May 18 2013 20:34:16
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Suldaan Cali Sonkor oo Lagu Aaasi Doono Afmadow (Taariikh Kooban).
SomaliSuldaan Cali Sonkor oo Lagu Aaasi Doono Afmadow (Taariikh Kooban).

31 January 2013

Afmadow (Ogadentoday Press)- Allah u naxariistee Sida aan saaka idiin ku soo sheegnay in Suldaanka Cabdi Cali Sonkar uu ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi ee Dalka Kenya, ayaa waxaa Warbaahinta Ogadentoday Press u suura gashay in soo xaqiijiso meesha Suldaanka Lagu aasamayo.

Magaaladda Afmadow ayaa la sheegay in la go,aansaday in Suldaanka Lagu Aaso wallow ay jireen warar sheegayay in Magaaladda Kismaayo Lagu aaso.

Taariikh Kooban.

Suldaan Ali Sonkor Allaha u Naxariistee wuxuu ka mid ahaa Odoyaasha Dhaqanka Gobaladda Jubooyinka, wuxuu Jiray 76 Sanno Jir, Suldaan Cali Sonkar inta aan loo cameelo saarin Suldaanimadda wuxuu la soo shaqeeyay Dowladdihii Soomaaliya, Dowladdii “ Rayidka” Iyo Dowladdii Kacaankii 1969, Suldaanku wuxuu ahaa Booliis.

Allaha u Naxariistee Cali Sonkor Markii yeeriyooday Kaddib Walalkii oo ka waynaa uu Geeriyooday ayuu Suldaan Cabdi Cali Sonkor loo caleemo saaray Suldaanimadda Sannadku markuu ahaa 1991.

Suldaanku wuxuu Suldaan Dadku aad u jecel yihiin, wuxuuna door wayn ka qaatay Arrimaha Nabadda Soomaaliya, wuxuu ka qayb galay Shirarkii Soomaaliya, Carta Iyo Kenya ee Imagewti.

Suldaanku wuxuu sidoo kalle ka qayb qaatay Shirkii Odoyaasha Soomaaliya Isagoo ahaa Suldaankii Gobaladda Jubooyinka.

Suldaanka ayaa Dadwaynaha Soomaaliyeed ooga baryay Illaahay inuu nabbad iyo Xasilooni deg deg u keeno sidoo kalle Deegaamadda Jubooyinka oogu dar-daarmay midnimo iyo isku duubanaan.

Masuuliyiin Baddan ka mid ah Dowladda Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Iyo Jabhadda ONLF ayaa u tacsiyeeyay Suldaanka Rabina ooga baryay inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo.


Ogadentoday Press.

Comments
#1 | ismail on January 31 2013 13:47:55
SULDAANKU WUXUU AHAA NINKII UGU CAAQILSANAA REER WARFAA XIMAD HADDII LADHOHO ALLE NAXARIISTIISA HAKA WARAABSHO
#2 | To Ismaaciil on January 31 2013 14:39:05
To Ismaaciil
SXB kuligood waa wada caaqli reerka aad dureyso ee ilaahay haku tuso.
#3 | sahal on January 31 2013 16:03:20
asc ilaalilaah wa inaa ileehi raajicuun ilaahay ha unaxariisto suldaanka samir iyo iimaan ilaahay hakasiiyo reerkiisii iyo dhamaan eheladii guud ahaan bulshadii ree jubaland
#4 | SAFIYO HASSAN TARAH on January 31 2013 17:34:17
TO ISMAIL REER WARFAA OO DHAN MAAD TIRO KOOBTAYE AAQILNIMADOODA
#5 | ina BIRYAT on January 31 2013 20:01:54
INAA LI LAAHI WA INA ILLEHI RAAJICUUN ILLAHY HA UU NAXARISTO ADERKEYY OO UU AH SULLDAN SOMALI OO DHAN UU SIMAAN NABANAH JECELL ALLAH YAA RAXMA EHELADII UU KA GERIYOODAY IYO SOMALI OO DHAN SAMIR IYO IMAAN ILLAHY HA KA SIIYO AMIIIIIN YAA RABII
#6 | Max,ed 21 on January 31 2013 21:10:41
Ilaahay naxariitii jano haka waraabiyo Eheladii,Qaraabadii,iyo Umada Somaliyeedna samir iyo iimaan haka siiyo fadlen sxb ismacil sidaa hadalka ha udhigin Reer Warfaa waytalin jireen waan talindoon
#7 | C/xararo on January 31 2013 22:29:40
Ilahay ha unaxaristo dhaman umadamuslim ka ahna hakasiyo samir iyo iman to ismail ugas ka naxaris ubari lkn hakuxusin qabil plz
#8 | Moha weli on February 01 2013 02:14:18
INAALILAHI WINAA ILAHI RAAJICUUN ALAHA UNA XARISTO SUlDAN ALI RUNTII WALATABIDONAA ILAH WAXAN OOGA BARYAYAA IN UU SABIR IYO IMAN NAGASIYO AMIIN AMIIN
#9 | Ali on February 01 2013 03:33:27
Suldaanka geeriyooday Allaah naxariis wasaac ah hasiiyo ehelasiisiina samir iyo imaan hakasiiyo.Aamiin. Intaas kadib kuwa dhahaya reer warfaa waytalinjireen xagay ku'arkeen qoladaas oo talisa?? anigu Waxaan arkay oo kaliya iyagoo dabadhilif ah qayrkood u'adeega lagana dhaadhicin kari la'yahay inay rag yihiin. Marka goortaad aragteen iyagoo taliya AMA iskukalsoon goormay ahayd?
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.75 seconds 6,814,406 unique visits