ONLF oo beenisay haddal ka soo yeedhay Dowladda Itoobiya.
ONLF oo beenisay haddal ka soo yeedhay Dowladda Itoobiya.
31 January 2013
Muqdisho(Ogadentoday Press) Madaxa Warfaafinta Jabhadda ONLF, Muddane Xuseen Maxamed Nuur ayaa beeniyay haddal ka soo yeedhay dowladda Itoobiya xilli uu la hadlayay Warbaahinta maxaliga ah ee Dalka Soomaaliya.
Haddalka Dowladda Itoobiya ka soo yeedhay ayaa ahaa in Qayb ka mid ah Jabhadda ONLF ku biirtay Dowladda Itoobiya Iyagoo ka tanaasulay go,aankooddii ahaa inay doonayaan gooni isu tag.
Xuseen ayaa warbaahinta u sheegay in haddalka Dowladda Itoobiya ka soo baxay yahay mid aan la hayn sal iyo raad isla markaasna ka fog xaqiiqda Ogaadeeniya.
Isagoo ka hadlaya sababta Itoobiya ku dhalinaysa haddalkan ayuu yiri “Waxay uga gol leedahay kala qeybinta dagaalyahanada Jabhada iyo iney ku qariso jabka xoogga leh ee kasoo gaaray dagaalada ay kula Jiraan ONLF.
Waa dad ka mid ahaa qurba-joogta isla markaasna Itoobiya ka dhigtay ONLF loona balan qaaday in la siin doono dhul iyo lacag, ayuu haddalka raaciyay.
Jabhadda ONLF ayaa dagaal kulla jirta Dowladda Itoobiya tan iyo sannadkii 1994, waxaana ONLF u dagaalamaysaa gooni –isutaaga Dhulka Soomaalidda ka maqan ee Ogaadeeniya.
s.c.w itoobiya waa nin gowracan geeda kama gudo . warkeedu qabasho maleh. gabal sii dhacaaya gacanta miyaa lagu soo celin karaa? waa maya. waa xaaladda ay itoobiya ku sugantahay maanta
#2 | C/xararo yarka qarankaon January 31 2013 09:55:32
Nin hadusexdo odmaradaka qado isagojifa wa un isagi itobiya benkamagabowdo ilamalinkay onlf diday tas turka badil ka shegaya itobiya waxay ledaha onlf baqayb santay wayabe ma afkalaguqaybin omalahabartami wale nindida iyo mid yelaba onlf wa halmid mana kalajabayso waliged sababto ah waxaykudiri ra yan xaq ninki neceb mujahidinta onlf isna ilahay banacaya kanaxow nafta wa jwxo guul
olf hadal u ma banaan way jabeen wayna u dhamaatay ninman labaatan sano dagaalama xataa hal tuulo xukumin see loo loolaxaali oo dhul xor loogaga dhigi adeer xornimo ma aha casuumad waa inaad xoog leedahay adliis aad dhulka aad udagaalami xukunto mid am laba meelood meel xagay xukumaan hada
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin