ONLF oo la kulmaysa Dhiblomaasiyiin Afrikan Iyo Reer Galbeed ah.
ONLF oo la kulmaysa Dhiblomaasiyiin Afrikan Iyo Reer Galbeed ah.
2 February 2013
London (Ogadentoday Press)- Warar hoose oo aan ka helnay illo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxda Jabhadda ONLF ay la kulmi doonaan Bisha March Dhiblomaasiyiin ka socda Dalal Reer Galbeed Iyo Afrikan ah.
ONLF ayaa u dagaalanta gooni isu taagga Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya laga soo bilaabo Sannadkii 1994.
Tallaabaddan ayaa ah mid muhiim u ah Qaddiyadda Ogaadeeniya.
Ma jiraan faah-faahin dhab ah oo ka soo baxaysa Kullankaas.
maxaa sabab u ah ogadentoday in uu ugu hor helo wararka adduunka ka jira oo uu ka hor helo webabka kale
waxaan shaki ku jirin in uu yahay ogadentoday sirdoonka Ethiopia
Teamkani waa danbiilayaal waxay biishaan ama Quutaan dhiiga shacabka....qowlaysato mar uun ayaab idinla xisaabtamaynaa....takale warkani waa khayaali oo xaqiiqda wuu ka fokyahay ee afrikadee ayay la kulmi !!!!khayaali iyo been
Ogadentoday dad akhyaar ah ayaa qora , akhyaartana dhib badan ayay la kulantaa marka waxaan dhihii lahaa dulqaadka badiya adeegga aad bulshada dulman ee reer Ogadenia u haysanna sii laba jibbaara dhagna jalaq ha u siinina wararka ay dadka liita soo qorayaan ee cayda ah. Teeda kale qof la caynayo haddaad aragto waa qof karmeed loo quudhi la,yahay geesinimada iyo wax qabadka . marka Ogadentoday waxaan leeyahay Go head dibna ha u laabanin. wabilaahi towfiiq bye
#9 | bareey bahalkii wayaanahaon February 02 2013 06:00:23
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin