Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press oo horey u soo sheegtay in Ururka EPRDF uu kalla jabay ayaa idin xaqiijinaysa in Ururkaas lagu kala tagay isla markaasna labba Garab la kala noqday.
Waxaa la filayaa in Kooxo Cusub oo EPRDF ay dhalin doonaan isla markaasna Jahadda Siyaasadeed ee Itoobiya ay suurta gal tahay inuu isbaddal ku yimaado.
EPRDF oo in baddan Warbaahinta ku marin habaabin jirtay in Ururka ONLF uu kala ja jabay ayaa hadda Waxaa haysta beentii ay isku maa waalin Jirtay in Iyadda dib oogu soo laabtay.
Dagalka Siyaasadeed ee Addis Ababa ka bilowday ayaa noqon doonaa mid Maamulka Itoobiya ee hadda jira bur-buriya ama mid keena isbaddal dhab ah oo Nidaam Demoqraadi horseeda.
Warbaxin dheer oo arrintaas ku saabsan fillo 48 Saac soo socota.
.
Ogadentoday Press.
illaahay muwaafaqada haka lumiyo itobiya xaqanagana alle ha nasiiyo aamiin dadka reer ogaadeeniyoow meel kasta ood joogtaanba waxaa ina marahaya saxan saxadii xoriyada e ha laga faa iidaysto
#5 | inal illey mar labaad ha ooyoon February 01 2013 05:33:38
wiilkii lashaqeeyn jirey ciidamada tigreeg ee dhulka somalida ogaden jooga ee u soo uruurin jirey dhalin yarada shaqala aanta ah si leeys kaga dhigo xabada onlf xoriyada laguraadinayo.
ha ooyo baaa ina illey damiir laawe tigree dhace xageebuu aadi doona
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin