Ankara(Ogadentoday Press)- Ugu yaraan Labbo qof ayaa ku dhintay Qarax qof isa soo miidaamiyay uu la beegsaday Safaaradda Maraykanka ee Dalka Turkey ku leeyahay.
Barqinimadii Maanta ayaa qofkan Isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay Qaybta Safaaradda ee Fiisooyinka.
Dowladda Turkiga ayaa wadda baadhitaano lagu eegayoQaraxan.
Khasaare xooggan ayaa ka muuqada Dhismaha Safaaradda.
Safiirka Maraykanka u joogaa Ankara, ayaa Warbaahinta u sheegay in Waardiga Safaaradda uu ku dhintay qaraxan meesha hal qof kalle uu u dhashay Turkiga uu yahay dhaawac.
Sannadkii 2003 ayaa qarax xooggan la la eegtay Dalkaas kaas ku dhinteen 30 qof illaa boqolaalan ku dhaawacmeen.
Dalka Turkiga ayaa waxaa inta baddan qaraxyo sameeya Kooxa Islaamiyiin ah oo u dhashay Turkiga gaar ahaan Kurdida Turkiya kuwaas loo yaqaan PKK.
Ma jiraan illaa iyo hadda wax haddal ah oo ka soo baxay Madaxwaynaha Maraykanka Iyo Raysul Wasaaraha Turkiga.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin