(Ogadentoday Press)- Diyaaradaha Dalka Israel ayaa duqeeyay xarumo Ciidan oo la sheegay inay ku yaallan Galbeedka Magaaladda Caasimadda ah ee Dimishiq.
Xarunta ayaa la sheegay inay ahayd goob-cilmibaadhita dhanka Ciidanka Lagu sameeyo waxaana la sheegay inay ku dhinteen 2 qof.
Dowladda Suuriya iyo Wasiir ku xigeen ka tirsan Iran ayaa sheegay inay suurta gal tahay in Suuriya samayso fal aargudasho ah midaas laga yaaba inay Gobalka ay ku yeelato sahmayn xooggan.
Ruushka ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay weerarka Israel u gaystay Dalka Suuriya.
Dowladda Israel ayaa maal mahan haddal haysay in ay jiraan Tuhun ay ka qabaan in Kooxo ka tirsan Xisbullaahi ay ku suggan yihiin Dalkaas kuwaas hub baddan soo galiya Dalka Lubnaan.
Isreal ayaa aaminsan in aysan hubka Dowladda Suuriya gacanta u galin Xisbullaahi isla markaasna lagama maarmaan ay tahay inay qaadaan tallaabo ciidan oo ka dhan ah Xisbulaahi Iyo Suuriya.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin