ogadeniya ee South Africa oo Shir isugu yimid
Port Elizabeth-Ururka Haweenka Ogadeniya ee South Africa oo Shir isugu yimid
Feb 2 2013.
(Ogadentoday Press)- Ururka Haweenka Ogadeniya ee South Africa ayaa isugu yimid kulan ay soo qaban qaabiyeen Hooyooyinka Ogadeniya ee South Africa.
Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Port Elizabeth (PE) ee Xarunta Gobolka Eastern Cape gaar ahaan xaafada Uitenhage ee ay Somalidu ku badan tahay Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Hooyooyinka Somalida Ogadeniya ee ku Nool magaalada PE ayaa ahaa Kulan ay Ururka Haweenku kaga tashanayeen sidii ay kor ugu sii qaadilahaayeen dadaalkooda ku aadan hawlaha Halganka gobonimo doonka ah ee ay Jabhadda ONLF hormuudka ka tahay islamarkaana u sii xoojin lahaayeen Kaalinta ay kaga jiraan Halganka lagu Xoreynaayo dhamaan dhulka Somalida Ogadeniya kaas oo ay gumaysato xukuumada Itoobiya in kabadan Boqolaal Sanno.
Waxaa kulanka kahadlay Halganto Nimco Cabdulaahi oo ah Masuul ka tirsan Ururka Haweenka waxayna goobta ka soo jeedisay warbixin kooban oo meelo badan taabanaysay waxaa kale oo kulanka ka hadlay masuuliyiin kale iyo Xubno Faramadan kuwaas oo dhamaan tood siwaafiya uga dhiibtay Fikirkooda.
Waxaa kale oo kulankan ka soo qayb galay Xubno ka socday Ururka OYSU ee isla magaalada Port Elizabeth kuwaas oo lagu martiqaadat shirka waxaana ka hadlay Dr Qiso oo ah Xubin ka mida OYSU wuxuuna ka soo jeediyay mahad Naq uu u mahad celiyay Ururka Haweenka Ogadeniya kadib warbixin aad u dheerayd iyo kalinta ay Haweenka Ogadeniya iyo Hooyooyinku ku leeyihiin Halganka ka sodca Ogadeniya.
Kulankan oo la isla qaatay dhamaan qodobadii laga hadlaayay ayaa ku sooo dhamaaday waji wanaagsan Dareen wadaniyadeed ,Ugu dambeyn waxay xubnihii ku balameen in hawsha halganka la sii xoojiyo.
Xayi Yare
Port Elizabeth
South Africa
Ogadentoday Press
MARKA HORE WAXAAN KUFARAXSSANAHAY IN AAN ARKO HAWEEN KA OGADENIA OO KA ARIN SAN HAYA SIDII AY HALGANKOODA USII XOOJIN LAHAAYEEN RUNTIINA WA LAF DHABARKA HALGANKA , TANKALE NINKA WATA BAADI GOOB SXB WAXAAD KA HADASHAY WAX AAN KA HADL UBAAHNAYN WAXAADNA KU HADASHAY HADAL MACNO LA AAN AH MARKA ILAAHAY XAQQA HAKUTUSO WALAAL ANIGU KU HABAARI MAAYOO HILBAA IIGU KAA YAALLE LOL
WAA WAX LA GU FARXO HAWSHA AY WADAAN HAWEENKA OGADENIYA TAKALE NINKII AAN SOO RAACAYNIN HALGAN OGADENIYA KA SOCDA WAA DAN IYO YEELKIII NINA WAXBA YEELIMAAYO ISAGA UNBAA WAX IS YEELAY
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin