May 23 2013 23:30:22
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

“Better Ogadenia” Waa Barnaamij Cusub oo aan Siyaasadda ku eegi doono ( Qormadda 1aad).
Somali“Better Ogadenia” Waa Barnaamij Cusub oo aan Siyaasadda ku eegi doono ( Qormadda 1aad).

31 January 2013

(Ogadentoday Press)- “Better Ogadenia” waa Barnaamij uu soo curiyay Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday Press isla markaasna uu noo daadihin doono Agaasimuhu, Barnaamijkan wuxuu ku eegi doonaa, Siyaasadda Arimaha Bulshadda Sida Caafimaadka, Waxbarashadda, Xuquuqda Aadamaha Iyo Cadaaladda.

Barnaamijkan waxaan ku bilaabi doonaa, Kalla Duwanaanshaha Maamulka Kililka Ogaadeeniya Iyo Maamuladda Kalle ee kililka, waxaa ka dhalan doonaa Su,aallo loo baahan yahay in qof walba oo Damiir Bini,aadanimo leh inuu is waydiiyo, ha noqdo, Siyaasi, Aqoon yahan, Ganacsade, Waxgarad Iyo Shacaba.

Better Ogadenia, Macnaheedi waxaa weeye, inaan helno bulsho aqoon karti Iyo Dowladd Wanaag mustaqbalka leh midaas oo ka faidaysata waxa ay markaas haystaan, Sida Khayraadka, Dhaqaalaha Iyo Aqoontadda.

Dhowr Su,aalood ayaan bal ku eegayna Barnaamijkan.

Su,aasha waxaa weeye Itoobiya waxaa ka jira Jabhaddo Baddan, Gobalka Oromo, Xabashidda, Canfarta, Sidamo Iyo Tigreega.

Marka la eego Maamulka Kililka Iyo Maamuladda Kalle ee Gobaladaasi ka jira, Ogaadeeniya waxay noqonaysa midda oogu liidata Xaga Aadanimadda. Waxaa ka jira Ciidamo Dowladda ka tirsan oo Malayshiyooyin ah kuwaas oo loogu talla galay inay la dagaalamayaan Jabhadaha balse Inta baddan waxay isku dayaan inay Jabhadda toos u abaarin balse shacab dhib u gaystaan Hadaba Maxaa u diiday Madaxda Kililka soo marta inay ka hor yimaadaan Amaradda Shacabka wax lagu yeelayo.

Su,aal kalle ayaa ah, Caqligee diidayaa in Labadda wiil ee walaalaha ah ay kala wareegaan, Tigreegaba Markuu Joogaa Ogaadeeniya ee la dhaho ONLF Jidkaas marayska, meel kalle ayuu u leexda isagoo ka cararaya in hal wiil ah uu dagaal ooga dhinto isla markaasna khasaare soo gaadho.

Maxaa diidaya inaan illaalino Cadaaladda oo qof shacab ah oo aan waxba galabsan aan Xabad loogu dhufan?

Qofka Bili aadanka ah oo la cadaadiyo Intuu adkaysi yeelan karaa Maxaase ka dhalan karro oo aan ahayn inuu Dagaalamo isla markaasna noqdo qof ka dhiidhiya Dulmiga Cadaadiska?

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | Cirro wayne on January 31 2013 13:37:21
Waxad moodaa inaad la talisay dabaqoodhiga jigjiga jooga waxaanad moodaa inay adiga laftaada aad aa minsantahay wax layidhaahdo dawladi inay ka jirto killilka sxb maqaalkan waa kugu qald meesha waxaaa ka jiraa guumaysi wuxuuna samaystay dabalif majirto dabadhif caalka soo aray oo xuquuq bini aadam ilaaliyay bal e way ku tuntaan marka haduu adiga kaagaga jiro damac adaaba in wax laguu sheego ubaahan
#2 | hussein nuur on January 31 2013 14:44:26
asc suaasha 1aad waxaad tidhi waxay toos u adan jabhada onlf lkn madan run ka sheegin waxaa locarbiyay sidii ay ula dagalami lahayeen una gumaad la hayeen shacabka biri magaydada ah ee reer ogadenia kuwan lagumaysto ee hawaarinta ee xadhigu qoorta usudhan yahay ee caasiyay diindodii, dadkodii, iyo dalkodiiba, ma aha in laga wareego marnaba waxaa laga toogan beerka meelkasta oo lagu arkaba markuu dalku xoroobana intii nool waa lala xisaabtami donaa.
sideedaba wax in aad isku qaladaan maah dalka ogadenia waxaa kusoo duulay cadaw gumaysta ah wuuna haystaa wuxuuna dagaal ka dhexeyaa dadka reer ogadenia iyo gumaystaha dagaalkana ma joojin doono ilaa laga waayo gumaystaha in sh allaah na waan xorobi donaa bari markaa hadii aad modaysaan in killil dawlad yahay maaha killil ka waa dadka aan rabno in aan xorayno .
#3 | Run sheeg on January 31 2013 15:02:01
To: Cirro wayne iyo Hussein Nuur Wakaas Caligii UBO Qoraagu wuxuu ka hadlay sidii Umada loo badbaadin lahaa oo ay igu isu Dhamaan ama la iskaga hor keniin ama hal qof dhexdooda ku dhiman idiinka waxaas ayaad ku jawaabteen,wakaas caqligiinu.
#4 | Runsheeg on January 31 2013 15:05:13
To: Cirro wayne iyo Hussein Nuur Wakaas Caqligii UBO Qoraagu wuxuu ka hadlay sidii Umada loo badbaadin lahaa oo ay igu isu Dhamaan ama la iskaga hor keniin ama hal qof dhexdooda ku dhiman idiinka waxaas ayaad ku jawaabteen,wakaas caqligiinu.
#5 | shaley iyo maanta on January 31 2013 17:20:08
asc walaale adiga oo igaraali iga ah manoo fasirikartaa kalmada ah onlf ayay sitoos ah uraad sadaan balse aysan shacabka wax ugaysan walaahi runtii kuma fahmin nimanka aadledahay waxay sitoos ah uraad sadaan onlf lomasamay onlf ee waxalogu talogaley dhamaynta iyo baabi inta shacabka aanwaxba galabsanin eemasakiinta ah waa liyuu poliska e balse waxaan ku odhan laha dib ugu noqo kalmadaa confuse bay runti nagali say wad mahadsantahay
#6 | Mr. Liyuu on January 31 2013 17:20:21
Husein. Kkkkk. Ma maraykanbaa. Waa la la xisaabtami. Kulahaa. Waxaan umalayn inaad. Aakhiroy. Xisaabi jirtaa. Ka wado. Laakiin kan aduuna. Cidna kula xisaabtamimaysid. Adoo. Ubbo ah. Markaa. Ha riyoona. Iska cibaadayso. Saaxiib. Sorry. You dreaming with out sleeping
#7 | huss on January 31 2013 18:39:23
Waa su'aalo important ah runtii oo in dadku fahmaan loobaahanyahay waad kumahadsantahay in lakala faaiidaystaa waa wax meesha kujira hussein waxan usheegaya webka inuu u isaga ushaqayn hadan kajawaabo suaasha 1aad way jiran dadbadan oo ethiopian ah oo mucaarad ah oo qomiyadaha kale ah lakin mucarad hubaysan ma aha waxaa ugu soo dhow oromada hal tuulo xitaa qori kama ridaan xaqiiqdii lakin inaga xageena labo jabhadood ayaa kadagaalamayay awal hada midbaaba wali hadhay so anoo sookoobaya taasi waxay sababtay in gobolkeena lagu ro marshal low oo milatariga awooda yeesho waa gobolada ama dagmooyinka jabhadu ka dhaqdhaqaaqayso taasina waxay keenaysaa in ciidamadu ka amarqaadan waayaan maamulka loonagaysto shacabka xadgudubyo hadaba jabhada kale shacabkooda ayay ilaashanayan jaaniskoodana way gaadayaan laakiin OMLF intay islaamo xabad ak ah kadhexrido ayay xidhka ku carari markaasay dhihi dadbaa rasas lagusoo riday eedaysane iswaydii waxaad ku andacoonayso dadkaa yaalaayay liyuuga dadku sababtay ugu ooyayaan waxkale ma aha shacabkii ayay labada dhinacba ka xoreeyeen oo ciidanku kuma dhacan inay qof ku xadgudban jabhadna warkeed daa intasan kudhafayaa su'aashaa.
Talabaad maslaxada umada iyaagaa xaq uleh inay goaan ka gaadhaan marka dadkan hadaynan rabin in loodagaalamo oo faaido aan lagaga gaadhayn lana diido baryo meesha ma oolayso walaale aan wadahadalno maxaa inoo dana hadii ladiido dawlada shacabka xilbaa kasaaran mida kale meeshas waxaa kaaga cad sidad sheegtay in Ciidanka milatariga iyo ONLf xiriir lahaayeen oo laka war wareegan jiray dhinaca kalana shacabka iyo maamulka lalaynhayay waa waxjira runtii ayay ahayd oo lala yaabo marka waligeen masasan kujiraynaa wax udhaxeeya geeri iyo nolol.
ta udanbaysa walal cadaaladu waxay ku xidhantahay inan horta isku duubnaano markaasaan meel ugasoo wada jeedsan karnaa waxkasta oo cadalad daro ah adigoon cidi ku odhanayn sasa tahay iyo xagad katimid.
ugu danbayntii waxaan kusoo gaba gabayn lahaa in waqica meesha kajira ladarso oo bal horta dadku say kunoolyihiin walan la arko adigu hadad meel qabow iska joogto shaqaysato oo jabhad meeshaan ah aan bishii konton inta udhiibto aad kadib baltalk katirahdo mujaahid baan ahay waxasi jahad ma aha dadkiina larafaadiayay xaqiiqada kagungaadha adeerayaal malinkii nimankan iyagoo afar afar usocda inoo soogaleen hadan odhan laheen adeer halkaa naga jooga walaysan meeshaa noosoo dhaafeen ee hada awoodeena aan tilaabsano caqligeenana kaashano. smc
#8 | huss on January 31 2013 18:55:30
to shalay iyo maanta maqabo fikirkaa waxaan se kuwaydiin lahaa liyuuga waxaad iisheeegtaa hal qof oo ama sheekh ah ama suldaan ah ama bulshada dhexdeeda kuleh magac ooy inta deleen anigu waxaan kuusheegi karaa dhawrqof oo suldaamo ku jiran iyo ugaasyo sheekhyo iyo dad sumcad kulaha bulshada dhexdeeda fadlan halqof xitaa oo intaa miduun ah pls war wax la isasoo barbardhigi karo ma aha walalka dilna alshabab ayaan laga yeeli lahaa sxb ninka walalkii waa gaalee soo dil layiri qoriga inta usoo qaatay khadiibkiidagmada shilaabo shan xabadood ku dhuftay sheekh maxamed odowaa alaha unaxariistee soo ONLF ma ahayn oo lagu maagay xafiiska shareecada islaamkuu kashaqeeyaa iisoo sheeg hadaba meesha liyuugu shaqsi sheekh maxamed odowaa ookale ku dileen inta isu tagtaan sooqora waxaa meesha ka cad inaydaan wadanka gudahiisa waxbaba kala socon qaaraanka unbaa laydinka qaadaa markaasaa laydin yidhaahdaa tuulo heblaayaan qabsanay oo kasarnay ciidankii aakhiro waa lays xisaabin,
#9 | Max,ed 21 on January 31 2013 19:55:18
Fadlen adoon waxba kalasoco xaalada ogaadeniya waxbaan Qori ha odhan mida kale ma waxaad isbarbar dhigaysaa xaq u dirirka jwxo iyo dhidid dhawarka wayaanaha midka kale fadlen ama ku hubaysnow Akhlaaqda ururka ama tan dabaqoodhiga waxaa modaa nin isku sheegaya Agaagimaha ogadentoday inaad Gabidhacayso fadlen sifiican halganka u tageera ama dabaqodhiga mahadsaned
#10 | Cilmi on January 31 2013 20:55:16
Anigu waxan ufahmay malishiyada kilalada kale ayaa jabhada toos u abaara shacabkana an laynin lkn hadaad kawado kuwan jigjiga jooga waala ogyahay waxay sameeyan waayo jabhada weyka cabsadaan shacabka unbayna gumadaan shakina kuma jiro taa
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.67 seconds 6,889,088 unique visits